[VIDEO+SAWIRO] Barakacayaal Hoygoodu Dab-qabsaday oo Deeq la Gaarsiiyey...
Barakacayaasha kaam Ajuuraan oo Saf ugu jira deeqda Boosaaso[RBC Radio] Barakacayaasha ku dhaqan Kaamka Ajuuraan oo kamid ah Kaamamka ku yaala magaaladda Boosaaso ayaa la gaarsiiyey Deeq ka kooban...
View ArticleUrurka KAALO oo Tababar Ku Saabsanaa Tallaabooyinka loo maro Codbixinta u...
Barbaanijka ayaa lagu qabtay Hotel Jubba ee magaaladda Boosaaso Boosaaso[RBC Radio] Ururka Maxaliga ah ee KAALO ayaa maanta u qabtay qaar kamid ah bulshada ku dhaqan gobolka Bari gaar ahaana Boosaaso...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga Cusub ee Q/M u...
Muqdisho(RBC Radio) Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ergayga cusub ee Qaramada Midoobe u qaabilsan arimaha Soomaaliya Mr. Nicholas Kay,labada masuul...
View ArticleMudanayaasha baarlamaanka oo la horgeeyey hindise sharciyeedyada wasaaradda...
Muqdisho(RBC Radio) Kulankii ay maanta magaalada ee caasimadda Soomaaliya ku yeesheen mudanayaasha oo uu shir gudoominayey gudoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Mahad Cabdalla Cawad ayaa...
View ArticleMunaasabad Xilwareejin ah oo ka dhacday Xarunta Wasaarada Haweenka Puntland...
Garoowe (RBC RADIO) Xil-Wareejintan waxay ka dhacday Xarunta Wasaarada haweenka ee Magaalada garoowe waxaana xilka Agaasime-nimo kula kala wareegay Agaasimihii hore ee Wasaarada C/qaadir yuusuf iyo...
View ArticleMadaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo ka Hadlay Xaalada Kismaayo iyo...
Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing! AMA HALKAAN KA DHAGEYSO Nairobi (RBC News) Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa markii uGu...
View ArticleCiidamo katirsan Alshabaab oo gudaha ugaley Kismaayo iyo madaafic laga...
Kismaayo[RBC Radio]Wararka anuu saakey ka heleyno magaaladda Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in xaaladdu ay degantahay,inkasto waabarigi hore ee saakey lamaq layey dir-yanka...
View ArticleSoomaalida ku nool K/Afrika oo loogu baaqay iney samaystaan ciidan gaara oo...
Capetown(RBC Radio) Soomaalida ku dhaqan dalka Koonfur Afrika ayaa loogu baaqay iney samaystaan ciidamo gaara oo dammaanad qaada amnigooda si ay uga badbaadaan dhibaatada baaxada weyn ee ku haysata...
View ArticleMaamulka gobolka Banaadir oo sheegay in weerarkii shalay lala eegtay...
Muqdisho(RBC Radio) Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in weerarkii shalay lagu qaaday masuuliyiinta ugu sareeyey maamulka gobolka Banaadir uusan waxba u dhimi doonin hawsha adag ee ay bulshada u...
View ArticleArdey ku dhaawacantey agab ay wax kubaranayeen xerada Dhadhaab
Dhadhaab[RBC Radio]Xerada Dhadhaab ee gobolka waqooyi bari dalka Kenya waxaa ku dhawacantey afar arday kadib markii ay dab uu ka dhashey agab ay wax ku baranayeen. Dabkaan ay ardadu ku dhaawacmen ayaa...
View ArticleMidowga Afrika oo Cambaareeyey dagaalada ka dhacay Kismaayo
Muqdisho(RBC Radio) Ururka midowga Afrika ayaa cambaareeyey dagaalada kasoo cusboonaaday magaalada Kismaayo ee xarunta Jubada hoose,warsaxaafadeed uu soo saaray wakiilka gaarka ah ee ururka Midowga...
View ArticleMadaxweyne Faroole oo garey dalka Australia(Sawirro)
Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdirixmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa habeenkii xaley ahaa si weyn logu soo dhaweeyey dalka Australia. Madaxweynaha yaa dhawaan ka dhoofey dalka Kenya gaara hana...
View ArticleBanaanbax 2geesood ah oo Garoowe ka dhacay (Sawirro+Warbixin).
Garoowe (RBC RADIO) Banaanbaxan oo Garoowe ka dhacay soona qaban qaabiyeen qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa laba dhinac ku wajahnaa,xooga Banaanbaxa ayaa ku saabsanaa Taageerida Maamulka Jubbaland...
View ArticleBaarlamaanka Soomaaliya oo bayaan kasoo saaray dhibaatooyinka Soomaalida...
Muqdisho(RBC Radio) Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan ay shalay ku yeesheen magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxa ay kaga doodeen dhibaatooyinka Soomaalida loogu geysanayo...
View ArticleErgaygii hore ee Q/M u qaabilsanaa Soomaaliya Augustine Mahiga oo xaflad...
Muqdisho(RBC Radio) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa shalay xarunta madaxtooyada qaranka Soomaaliyeed ee Villa-Soomaaliya Qado sharaf sagootin ah ugu...
View ArticleMaxkamad ku taalla dalka Kenya oo xun sanado xabsi ah ku riday Dhalinyaro...
Mombasa(RBC Radio) Maxkamad ku taalla magaalada Mombasa ee dalka Kenya ayaa xukuno xabsi ah ku ridday dhalinyaro Soomaaliyeed oo lagu eedeeyey burcad badeednimo,dacwad oogayaasha maxkamadda ay...
View ArticleDowladda oo sheegtay in dhaawacyadii dagaalka Kismaayo ay Muqdisho keentay si...
Muqdisho(RBC Radio) Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in dhaawacyadii ku waxyeeloobay dagaaladii ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose ay soo gaarsiisay Cisbitaalada ku yaalla...
View ArticleMadaxda ugu saraysa dowladda Soomaaliya oo qaatay tallaalka ka hortagga...
Muqdisho(RBC Radio) Madaxda ugu saraysa dowladda Soomaaliya ayaa maanta laga tallaalay cudurka dabaysha munaasabad ay ka wada qaybgaleen madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh...
View ArticleCiidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo Muqdisho ka sameeyey hawlgal ay dad...
Muqdisho(RBC Radio) Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa saaka ilaa xiligan hawlgallo ballaaran ka wada xaafadaha degmooyinka Yaaqshid iyo hiliwaa oo ka tirsan gobolka...
View ArticleWasaaradda arimaha gudaha oo baarlamaanka ka hor aqrisay sharciga cusub ee la...
Muqdisho(RBC Radio) Kulan ay maanta magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ku yeesheen mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya oo uu shir gudoominayey gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha...
View Article