Quantcast
Channel: Raxanreeb Online

RW Xamsa “waxaan ku baaqaya in loo midoobo dagaalka Khawaarijta”

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay ka sheegay munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho, in dalka uu ka socdo dagaal adag lagu jiro...

View Article


Maxey kawada hadleyn safiirka Shiinaha iyo guddoomiyaha hay’adda Maareeynta...

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Muqdisho kulan muhiim ah kula qaatay Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u...

View Article


Kalkaaliso Jarmal ah laga afduubtay Muqdisho oo codsatay in lasii daayo

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Kalkaaliso Caafimaad oo kasoo jeeda dalka Jarmaka laguna magacaabo Sonja Nieniet, una shaqeyneysay hay’adda ICRC, ayaa kasoo muuqatay muqaal lagu baahiyay Kanaal Youtube...

View Article

Wararkii ugu dambeeyay guddoomiye Waaxeed xalay lagu dilay Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Faaf faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa ciidamo katirsan dowladda oo xalay degmada Wadajir ku dilay guddoomiye Waaxeed katirsanaa degmadaasi. Alle hau naxariisto...

View Article

Tirada dhimashada dhul-gariirka Myanmar oo korortay

Mynamar ( Raxanreeb Online) Ku dhawaad ​​24 saacadood ayaa laga joogaa markii dhulgariir xooggan uu ku dhuftay Myanmar, iyadoo saameyntiisa laga dareemayo ilaa dalka ay jaarka yihiin ee Thailand....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Howlgal lagu dilay horjoogayaal katirsan Shabaab oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Shabeellaha Dhexe ( Raxanreeb Online) Taliska hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, ayaa ka hadlay howlgal lagu dilay xubno sare oo katirsanaa Al-shabaab, oo ka deegaanka Geelgub ee...

View Article

Somalia’s NISA Eliminates 21 Al-Shabaab Militants in Middle Shabelle Operation

Middle Shabelle – (Raxanreeb Online)Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA) has announced the successful conclusion of a joint military operation that led to the elimination of 21...

View Article

Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay Togga Miiraale oo kamid ah meelaha ay...

Boosaaso ( Raxanreeb Online) Dowladda Mareykanka ayaa maanta duqeyn cirkaa waxa ay maanta ka fulisay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari, waxaana duqeyntaas la sheegay in lagu beegsaday goobo ay ku...

View Article


Magaalada Muqdisho oo maanta si weyn looga Ciidayo

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Maanta oo ah maalinta koowaad ee munaasabada Ciidul Fidriga waxaa si weyn looga ciidaya magaalada Muqdisho iyo qaar kamid ah gobollada dalka Soomaaliya. Shacabka ku nool...

View Article


RW Xamsa oo shacab iyo mas’uuliyiin Salaada Ciida kula Tukaday Number 50

Number 50 ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta deegaanka Number 50 Salaada Ciidul Fidriga kula Tukaday, Shacab ciidan iyo mas’uuliyiin katirsan...

View Article