Somalia: Solutions at the End of the Tunnel
Solutions at the End of the Tunnel Ahmed Said (Abwaan kuluc) abdinassirsomalia@gmail.com December 22 2013 OPINION Somalia has fallen into a hole of uncertainty after the collapse of the military...
View ArticleDeg Deg: Maleeshiyo Beeleed Saaka Weerartay Degmada Afgooye
Afgooye (RBC) War goordhow naga soo gaaeay degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyooyin ku wada sugnaa halkaasi ay dagaal iskala hor yimaadeen. Dagaalkan ayaa qarxay...
View ArticleR/Wasaare C/weli Sheekh: Xukuumadda Aan Soo Wado Way Ka Tiro Badnaan Doontaa...
Muqdisho (RBC) Raysal Wasaaraha cusub ee Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed ayaa shaaca ka qaaday in golaha wasiirada cusub ee uu soo dhisi doono ay ka badnaan doonaan wasiiradii hore. Raysal wasaaraha oo...
View ArticleXiriirka Kubbada Koleyga oo Go’aan Kasoo Saarey Tartanka Ciyaaraha...
Muqdisho (RBC) Xiriirka Kubadda Koleyga Soomaaliya ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay iskuday ay sheegeen in koox gaar ah ku dooneyso inay ku farageliso hawlaha ciyaaraha ee tartanka caasimadaha ee...
View ArticleWafdigii IGAD Ay u Dirtay Koonfurta Suudaan oo Dib Ugu Laabtay Addis Ababa
Addis Ababa (RBC) Waxaa magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Ethiopia dib ugu laabtay wafdi Urur Goboleedka IGAD ay u direen caasimada Koonfurta Suudaan ee Jubba. Wafdigan ayaa dalka Koonfurta...
View ArticleFeysal Cali Waraabe: Warqad Ayaan u Qoray Madaxweynaha Soomaaliya Aan ugu...
Hargeysa [RBC Radio] Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ee UCID ee ka hawlgala ismaamul goboleedka Somaliland Feysal Cali Waraabe ayaa shaaca ka qaaday warqad uu dhowaan udiray madaxweynaha Dawlada...
View ArticleCiidamo ajnabi ah oo la sheegay inay dhegxaan uruurin ka wadaan gobolka Baay
Muqdisho[RBC Radio]Sida laga soo xigtay dadka deegaannka waxaa howlo ballaaran oo la sheegay in dhegxaan,lugu uruurinayo ay ka socdaan gobolka Baay deegaanno ka tirsan. Waxaa la sheegay in baabur kuwo...
View ArticleDhaaqaatiir u dhalatay dalka Siiriya ee ka badbaadey weerar lugu qaaday oo...
Dhaqaatirtii Siiriyaanka ahaayd oo ka dhoofay Muqdisho Muqdisho[RBC Radio]Magaalada caasumada ah ee Muqdisho waxaa maanta ka ambabaxay dhaaqaatiir u dhalatay dalka Siiriya oo ka badbaaday weerarkii...
View ArticleMaxamed Xirsi Ducaale oo isu soo sharxay kursiga 2baad ee madaxtinimada...
Garoowe (RBC RADIO) Mudane Maxamed Xirsi ducaale oo horay usoo ahaa Wasiiru Dowlaha Wasaarada Caafimaadka Dowlada Puntland ayaa Maanta ku dhawaaqay in uu u taagan yahay Xilka Madaxweyne ku xigeenka...
View ArticleCali Xaaji: Go’aankeena ugu Dambeeya waxaan ku wareejinaynaa Isimada Puntland.
Garoowe (RBC RADIO) Musharax Cali Xaaji Warsame oo ah Afhayeenka Musharaxiinta Puntland ayaa mar uu u waramayay goor dhow Idaacada Daljir wuxuu sheegay in ay Go’aan midaysan gaareen kaasi oo wax tar...
View ArticleCabasho ka soo yeeraysa Kalluumaysata gobolka Bari
Cabasho ka soo yeeraysa Kalluumaysatada gobolka Bari Kulule[RBC Radio]Waxaa ay cabasho xooggan ka soo yeeraysa Kalluumaysatada ku kalluumaysata xaabaha gobolka Bari,kuwaaso sheegay in mudo uu hakad...
View ArticleMadaxweyne Xassan Sheekh oo daah-furay Baasaboorada cusub ee Soomaaliya[Sawirro]
Muqdisho[RBC Radio] Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabad lugu soo bandhigay Baasaboorada cusub oo Soomaaliya ay yeellanayso. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...
View ArticleMaamulka gobolka Hiiraan oo la shiray hay’addaha samafalka
Beledweyne[RBC Radio]Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa maanta ka dhacay kulan ay wada qaaten hay’addaha samafalka iyo maamulka gobolka Hiiraan,waxana uu la xiriiray shirkaan sidii...
View ArticleKhasaaraha dagaal ka dhacay Afgooye oo sii korartay
Afgooye[RBC Radio]Waxaa faah faahin ay ka soo baxaysa dagaal saaka ka dhacay duleedka degmada Afgooye,waxana la sheegaya khasaaraha dagaalku inuu sii kordhay. Wararkii ugu danbeeey ee laga helayo...
View ArticleWasiirka Gaashaandhiga Dawlada Federaalka oo Gaaray Deegaanadii Lagu...
Cxakiin Xaaji Maxamuud Fiqi Muqdisho (RBC) Wasiirka Difaaca Dawlada Federaalka Soomaaliya Cabdixakiin Xaaji Maxamuud Fiqi iyo saraakiil ciidan ayaa maanta markii ugu horreysay gaaray deegaanadii ay...
View ArticleWasiirka Arrimaha Gudaha: Muddo 90 Cisho Gudahood Waxaan Soo Rogeynaa In...
Muqdisho (RBC) Sii hayaha xilka Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta shaaca ka qaaday in saddex bilood ka dib dawlada ay soo saari doonto amar waajib ka...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo U Digay Dadka Ku Shaqeysta Farsameynta...
Muqdisho (RBC) Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad dheer ka jeediyay daahfurka dib u habeyn lagu sameeyay baasaboorka E-passport oo Soomaaliya ayaa digniin u diray dadka ku shaqeysta...
View ArticleMusharax Cabdiqasim Maxamed Xassan (Dhagaweyne) oo Baaq u direy musharaxiinta...
Garowe RBC : Musharaxa u taagnaa maxadweyne ku-xigeenka Puntland mudane Cabdiqasim Mohamed Xassan ayaa baaq u diraya dhamaan musharaxiinta u taagan madaxtinimada Puntland ee dhaceysa 08 Jan 2014....
View ArticleGuddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo R/wasaaraha cusub ka dalbaday in...
Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Muqdisho[RBC Radio]Guddoomiyaha Baarlamaanka dowladda faderaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari,ayaa codsi ugu diray raysul wasaaraha cusub ee...
View ArticleCiidamada Booliska oo kala eryay ardayda ku banaan baxeysay Muqdisho[Sawirro]
Muqdisho[RBC Radio]Dibadbax looga soo horjeedo dilkii dhowaan duleedka magaalada Muqdisho loogu geystay dhaqaatiir u dhashay dalka Syria ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ee caasumada...
View Article