Baarlamaanka Soomaaliya oo meel mariyey Ka Mid Noqoshada Baratakoolka La...
Muqdisho[RBC Radio]Baarlamaanka dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa maanta shir ay Muqdisho ku yeeshen waxaa ay ku meelmariyay ka mid noqoshada baratakoolka laxiiriira golaha nabadgelayada iyo...
View ArticleDaahir Xaaji Khaliif: Nacaybka Puntland looga abuuray Sool iyo Cayn ayaan...
Garoowe( RBC RADIO) Daahir Xaaji Khaliif oo hada ah Wasiirka Hawlaha guud iyo guryeynta Dowladda hada talada haysa ee Puntland ayaa maanta Xaflad weyn oo uu ku muujinayo in uu u taagan yahay xilka...
View ArticleCulimada Puntland oo soo gudbiyay lacagihi ugu dambeeyey ee soo gaaray...
Garoowe (RBC RADIO) Culimada Puntland ayaa soo gudbiyay Lacagihi ugu dambeeey ee Soogaaray xiliyadii ugu Dambeeyey waxayna Culimadu si ay u qanciyaan dadkii lacagaha soo dhiibay ay isku taxluujiyeen in...
View ArticleSOMALIA: Three districts in Somalia have been selected for returning refugees
Nairobi (RBC) Humanitarian partners are preparing for uptick of voluntary returns of Somali refugees in the neighboring country of Kenya, UNHCR said. Somali refugees in Kenya who wish to return to...
View ArticleMusharax Yeey oo Sheegay in la weeraray iyo ciidanka Amniga Puntland oo ka...
Garoowe (RBC RADIO) Musharax C/daahir yuusuf Maxamed yeey oo ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka madaxtinimo ee Puntland ayaa sheegay in ciidan kuwa amniga ah ay rasaas huwiyeen Gawaari uu watay...
View ArticleRaysul Wasaaraha Xukuumadda Itoobiya oo Qoraal hambalyo ah Maanta u soo diray...
Muqdisho[RBC Radio]Raysul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamuud ayaa dhanbaal hambalyo ah ka helay dhiggiiisa dalka Ethiopia mudane Hailemariam Desalegn, waxana warqadda...
View ArticleHa Nagu Soo Celin Wasiirki Arrimaha Gudaha ee Dowladi Saacid oo Hawshaada...
Ha Nagu Soo Celin Wasiirki Arrimaha Gudaha ee Dowladi Saacid oo Hawshaada Yeynan Noqon “Jug Jug Meesheedi Ha Joogto”. Abdallah Moallim Maxamud Moallem10@hotmail.com Diseembar 23 2013 Fariiin ku...
View ArticleWaa wareeeeeeey!!!!!!. W/Q Xaashi Yaasiin Cismaan
Waa wareeeeeeey!!!!!!. Xaashi Yaasiin Cismaan hashiyosman@hotmail.com Diseembar 23 2013 Hordhac Bisinka! Bisinka! Aniga laftigaygaaba cinwaanka maqaalka ku naxay oo dhinacyada dhugtay. Ma anigaa waa...
View ArticleMadaxda Tartanka Caasimadaha oo Rajeynaya in Tartanka La Gaarsiiyo Dhammaan...
Muqdisho[RBC Radio]Iyadoo uu sare usii kacayo xiisaha tartanka sanadlaha ah ee kubada koleyga caasimadaha, ayaa guddiga kubada koleyga bariga iyo bartamaha Afrika waxaa uu shaaca ka qaaday inay...
View ArticleBaarlamaanka Soomaaliya oo sheegay inay la xisaabtamayaan xukuumad kasta oo...
Muqdisho[RBC Radio]Xildhibaanada Baarlamaanka dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa si cadd u sheegay inay la xisaabtamayaan xukuumad kasta oo ka gaabisa waxa loo igmaday,tii ka soo bixi weyday...
View ArticleNUSOJ Condemns the Arbitrary arrest of a Journalist in Southern Somalia
Mogadishu, December 22, 2013 The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) condemns in the strongest terms possible the arrest of a Somali journalist in the town of Kismayo, the regional...
View ArticleSOMALIA: Inter Cities basketball tourney eyes on all Africa
Muqdisho[RBC Radio]As the interest for the annually-held inter-cities basketball competition is on the increase, the East and Central Africa basketball Federation intends the inclusion of Cities from...
View ArticleWariye lugu xiray magaalada Kismaayo
Wariye Aadan Maxamed Salaad (Aadan Kismaayo) Kismaayo[RBC Radio]Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose,waxaa lugu xiray mid ka mid ah wariyaasha ka howlgalijiray. Wariyahaan ayaa waxaa...
View ArticleDagaal Xalay Ka Dhacay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose
Janaale [RBC Radio] Kooxo hubeysan ayaa xalay dagaal uu ku dhexmaray labo deegaan oo ka mid ah gobolka Shabeelaha Hoose oo beryahan ay xiisado colaadeed ka taagnaayeen. Degmada Janaale ayaa dabley aan...
View ArticleSOMALIA: Eviction threats remain for vulnerable displaced people in Somalia
Mogadishu [RBC Radio] Since mid-2013 tens of thousands of internally displaced people living in formal and in-formal settlements in Mogadishu have been forced to move to makeshift settlements north of...
View ArticleCiidamo Ethiopian ah iyo Kuwa Dawlada oo Hawlgal Ka Bilaabay Deegaano Ka Mid...
Muqdisho [RBC Radio]Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo Ethipian ah oo ay wehlinayaan kuwa dawlada ee gobolkaasi ku sugan ay ka bilaabeen hawlgal ka dhan ah kooxaha weerarada...
View ArticleDawladda oo xabad joojin kala dhex dhigtay beelihii Sh/hoose ku dagaallamay
Muqdisho[RBC Radio]Sida ay sheegeen wafti ka socda dowladda faderaalka Soomaaliya oo ku sugan deegaanno ka tirsan gobolka Sh/hoose,waxaa lugu geelestay in lakala qaado ciidamo hab beeled ku...
View ArticleAMISOM oo ka hadashey shil uu galay mid ka mid ah gawaaridooda
AMISOM oo ka hadashey shil uu galay gaari ay lahaayeen Muqdisho[RBC Radio]War-qoraal ah oo ka soo baxay Danjiraha ururka Midawga Africa u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Maxamed Saalax Annadifi,ayaa...
View ArticleMuqdisho oo laga furay xarun laga qaadanayo Warqadda dhallashada Muwaadinka...
Maxamuud Axmed Nuur Tarsan Muqdisho[RBC Radio]Magaalada caasumada ah ee Muqdisho waxaa maanta markii ugu horreysay laga furay xarun cusub oo laga qaadan doonno Warqadda dhallashada muwaadinka...
View ArticleWafti uu hoggaaminayo Jen. Cadde oo Garoowe gaaray
Jen. Cadde Muuse Xirsi Garoowe[RBC Radio]Magaalada caasumada ah ee Garoowe waxaa gaaray wafti uu hor-kacayo madaxweynihii hore ee Puntland, Jen. Cadde Muuse Xirsi waxana socdaalka ku waheli xubno ka...
View Article