DEG DEG: Kulankii Baarlamaanka oo Goordhow Furmay, Madaxweynaha Iyo Raysal...
Muqdisho (RBC) Waxa goordhow xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ka bilawday kulankii ay yeelanayeen maanta xildhibaanada golaha baarlamaanka Soomaaliya kaasoo ay ku doonayaan in codka...
View ArticleXOG: Musharaxiinta Puntland oo u dhaw in ay tanasulaan
(Garoowe RBC RADIO) Warar hoose oo Raxan-reeb Online soo gaaraya ayaa sheegaya in Musharaxiinta Puntland ay dhawaan ku dhawaaqi doonaan in ay ka tanasuleen go’aankii ay ka qaateen in uu shaqeeyo...
View ArticleDEG DEG:Baarlamaanka oo Ansixiyay R/wasaaraha Cusub lana dhaariyay
Muqdisho[RBC Radio]Waxaa goor dhawed mudanayaasha baarlamaanka codka kalsoonida ah siiyeen R/wasaare C/weli Sheekh Axmed Maxamed oo uu Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud saakay horgeeyay...
View ArticleDEG DEG: RW Cabdiweli Sh Axmed oo Sheegay In Amniga uu ugu Horreynsiin Doono...
Muqdisho (RBC) Raysal wasaaraha cusub ee jamhuuriyada Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed oo goordhow ay ansixiyeen xubnaha golaha shacabka ayaa sheegay waxa uu ugu horreeya ee ay xukuumadiisu qaban doonto....
View ArticleFAAHFAAHIN: Qaabkii Ay u Dhacday Codka Kalsooni Siinta Raysal Wasaaraha Cusub...
Muqdisho (RBC) Kulanka baarlamaanka ee maanta codka loogu qaadayey raysal wasaaraha cusub ayaa bilawday abaare 11:00 barqanimo iyadoo amaanka si weyn loo adkeeyay. Kulanka baarlamaanka ayaa waxaa...
View ArticleSOMALIA: Parliament approves nomination of new Somali PM Abdiweli Sheikh Ahmed
Mogadishu (RBC) The Federal Parliament of Somalia has on Saturday endorsed the nomination of the new Prime Minister of the country appointed by the President of state a week ago, RBC Radio reports....
View ArticleMadaxwynaha iyo R/wasaaraha cusub oo Baarlamaanka ugu mahad-celiyey ansixinta...
Muqdisho[RBC Radio]Madaxweynaha Soomaaliya, raysul wasaaraha iyo afhayeenka baarlamaanka ayaa ka mahad-celiyey ansixinta raysul wasaaraha,kaddib markii mudaneyaasha baarlamaanka federaalka...
View ArticleUN Envoy congratulates new Prime Minister of Somalia on appointment
Mogadishu[RBC Radio]The Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia, Nicholas Kay, congratulates the new Prime Minister, Abdiweli Sheikh Ahmed, on his appointment today following a...
View ArticleArdayda Dhigata Jaamacada Bariga Afrika oo Tababar loo gabagabeeyey (Sawirro).
Garoowe (RBC RADIO) Ardayda Jaamacada Bariga Afrika faraceeda Garoowe ayaa waxaa usoo xirmay Tababar lagu baranayay Cilmi barista iyo kobcinta fikirka Qofka iyadoo tababarkaasi ay siisay Hay’ada...
View ArticleMaxkamadda gobolka Banaadir oo xukumo kala duwan riday[Sawirro]
Eedeysanayan la horgeeyey maxkamada Muqdisho[RBC Radio]Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay xukuno ay riday maxkamadda gobolka Banaadiriro,waxaana la sheegay ilaa sagaal kiis oo kala gadisnaa...
View ArticleR/wasaarihii hore Saacid oo sagootiyay Shaqaalaha Xafiiska R/wasaaraha [Sawirro]
Muqdisho[RBC Radio]Raysul wasaarahii hore ee xukuumadda federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon “ Saacid” ayaa maanta kulan sagootin ah la qaatay hawl-wadeenada xafiiska Ra’iisul...
View ArticleNicholas Kay oo soo dhaweeyay ansixinta R/wasaaraha Cusub
Nicholas Kay Muqdisho[RBC Radio]War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska ergeyga gaarka ah xog-hayaha guud ee Qaramada Midooay Nicholas Kay,ayaa waxaa loogu hambalyeeyey R/wasaaraha cusub Dr C/weli...
View ArticleKhudbadda Ra’iisul Wasaare Dr. Cabdiweli Uu Ka Jeediyay Golaha...
Raysul wasaaraha cusub ee dalka, Cabdiweli Sheekh Axmed. Khudbadda His Excellency Abdiweli Sheikh Ahmed, Raiisulwasaaraha Jamhuriyadda Federalka Somalia Munaasabadda Ansixinta iyo dhaarinta...
View ArticleDacwah Deg Deg ah: TABCASHADA XALAASHA AH
Xafiiska Dacwada Raxanreeb Online: SH Barbaraawi oo kamid culumada Soomaaliyeed ayaa dhawaan waxa uu bilaabay daruus taxane ah oo uu magac daray TABCASHADA XALAASHA ah. SH Barbaraawi ayaa daruusta ku...
View ArticlePuntland TVoo bilaabay Wararkii iyo barnaamijadii laga sugayay...
Garoowe (RBC RADIO) Sida uu inoo Xaqiijiyay Tifaftiraha Guud ee Tvga iyo Idaacada Puntland Cabdi Qani C/laahi Aadan (Irbad) waxaa saacadu markay ku beegnayd 9:oo Galabnimo ee Maanta si toos ah...
View ArticleDEG DEG:Qarax khasaare geestay oo ka dhacay Gaalkacyo
Gaalkacyo[RBC Radio]Waxaa goor dhawed qarax lugu sheegay inuu ahaa bam gacameed lugu weeraray koon-toroolka koonfured ee magaalada Gaalkacyo. Koon-toroolka koonfured ee magaalada Gaalkacyo waxaa...
View ArticleBaarlamaanka Soomaaliya oo xildhibaano cusub lugu biiriyey
Baarlamaanka Soomaaliya oo xildhibaano cusub lugu biiriyey Muqdisho[RBC Radio]Mudanayaasha Baarlamaanka dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa lugu biiriyey xildhibaan cusub oo ka mid noqon...
View ArticleTaariikhda Bankiga Ganacsiga Soomaalieed. W/Q Dahir Mohammed Sheikh
BANKIGA GANACSIGA IYO KEYDKA SOOMAALIYEED (COMMERCIAL AND SAVING BANK OF SOMALIA) Dahir Mohammed Sheikh Email: mr.dahir@msn.com Diseembar 22 2013 Taariikh Kooban: Brief History Dahir Mohammed Sheikh...
View ArticleKhilaafka musharixiinta madaxtinimada sannadka 2014 iyo kaallinta Culimada/...
Khilaafka musharixiinta madaxtinimada sannadka 2014 iyo kaallinta Culimada/ Isimida P/L. Maxamed Cllaahi Maxamud Ildab20@gmail.com Diseembar 22 2013 Waxaa baryahan Puntlnad hadal haynta u badan ay...
View ArticleMaxamed Abshir Muuse: Aabbaha Ciidanka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.. W/Q...
Maxamed Abshir Muuse: Aabbaha Ciidanka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Shire Sumba shiresumba@yahoo.com Diseembar 22 2013 Janaraal Maxamed Abshir Muuse Deceembar waa bisha loo deabbaal dego, lana...
View Article