R/wasaare Saacid”27-ka Agoosto waxan u aqoonsaneymaalinta Xaquuqda Aadanaha...
Maanta oo loo aqonsadey Xaquuqda Aadanaha Soomaaliya maalinka Muqdisho[RBC Radio]Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta ku dhawaaqay in 27...
View ArticleIGAD & beesha caalamka oo faraha lagaley wada-hadallka Jubbbaland &...
DFS iyo Jubbaland oo lagala waregey wada-hadallka Addis Ababa[RBC Radio]Tan iyo markii ay soo baxeen warar sheega in ergadda uga qeyb galaya wada-hadallka lugu doonayo in lugu afjaro khilaafka...
View ArticleSi xun wax u sheeg sixir ka daran! W/Q Abukar Y. Warsame
Si xun wax u sheeg sixir ka daran! Abukar Y. Warsame Abukar60@netscape.net Agoosto 28 2013 Akhristow waxaan qiyaasayaa, in siday rabtaba ha kugu soo gaartee, aad maqashay doodda aadka u xanuun badan ee...
View ArticleHorumarka dugsiyada quraanka Puntland. W/Q Husen jamal
Horumarka dugsiyada quraanka Puntland Husen jamal husenjamal@hotmail.com Agoosto 28 2013 Qormadaan yar waxaan si kooban uga hadli doonnaa horumarka ka socda dhinaca wax barashada iyo dhaqantoosinta...
View ArticleBeelihii Ku Dagaalamay Deegaanka Deef Ee Gobolka Hiiraan oo Heshiis La Kala...
Beledweyne (RBC) Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Hiiraan ay gaareen deegaanka Deef oo 40km u jira...
View ArticleGudiga Amniga,Arimaha gudaha iyo dhisida Maamulada dalka baarlamaanka...
Muqdisho{RBC Radio} Gudiga amniga,arimaha gudaha iyo dhisida maamulada dalka ayaa difaacay tallaabada qaar ka mid ah wadooyinka muhimka ah ee magaalada Muqdisho dhagxaanta waaweyn loogu...
View ArticleFaysal Cali Waraabe oo Puntland ku eedeeyey iney Daandaansanayso Soomaaliland
Hargeysa{RBC Radio} Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Soomaaliland ee Ucid Inj. Faysal Cali Waraabe ayaa eed kulul u jeediyey maamulka Puntland Faysal Cali Waraabe ayaa ku tilmaamay daandaansi qaawan...
View ArticleAmniga Magaalada Mombasa oo si weyn loo adkeeyey iyo alshabaab oo laga cabsi...
Mombasa{RBC} Saraaakiisha ciidamada amniga dalka Kenya ayaa sheegay iney xoojinayaan amniga magaalo Xeebeedka Mombasa,Saraakiisha ciidamada booliska dalkaas ayaa sheegay iney heleen macluumaad...
View ArticleSafiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyey dalka Shiinaha oo rajo xumo ka...
Muqdisho{RBC Radio} Safiirkii hore ee dowladda Soomaaliya u fadhiyey dalka Shiinaha Maxamed Cawil oo ka jawaabayey warka kasoo baxay dowladda Shiinaha ee ku saabsan iney ka qayb qaadanayso dib u...
View ArticleCabdi Bari Cadwaan: Suuriya 48 Saac Kadib Waa La Weerarayaa, Cabsi Laga Qabo...
London (RBC) Tifaftiraha mid ka mid ah wargeysyada ugu caansan dunida Carabta Cabdi Barri Cadwaan ayaa sheegay in 48 saac ee soo socota ay tahay mid isbedel weyn ku keeni karta taariikhda Bariga Dhexe...
View ArticleShirkada korontada Tekno-power oo laga furay magaalada Muqdisho ee caasimada...
Muqdisho{RBC Radio}Shirkad cusub oo dhalindoonta korontada ayaa laga hawlgeliyay magaalada Muqdisho ee caasimada wadanka Soomaaliya,taasi oo lagu magacaabo Tekno-Power waxaana ka soo qayb galay...
View ArticleAfhayeen Cabdiquduus oo ka Waramay hadafka Musharax Abdi Warsame (Daawo)
Afhayeenka ololaha Musharaxa Xisbiga Dimuqraadiga Degmada 6’aad Abdulqudus Donyale Minneapolis: Afhayeenka ololaha Musharaxa Xisbiga Dimuqraadiga Degmada 6’aad, ayaa waraysi xasaasi oo dhinacya badan...
View ArticleDowladda Faderaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland oo heshiis buuxa gaaray
Wada-hadallkii DFS iyo Jubbaland oo heshiis buuxa lagagaarey Addis Ababa[RBC Radio]Xilli muddooyinkii ugu danbeeyay uu jiray khilaaf iyo is-jiidjiid xooggan oo ku aaddan shir magaalada Addis ababa ee...
View ArticleKulan looga hadlay adkaynta ammaanka magaalada mudisho oo xilligaan ka socdo...
Muqdisho{RBC Radio} Kulan looga hadlayo sidii loo adkay lahaa ammaanka magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa hadda ka socdo magaalada muqdisho ujeedada kulanka ayaa ah sidii ay isku fahmi...
View ArticleCiidamo ka socda wadanka Burundi oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho
Muqdisho{RBC Radio} Sida maanta lagu daabacay Bogga Enternet-ka ey ku leeyihiin taliska ciidamada nadad ilaalinta ujooga wadanka Soomaaliya ee AMISOM waxaa magaalada muqdisho soo gaaray 800 oo ka...
View ArticleMaxkamadda darajada koowaad ee gobolka Bari oo xukuntay in la gubo lacag been...
Lacagta been aburka ah ee la amrey in la gubo Boosaaso[RBC Radio]Ku dhawaad nus bilyan shilinka Soomaaliga ayaa la xukumay in la gubo,lacagtaan ayaa ahyeed mid been abuur ah ayna soo qabteen ciidamada...
View ArticleShir looga hadlayey dib u dhiska iyo xoojinta DFS oo lagu soo gabagabeeyay...
Xubnihii shirka ka qeyb galay Addis Ababa[RBC Radio]Magaaladda Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya waxaa lugu soo af-meerey shir muddo saddex maalin ah looga hadlayey dibu dhiska iyo xoojinta...
View ArticleDalka Shiinaha oo balan qaadey inay kordhin doonan taageerada dhaqaale ee ay...
Wang Yi iyo Marwo Fowsiyo Beijing [RBC Radio]Wasiirka arrimaha dibadda ee Shiinaha Wang Yi ayaa sheegay in dalkiisu uu istaagi doono sidii ay ugacan qaban lahaayen dalka buurbuurka wali kujira ee...
View ArticleDEG DEG:Wada-hadalladi kasocdey Addis Ababa oo heshiiskii la isla gaarey la...
Axmed Madoobe iyo Faarax Cabduqaadir oo sixiixi heshiiska kala qaatey Addis Ababa [RBC Radio]Waxaa si buuxdda loo saxiixey heshiis ay gaaren dowladda faderaalka ah ee Soomaaliya iyo maamulkii Jubbaland...
View ArticleFaah-faahin : Maxkamadda Darajada 1-aad ee gobolka Bari oo Xukuntay in La...
Boosaaso[RBC Radio] Waxaa maanta la hor keenay Maxkamadda Darajada 1-aad ee gobolka Bari lacag Shilin Soomaali ah oo been abuur ah,taasoo Cadadeedu tahay 427,900,000. Lacagtaan Shilin Soomaaliga ah ee...
View Article