Puntland oo dib u Fasaxday Hawlihii Shaqo ee TV-ga Qaranka Soomaaliyeed
Garoowe[RBC Radio] Dawladda Puntland ayaa dib u fasaxday mar kale shaqadii TV-ga Qaranka Soomaaliyeed uu ka hayey deegaanada Puntland taasoo hagad la geliyey muddo 10-beri ah oo lagu sheegay baaritaan....
View ArticleSOMALIA: Agreement between the SFG and Jubbaland Leaders
Use Facebook to Comment on this Post
View ArticleTaliyaha Taraafikada Puntland Axmed Qalyare: 6-dii bilood ee Ugu danbeysay...
Boosaaso[RBC Radio] Taliyaha Ciidamada Taraafikada ee Puntland Mudane Axmed Cabdi Cali”Qalyare” ayaa shaaca ka qaaday in gebi ahaanba ay yaraadeen Shilalkii Gawaaridha ee ka dhici jiray deegaanada...
View ArticleAxmed Madoobe oo ka tanaasulay Jubbaland, Madaxweyne, iyo Fartaag (Akhriso...
Nairobi (RBC Radio) Waxaa Addis Ababa lagu soo gabagabeeyey ismariwaagii siyaasadeed ee dhexyiilay Madaxda Jubbaland iyo Madaxda Dowlada Fedraalka Waxyaabaha lagu heshiiyey waxaa ugu waaweyn 1- In...
View ArticleWasiir Cabdiwali Indha-guran oo kala hadley DDSI Waddo isku xirta Jigjiga iyo...
Wasiirka Shaqadda iyo Shaqaalaha, Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Puntland Cabdiwali Xirsi Cabdulle (Indho-guran) Galdagob (RBC Radio) Guud ahaan waxaa maalmahan Booqasha rasmi ah ku joogey Magaaladda...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo soo Dhaweeyey Wafdi ka Socday QM & AU [Sawirro]
Muqdisho[RBC Radio] Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay guddi ka wada socda Qaramada Midoobey iyo Midowga Africa oo...
View ArticleFaroole ha loogu shubo, Xamar aan ka badbaadnee. W/Q Cumar Ayuub
Faroole ha loogu shubo, Xamar aan ka badbaadnee Cumar Ayuub ayuub-c@hotmail.com Agoosto 29 2013 Sida dad badan aaminsanyihiin dowlad-ku-sheega Xamar haatan ka jirta in ay tahay dowladii ugu danbeysey...
View ArticleAan horta Ciribtirno Qabyaaladeynta. W/Q Dr. Cabdullaahi A. Karaani
AAN HORTA CIRIBTIRNO QABYAALADEYNTA,QABIILKU HA NOO DANBEEYEE ! Dr. Cabdullaahi A. Karaani karani38@aol.com Agoosto 29 2013 Dr Cabdullaahi Axmad Karaani In badan iyo muddo dheer,ayaa laga hadlayey...
View ArticleWasiir Xaglo-toosiye: Gardaro ayuu ku Yimid Kuna Joogaa Taleex Madaxweyne...
Somaliland Saleebaan Ciise Axmed(Xaglo-toosiye Hargeysa [RBC Radio] Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed(Xaglo-toosiye ayaa si kulul uga hadlay booqo magaaladda Taleex uu ku tagay...
View ArticleMadaxweyne Xasan SH Maxamuud oo kormeeray Xarumo Muhim ah oo ciidamadu ay...
Muqdisho{RBC Radio} Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tegey xarumaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho ee...
View ArticleMaamulka Marka oo dowladda ka dalbaday in adeegyo caafimaad la gaarsiiyo...
Marka{RBC Radio} Xaaladaha caafimaad ee shacabka ku dhaqan magaalada Marka ee xarunta gobolka shabeelaha hoose ayaa laga dayrinayaa kadib markii dhawaan albaabada la iskugu dhuftay Cisbitaalkii guud...
View ArticleWarsame Joodax:Niyad Jab ayey ku tahay shacabka magaaladan ku nool dhagxaanta...
Muqdisho{RBC Radio} Maamulka gobolka Banaadir ayaa walaac ka muujiyey dhagxaanta waaweyn ee lagu xiray qaar kamid ah wadooyinka muhimka ah ee magaalada Muqdisho,gudoomiye ku xigheenka dhanka amniga ee...
View ArticleKooxo hubaysan oo toogasho ku dilay taliyihii ciidamada nabad sugidda degmada...
Muqdisho{RBC Radio} Kooxo hubaysan ayaa xalay dilay taliyihii ciidamada nabad sugidda degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho,koox hubaysan ayaa la sheegay iney weerar kusoo qaadeen taliyaha nabad sugidda...
View ArticleSOMALIA: Somaliland minister denounces Puntland vice president’s visit at...
Hargeysa (RBC) The health minister of the breakaway region of Somaliland has strongly denounced the visit by the Puntland vice president at Taleh district on the Sool regon, where the two...
View ArticleSOMALIA: Federal president supervises military facilities in Mogadishu
Mogadishu (RBC) The president of the Federal Government of Somalia Hassan Sheikh Mohamud has on Wednesday supervised several military facilities in the capital, Mogadishu in a bid security restoring...
View ArticleSOMALIA: Armed men shot and killed security officer in Mogadishu
Mogadishu (RBC) Unidentified gunmen have shot and killed a national security and intelligence officer at Mogadishu’s Kaxda district on Wednesday evening, locals said. The security officer Khalif...
View ArticleRaysul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo maanta kormeeray xarunta Bankiga...
Muqdisho{RBC Radio} Ra’iisul wasaaraha xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane C/faarax Shiirdoon Saacid ayaa maanta kormeeray xarunta Bankiga Dhexe ee Soomaaliya, waxaana halkaas ka socday mushaar...
View ArticleMadaxwayne ku xigeenka Puntland oo Booqday Xero Ciidan oo ku taal Taleex...
Wafdiga Madaxwayne ku xigeenka Puntland ayaa saaka Kormeer Booqaho ah ku tagay Xerada Ciidamda Daraawiishta ee deegaanka taleex halaasi oo uu salaan sharaf kaga qaatay Cutubyo ka mid ah Ciidamo halkaas...
View ArticleDowladda Maraykanka oo soo dhoweeysay heshiiskii ay gaareen dowladda dhexe ee...
Muqdisho{RBC Radio} Dowladda Mareykanka ayaa si diiran u soo dhoweysay heshiiskiiay ay gaareen maalinimadii shalay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka ka arimiya goboladda jubbooyinka iyo...
View ArticleSOMALIA: President Hassan says Somalia happy with rehatting AMISOM troops...
Mogadishu (RBC) Somali president Hassan Sheikh Mohamud has late on Wednesday met with senior United Nations and African Union officials in his presidential Villa in Mogadishu, a press statement from...
View Article