Maryaneey Marna Kaama Filanayn. W/Q Marwo S. Qorane
Maryaneey Marna Kaama Filanayn Marwo S Qorane sqorane@hotmail.com Agoosto 27 2013 Hubaal weeye xamar waxaa qoriga ku haysta waa intii ka hartay mooryaantii Muuse Suudi, Qanyare Afrax, Xuseen Caydiid ,...
View ArticleMaxaa lagu galay Ganacsade Xusseen Goley. W/Q Shiikh Ali husein
MAXAA LAGU GALAY GANACSADE XUSEEN GOLEY Shiikh Ali husein Shiikhali622@yahoo.com Agoosto 27 2013 Dhawaan waxaa magaalada Muqdisho qarax lagula eegtay ganacsade Xuseen Golay kaasoo la rabay in lagu...
View ArticleAlshabaab oo ku micneeyey dagaalka ay ka wadaan Soomaaliya mid lagu difaacayo...
Muqdisho{RBC Radio} Alshabaab ayaa ku micneeyey dagaalka ka socda dalka Soomaaliya mid looga hortagayo damaca wadamada deriska ee ku aaddan iney boobaan khayraadka dalka Soomaaliya afhayeenka guud ee...
View ArticleMaraykanka oo qorsheynaya inuu dib u firto Safaaradii uu Soomaaliya ku lahaa
Muqdisho{RBC Radio} Dowladda Maraykanka ayaa ballan qaaday iney Safaaradeedii dib uga furan doonto magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya afhayeenka madaxtooyada Soomaaliya ahna la taliyaha...
View ArticleGudoomiyaha gobolka Galgaduud oo sheegay inuu fulinayo ballan qaadkii...
Dhuusamareeb{RBC Radio} Maamulka cusub ee gobolka Galgaduud ayaa ballan qaaday inuu fulinayo ballan qaadkii R/wasaare Cabdi Faarax Shiirdoon Saacid oo xiligii uu safarka ku tagay gobolka Galgaduud ku...
View ArticleMaamulka gobolka Bakool oo alshabaab ku eedeeyey iney xasuuq ka geysteen...
Bakool{RBC Radio} Maamulka gobolka Bakool ayaa alshabaab ku eedeeyey iney xasuuq ka geysteen deegaanka Qurac-joome oo ay la wareegeen gacan ku hayntiisa,gudoomiyaha degmada Xudur ee xarunta gobolka...
View ArticleSOMALIA: Al Shabab seizes Qura Jomo town after government forces vacated
Mogadishu (RBC) Reports from Somalia’s Bakool region say that Al Shabab militants on Monday seized Qura Jomo town on the Somali Ethiopian border after the government forces vacated the town early on...
View ArticleSOMALIA: U.S to re-open its embassy in Mogadishu
Mogadishu (RBC) The United States of America is willing to re-open is embassy in Mogadishu and resume diplomatic mission in the war-torn county after more than two decades of absence, RBC Radio reports...
View ArticleSOMALIA: Speaker Jawari says nothing has been amended from the federal...
Mogadishu (RBC) The Speaker of Somalia Federal Parliament Mohamed Osman Jawari has said there was nothing amended from the country’s provisional federal constitution. A statement issued by the Speaker...
View ArticleKulan looga hadlayo nabadda iyo wacyi-galinta oo Gaalkacyo Hay’adda Horn of...
ka qeyb galayaasha kulanka Gaalkacyo[RBC Radio]Magaaladda Gaalkacyo waxaa ka dhacay kulan weyne ay hay’adda maxaligaa ee Horn of African Center for Peace oo marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan...
View ArticleDEG DEG:Wada-hadalladii usocdey dowladda faderaalka Soomaaliya iyo Jubbaland...
Addis Ababa[RBC Radio]Warar soo gaarey goor dhaweed Raxanreeb.com ayaa sheegaya in ergadii ugu qeyb galeysey wada-hadallada dowladda faderaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland ay ka soo dhoofen...
View ArticleCiidamada dowladda iyo kuwa Jabuuti oo Beledweyne ka sameeyey hawlgal dad...
Beledweyn{RBC Radio} Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Jabuuti ee qaybta ka ah hawlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka...
View ArticleXukuumadda Soomaaliya oo sheegtay iney xil weyn iska saarayso dhowrista...
Muqdisho{RBC Radio} Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday iney diyaarisay qorshe ku saabsan ilaalinta xuquuqda aadanaha ee dalka Soomaaliya R/wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo Magacaabay Gole Cusub oo Loo Bixiyey “Golaha...
Muqdisho (RBC) Sida lagu sheegay war saxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha dawlada federaalka Soomaaliya, wuxuu madaxweynuhu maanta magacaabay golaha amaanka qaranka oo lagu bedelay “guddiga...
View ArticleXerro ay daganaayen barakacayaal oo ku basbeeshey dab kakacay iyo maamulka...
Kamka oo uu dab baa bi’iyey Gaalkacyo[RBC Radio]Waxaa guud ahanba basbeeley aqaladii ka sameysana cooshadaha ee ku yaaley mid ka mid ah Xerro ay ku noolaayen dadka barakacayaasha ah ee ku nool...
View ArticleSoomaaliland oo hanjabaad udirtey waftiga Puntland ee ku sugan Taleex &...
Degmada Taleex ee gobolka Sool Taleex[RBC Radio]Degmada taarikhiga ah ee Taleex oo ka tirsan gobolka Sool,waxaa maalintii labad kusugan wafti uu hoggaaminayo madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland...
View ArticleSOMALIA: PM declares 27th of August as the national day of human rights
Mogadishu (RBC) Prime Minister Abdi Farah Shirdon announces August 27 as the National Day of Human Rights for Somalia. This momentous day came after the Council of Ministers extraordinary session...
View ArticleAfhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya: Ma jirto Wax laga Bedelay Dastuurka Qaranka
Muqdisho (RBC) Afhayeenka baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari ayaa sheegay maanta inaysan jirin wax laga bedelay dastuurka federaalka ee weli qabyada ku jira, sida uu ku yiri war...
View ArticleSomalia: President Hassan appoints National Security Council
Mogadishu (RBC) Somali president Hassan Sheikh Mohamud has on Monday established the National Security Council replacing the national security committee in Somalia, a presidential statement said. “the...
View ArticleBeesha Meheri Ismaacil oo maantey kulan weyne ku qabatey magaaladda...
Gaalkacyo[RBC Radio]Magaaladda Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa maantey kulan weyne ku yeeshey mid ka mid ah beelaha daga deenaadda Puntland,kulankaan ayaa ujeedkisu uu ahaa mid ay beesho ka...
View Article