Somaliland oo qaab cusub looga xusay Maalinta Haweenka Caalamka
Hargeysa(RBC):- Magaalooyinka waaweyn ee Somaliland, ayaa maanta illaa caawa siyaabo kala duwan looga xusayey maalinta Haweenka adduunka oo siddeedda bisha Maarso sannad kasta caalamka badankiisa laga...
View ArticleDoorashada Kenya oo u Muuqata in Lagu kala Baxay & Natiijada Rasmiga ah oo...
Nairobi(RBC Radio) Doorashada wadanka Kenya ayaa u muuqata in lagu kala adkaaday wararka ka imaanaya xarunta Bomus ee ay ka socoto tirinta codadka ay dhiibteen shacabka dalka Kenya oo fadhi u ah...
View ArticleXukuumada Soomaaliya oo sheegtay in dalka loo Sameynayo Manhaj Waxbarasho oo...
Muqdisho(RBC Radio) Wasiirka adeegga bulshada xukuumada Soomaaliya Maryam Qaasim ayaa shaaca ka qaaday in la mideynayo manaahijta Dugsiyada & Jaamacadaha dalka Wasiirka adeegga ayaa shaaca ka...
View ArticleWarar Iskhilaafsan oo kasoo Baxaya Ciidamo Dhawaan Gaaaray Magaalada Kismaayo
Muqdisho (RBC Radio) Warar iskhilaafsan ayaa kasoo baxay ciidamo dhawaan gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose xildhibaan C/rashiid Xiddig oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada...
View ArticleQaramada Midoobe oo ku Baaqday in laga Hortago Tacadiyada loo Geysto Haweenka...
Muqdisho(RBC Radio) Qaramada midoobe ayaa ku baaqday in lasoo afmeero qalalaasaha iyo dhibaatooyinka loo geysto haweenka Soomaaliyeed warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska danjiraha qaramada midoobe u...
View ArticleDEG DEG: Rasul’wasaare Saacid iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Garoowe kusoo wajahan.
Garoowe (RBC RADIO) Saacadaha Soo socda ayaa la filayaa wafdi uu hogaaminayo Raysul’wasaarha Dalka Soomaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacad in ay soo gaaraan Magaalada garoowe iyagoo la kulmi...
View ArticleUhuru Kenyatta oo Ku Guuleystay Doorashada Madaxtinimada Kenya; Go’aankii...
UHURU Kenyatta oo ku guuleystay doorashada madaxweynaha Kenya. Nairobi (RBC) Uhuru Kenyatta oo ah wiil uu dhalay madaxweynihii ugu horreeyay ee wadanka Kenya ayaa la sheegayaa inuu ku guuleystay...
View ArticleKenyatta wins Kenya’s presidencial election
Uhuru Kenyatta, the son of Kenya’s founding president, won the presidential election by the slimmest of margins with 50.03 percent, provisional results showed, just enough to avoid a run-off after a...
View ArticleMadaxweyne Faroole oo Xariga ka jaray Wado Cusub (Sawirro).
Garoowe (RBC RADIO) Wadadan oo inmudo ahba lagu hawlanaa dib u dhiskeeda looguna magic daray Sheekh C/qaadir Nuur faarax ayaa Maanta waxaa Xariga ka jaray Madaxweynaha Puntland Dr C/raxmaan...
View ArticleTaliska Taraaafikada oo Soo Bandhigay Gaadiid Xamuul ah oo ku Xad-gudbay...
Muqdisho(RBC Radio) Ciidamada ilaalada wadooyinka ayaa maanta soo bandhigay gaadiid xamuul ah oo ay kasoo qabteen albaabka laga galo dekedda magaalada Muqdisho taliyaha ciidamada ilaalada wadooyinka...
View ArticleCiidanka Dowlada oo Maanta Xarig & Jirdil u Geystay Wariyaasha ka Hawlgala...
Muqdisho(RBC Radio) Ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa maanta xarig iyo Jirdil u geystay qaar ka mid ah wariyaasha ka hawlgala magaalada Muqdisho tacadiga loo geystay wariyaasha ayaa ka dhacay afaafka...
View ArticleMaamulka Gobolka Banaadir oo Hoos u dhaca Sarifka Doolarka ku Eedeeyey iney...
Muqdisho(RBC Radio) Gudoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Max’uud Axmednuur Tarsan ayaa ku eedeeyey hoos u dhaca sarifka doolarka iyo sare u kaca maciishada daruuriga ah ganacsato uu sheegay iney...
View ArticleGudoomiyaha Baarlamaanka oo ka Warbixiyey Hawlaha ugu Horeeya ee Horyaala...
Muqdisho(RBC Radio) Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Max’ed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta Qudbad dheer u jeediyey mudanayaasha baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kulanka maanta loo madlanaa...
View ArticleDeg Deg: Ra’iisal Wasaare Saacid iyo wafti uu horkacayo oo ka degey Garoowe.
Garoowe [RBC Radio]Daqiiqado ka hor magaaladda Garoowe ee xaruunta maamulka Puntland waxaa soo garay ra’isal wasaaraha xukuumadda fadaralka ah ee Soomaaliya Cabdi farax Shirdoon ( Saacid ) iyo wafti uu...
View ArticleGuddoomiyaha Cusub ee degmada Burtinle oo ka warbixiyay qorshahisa wax qabad.
Burtinle[RBC Radio]Guddoomiyaha degmada Burtinle ahna guddoomiyaha golaha deegaanka degmada Burtinle oo ay dhawaan soo magacaaben golaha deegaanka degmada ayaa maantay ka warbixiyay qorshayasha uu...
View ArticleMadaxweynaha Somaliland Oo Turkey U Dhoofay Kana Hadlay Cunaqabtaynta Hubka...
Hargeysa (Raxanreeb) Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa galabta u socdaalay dhankaas iyo dalka Turkey-ga. Madaxweynaha oo martiqaad ka helay...
View ArticleRaila Odinga oo Qaadacay Natiijada Doorashada Kenya, Sheegeyna Inuu...
Raila ODINGA. Nairobi (RBC) Raysul wasaaraha haatan xilka baneynaya ee wadanka Kenya Raila Odinga oo ahaa musharaxa jagada madaxweynaha Kenya ee isbahaysiga CORD ayaa shaaca ka qaaday inuusan ku...
View ArticleXildhibaano Iyo Waxgarad Jubbooyinka Iyo Gedo Ka Soo Jeeda oo Ka Hadlay...
Xildhibaan C/laahi Cabdulle Magan “Bood”: Ciidamada gaaray Kismaayo waa ciidamada dawlada oo amaanka Kismaayo sugaya. Muqdisho (RBC) Qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya, waxgarad iyo...
View ArticleRa’iisul-Wasaare Saacid oo hambalyeeyey Madaxweynaha la Doortay ee Dalka...
Garoowe (RBC RADIO) Ra’iisul-Wasaare Cabdi faarax Shirdoon Saacid ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha 4raad ee Dalka Kenya Uhuru Kinyata oo maanta la shaaciyay in Xilkaasi uu si muuqata ugu guuleystay...
View ArticleTababar kor loogu Qaadayo Amniga Hoteelada & Maqaayadaha Muqdisho oo loo...
Muqdisho(RBC Radio) Tababar kor loogu qaadayo sugida amniga Hoteelada & Maqaayadaha magaalada Muqdisho oo ay soo agaasintay wasaarada arimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumada Soomaaliya ayaa...
View Article