DEG DEG: Bam Gacmeed Lagu Weeraray Masaajidka Al-Rowda ee Boosaaso
Masjidka Al Rowda Boosaaso Boosaaso[RBC Radio] Waxaa daqiidado ka hor Bam Gacmeed lagu tuuray Masaajidka Al-Rowda oo ku dhow agagaarka Xawaaladda AMAL Bank ee magaaladda Boosaaso ee xarunta gobolka...
View ArticleR/wasaare Saacid oo si Qota Dheer u Sharaxay Ujeedooyinka ay Dowlada...
Muqdisho(RBC Radio) R/wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Shiirddon Saacid oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay waxyaabaha ay dowlada Soomaaliya u dalbatay in la...
View ArticleXuska Maalinta Haweenka Adduunka oo Muqdisho Lagu Qabtay Diiradana Lagu...
MUQDISHO (RBC) Munaasabad ballaaran oo loogu dabaaldegayo munaasabada 8 Maarso oo ah maalinta haweenka adduunka oo dunida oo dhan laga xuso ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ee caasimada...
View ArticleSocdaalkeygii Magaalada Kismaayo- Qeybtii 4aad (Warbixin & Sawirro)
Dugsiga Ganaane ee Kismaayo oo an booqanay- Sawirka Raxanreeb. 28 Feb 2013. KISMAAYO (RBC) Si aan wax badan uga ogaado xaalada waxbarasho ee ay heystaan dadka ku nool gobolka Jubbada Hoose waxaan...
View ArticleMadax-weyne Xasan“Hubeey…Federaal noocee ah?!” laakiin dadka qaar baa labo...
Madax-weyne Xasan“Hubeey…Federaal noocee ah?!” laakiin dadka qaar baa labo raba..seddex raba! Axmed-yaasiin Max’ed Sooyaan. alle_yaqaan99@yahoo.co.uk Maarso 08 2013 SHaki la’aan Xasan SHiikh Max’ud iyo...
View ArticleMaamulka Deegaanka Buusaar oo alshabaab ku Eedeeyey iney Dhibaato Ba’an ku...
Buusaar(RBC Radio) Maamulka deegaanka Buusaar ee gobolka Gedo ayaa shaaca ka qaaday in shacabka ku dhaqan deegaanadaasi ay dhibaata ba’an ku hayaan ciidamada ururka alshabaab gudoomiyaha deegaanka...
View ArticleR/wasaare Saacid:Safarkii Galgaduud wuu Guuleystay Waana laga Gaaray...
Muqdisho(RBC Radio) R/wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Shiirdoon Saacid ayaa ka warbixyey safarkii wafti uu hogaaminayo ay ku tageen deegaanada gobolka Galgaduud R/wasaare Saacid ayaaa...
View ArticleSafaaradda Soomaalida ee Koonfur Afrika Oo eedaysay Jaaliyadda Soomaalida ee...
K/Afrika [RBC Radio]Safaaradda Soomaalida ee Koonfur Afrika ayaa eedeyn dusha ugu turtay jaaliyadda Soomaalida ee dalkasi kadib marki balanqadyo ku aadan ka qaybqaadashad furitanka safaaradda oo ay...
View ArticleDowladaha Masar & Sucuudiga oo Safaaradahooda ka Furanaya Muqdisho
Muqdisho(RBC Radio) Dowlada Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in wadamada Sucuudiga iyo Masar ay dhawaan Safaaradahooda dib uga furan doonaa magaalada Muqdisho ee Caaasimada Soomaaliya wasiiru dowlaha...
View ArticleYuusuf Xasan Oo Sheegay inuu isku howli doono Hormarinta Dagmada Kamakunji.
Nairobi [RBC Radio] Xildhibaan Yuusuf Xasan Cabdi oo markale ku gulaystay in loo soo doorto degmada Kamakunji ayaa ka hadalay waxa uu xiligan maadama markale ladortay uu qaban doono,Yuusuf Xasan ayaa...
View ArticleXuska Maalinta Haweenka Aduunka ee 8-da Maarso oo Maanta si weyn looga Xusay...
Muqdisho(RBC Radio) Maalinta Haweenka Aduunka ee 8 Maarso ayaa maanta si weyn looga xusay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya kumanaan haweenka gobolka Banaadir oo ka kala yimi 17-ka degmo ee...
View ArticleBaarlamaanka Federaalka Soomaaliya Oo Guda Galaya Dib U Eegista Dastuurka
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Oo Maalinnimada Berri Ah Daah Furaya Dib U Eegista Dastuurka Dalka Gudoonka Baarlamaanka WARSAXAAFADEED Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa...
View ArticleMaamulka Gobolka Banaadir oo ku Eedeeyey Hoos u dhaca Sarifka Doolarka...
Muqdisho(RBC Radio) Gudoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Max’uud Axmednuur Tarsan ayaa hoos u dhaca sarifka doolarka ku eedeeyey ganacsato uu ku sheegay iney yihiin manaxayaal ku naaxay dhiigga...
View ArticleIska Horimaad Dhimasho Iyo Dhaawac Sababay oo Ka Dhacay Jowhar
Jowhar (RBC) Ugu yaraan hal ruux oo rayid ah ayaa ku dhintay mid kalana wuu ku dhaawacmay ka dib markii ciidamo ka tirsan kuwaAMISOM ay rasaas ugu jawaabeen ciidamo kuwa dawlada Soomaaliya ka mid ah oo...
View Article4 Ruux oo ku Nafwaayey Israsaayen ku dhexmartay Afgooye Ciidan ka wada Tirsan...
Afgooye (RBC Radio) Israsaaseyn dhimasho fara badan geysatay oo dhexmartay ciidamo ka wada tirsan askarta dowlada Soomaaliya ayaa maanta ka dhacday degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose wararka...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Hadlay Maciishad Bararka Ka Taagan Dalka,...
Muqdisho (RBC) Madaxweynaha dawlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta shir jaraa’id oo uu ku qabtay xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadlay...
View ArticleMy rapists were rewarded, says Somali woman cleared of making false claims
Rape victims will stay silent, warns Lul Ali Osman Barake in first major interview since acquittal, as her attackers remain at large. Lul Ali Osman Barake says she has been raped twice: first by a gang...
View ArticleUN envoy calls for action to end violence against women and girls
PRESS STATEMENT Mogadishu, 8 March, 2013 – International Women’s Day (IWD), also known as the United Nations Day for Women’s Rights and International Peace, is a global day held on 8 March every year...
View ArticleFaah-faahin: Banaanbax Boosaaso Ka Dhacay Iyo Madaxweynihii Hore ee Puntland...
Boosaaso[RBC Radio] Banaanbax Xoogan oo si weyn looga soo horjeeday Madaxweynaha Puntland Cabdirixmaan Shiikh Maxamed Faroole Oo Maanta ka dhacay magaaladda Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland....
View ArticleHargeysa: Nin Toorey Ku Dilay Xaaskiisa oo Xaamilo ah Iyo Labo Carruur ah oo...
Hargeysa (RBC) Waxaa isbitaalka guud ee magaalada Hargeysa lagu hayaa dhaawaca nin reer Hargeysa ah oo loo maleynayo inuu dhimirka ka xannuunsan yahay kaasoo habeenkii xalay ahaa magaalada Hargeysa ku...
View Article