Guddiga doorashooyinka Somaliland oo Madaxweynaha ka dalbaday qorshe lagaga...
Hargeysa(RBC):- Guddiga doorashooyinka Somaliland, ayaa Madaxweynaha talada haya Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ka dalbaday in qorshe cad iyo ku-talo-gal muhiim ah laga yeesho sidii doorashooyinka...
View ArticleSomalia: Prime Minister’s Listening Tour continues to Garowe
9 March 2013 Prime Minister’s Listening Tour continues to Garowe Press Release His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon continued his Listening Tour to the Somalia regions today, arriving in...
View Article123 Sarkaal oo ka Tirsan ciidanka XDS oo Maanta Muqdisho Tababar loogu soo Xiray
Muqdisho(RBC Radio) Saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maaanta tababar loogu soo xiray magaalada Muqdisho munaasabad ay ka qayb galeen saraakiisha ugu sareysay ciidamada...
View ArticleDaawo Sawirro kale ee Soo dhawayntii Ra’iisul-Wasaare Saacid loogu sameeyey...
Use Facebook to Comment on this Post
View ArticleMudane Saacid oo si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe, Saxaafadana...
Garoowe (RBC RADIO) Duhurnimadii maanta ayaa diyaarad siday Ra’iisul Wasaare Saacid iyo wafdi uu hogaaminayo waxa ay soo caga dhigatay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Garoowe waxaana Safarka...
View ArticleSomali Police beat up and briefly Detain Journalists In Mogadishu
Somali Police beat up and briefly Detain Journalists In Mogadishu Mogadishu, March 09, 2013 The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) condemns the police assault against the journalists outside...
View ArticleCirka Soomaaliya: Reer Ba’ow Yaa ku Leh. W/Q Duuliye Sare Cabdullaahi Axmed...
Cirka Soomaaliya: Reer Ba’ow Yaa ku Leh Abdullahi Ahmed Azhari azhari101@gmail.com Maarso 10 2013 Afeef iyo mahadcelin Wixii dhaliilo iyo turxaan ah oo qormadaani la timaaddo waxaa iska leh qoraaga,...
View ArticleXiriirka Wariyaasha iyo Booliska Muqdisho oo Sii Xumaanaya Wixii Ka Dambeeyay...
Suxufiyiin ku sugan xarunta maxkamadda gobolka Banaadir. Sawirka Raxanreeb. 3 March 2013. MUQDISHO (RBC) Ururka Suxufiyiinta Qaranka (NUSOJ) wuxuu cambaareynayaa weerarka ciidamadaboolisku ku qaadeen...
View ArticleTaddayunkii ka dhashay, dagaalka sukeeye. W/Q Ahmed-haadi Muhumad
Taddayunkii ka dhashay, dagaalka sukeeye. Ahmed-haadi Muhumad haadi30@hotmail.com Maarso 11 2013 Dagaalkii sukeeyo iyo guud ahaan duruufihii adkaa ee haleelay shacabka soomaaliyeed, waxaa ay isbadal...
View ArticleDhageyso Khudbadihii Culumada ay ka jeediyeen Shirkii FAGAARAHA oo uu Sadik...
SH Cabdiraxmaan SH Cumar, SH Xasan Jaamici, SH Cabdiraxmaan SH SHariif Sadik Warfa Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing! AMA FURUTAANKA KULANKA HALKAAN KA...
View ArticleYaa diley Cusmaan ina Cafaan? Qaybtii 3aad. W/Q Sh.Fu’aad Max’ud X.Nuur
Yaa diley Cusmaan ina Cafaan? Qaybtii 3aad. Sh.Fu’aad Max’ud X.Nuur fuadaflow@gmail.com Maarso 11 2013 Dadkii fitna wadayaasha ahaa waxa aan soo sheegnay in ay dacaayado ka faafin jireen khaliifkii...
View ArticleMaamulka Gobolka Baay oo Sheegay in Amniga Magaalada Baydhabo uu Wanaagsan yahay
Baydhabo(RBC Radio) Maamulka gobolka Baay ayaa sheegay in amniga magaalada Baydhabo uu yahay mid sugan gudoomiyaha maamulka gobolka Baay Cabdi Aadan Hoosow ayaa sheegay in amniga magaaladaas uu yahay...
View ArticleAl-shabaab oo Sheegay in Shacabka Kismaayo ay ku Jiraan Dhibaato...
Kismaayo(RBC Radio) Gudoomiyaha alshabaab u qaabilsan gobolada Jubooyinka Sh Xudeyfa ayaa ka hadlay arinta ku saabsan ciidamada dhawaan gaaray magaalada Kismaayo iyo xaalka guud ee gobolada...
View ArticleGudoomiyaha G/Banaadir oo Sheegay in Dhamaan Barakacayaasha laga Saari Doono...
Gudoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Max’uud Axmednuur Tarsan ayaa shaaca ka qaaday in barakacayaasha laga saari doono magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya Tarsan ayaa sheegay inaan la aqbali...
View ArticleDAAWO SAWIRRO: Ciidamada Jabuuti Ee Ku Sugan Magaalada Beledweyne
BELEDWEYNE – Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka hawlgala illaa 1,000 askari oo ka tirsan ciidamada Jabuuti ee hoostaga AMISOM. /Sawirka Raxanreeb/ 21 Feb. 2013. BELEDWEYNE-...
View ArticleKu Simaha Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabilay Agaasimaha Guud Ee Hay’adda...
Hargeysa (Raxanreeb)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ahna ku simaha madaxweynaha ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti uu hogaaminaayo agaasimaha guud ee hay’adda miino baadhka ee loo yaqaano...
View ArticleRa’iisal Wasaaraha oo saaka booqday xerada 54-aad ee ciidanka Xoogga Puntland
Garoowe, March 11,2013—-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdigii uu hogaaminayay, labadii cisho ee ugu dambeysayna ku sugnaa magaalada Garoowe...
View ArticleSomalia: UN Resolution 2093 endorses Statebuilding Mission for Somalia
UN Resolution 2093 endorses Statebuilding Mission for Somalia Mr. Mohamud M Uluso mohamuduluso@gmail.com OPINION The Resolution 2093 adopted by the UN Security Council on March 6, 2013 endorses the...
View ArticleDEG DEG: R/wasaare Saacid & Wafti uu Hogaaminayo oo Gaalkacyo ku Wajahan
Gaalkacyo(RBC Radio) R/wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Shiirdoon iyo wafti ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa ku wajahan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug wararka ka imaanaya...
View ArticleGuddoomiyaha Gobolka Gedo oo ka warbixiyey ciidamo dhawan-gaaray Kismaayo
Garbahaaray[RBC Radio]Dhawaan magaaladda Kismaayo ee xaruunta gobolka Jubbada Hoose duleedkeda waxaa garay ciidamo boqoolal dhan kuwaasi oo ka tagay Gobolka Gedo. Guddoomiyaha gobolka Gedo Maxamed...
View Article