DEG DEG:Dhaqaatir isgu jirta Ajnabi iyo Soomaali oo lugu dilay duleedka Muqdisho
Muqdisho[RBC Radio]Warar goor dhawed naga soo gaaray deegaanka Siinka Dheer ee duleedka Muqdisho,waxaa ay soo sheegayaan in halkaasi ay koox dabley ah jidka u gashay dhaqaatiir isgu jirta Soomaali iyo...
View ArticleGaraad Jaamac Garaad Cali:Issimada soo jireenka ah ee Sool iyo Cayn wax...
Garaad Jaamac Garaad Cali Gaalkacyo[RBC Radio]Xilli inta badan gobollada Puntland looga diyaar garoobayo sidii looso gudbin lahaa xildhibaanada ka mid noqonaya baarlamaanka cusub ee Puntland ayaa...
View ArticleFAAHFAAHIN: Weerarkii Lagu Dilay Dhakhaatiirta Ajnabi Iyo Soomaali Isugu Jira...
Muqdisho (RBC) Saraakiisha amaanka ee wadada isku xirta Afgooye iyo deegaanka Ceelasha Biyaha oo garay goobtii lagu dilay afar dhakhtar oo saddex ka mid ah ahaayeen ajnabi ayaa goordhow ka hadlay...
View ArticleHaween Xildhibaannimo raadinaya oo Casho Sharaf loogu sameeyey Garoowe.
Garoowe (RBC RADIO) Dumar gaaraya 3 kana mid ah haweenka doonaya in ay helaan xilka Xildhibaanimo ee Puntland ayaa xalay casho sharaf loogu sameeyey Hotel NewReys ee Magaalada Garoowe waxaana casumay...
View ArticleMaxaa ka cusub Garoowe Maanta?
Garoowe (RBC RADIO) Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland oo Maalmahan la ciir ciiraysa Xasarad Siyaasadeed iyo Doorashooyin khilaaf wali ka taagan yahay ayaa saaka ku waabariisatay jawi dagan...
View ArticleDEG DEG: Nabadoon Caan ahaa oo Lagu Dilay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo
Gaalkacyo (RBC) Nin nabadoon ahaa oo si weyn loo yaqaano ayaa maanta lagu dilay xaafada Garsoor ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo. Allah ha u naxatriiste nabadoonkan oo lagu magacaabi jiray Cabdi Faarax...
View ArticleMusharaxiin iyo Maamulka Degmada Garoowe oo soo dhaweeyey Islaan Bashiir...
Garoowe (RBC RADIO) Maamulka Degmada Garoowe Cabcasiis Nuur Cilmi koor iyo qaar ka mid ah Musharaxiinta oo ay ka mid yihiin Gaas iyo Awaare ayaa banaanka Magaalada uga hortagay Islaan Bashiir Islaan...
View ArticleSOMALIA: UN Envoy concerned over local conflicts in Somalia
Mogadishu (RBC) UN Special Representative of the Secretary-General for Somalia Nicholas Kay today expressed concern about recent local conflicts in the country. Violent clashes in several parts of...
View ArticleNicholas Kay :dagaallada ka socda qeybo ka mid ah gobollada Soomaaliya waxay...
Nicholas Kay Muqdisho[RBC Radio]Sida lugu xusay qoraal ka soo baxay xafiiska wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay,ayaa lugu sheegay in walaac xooggan uu ka qabo...
View ArticleShirkii Baarlamaanada dalalka carabta oo la soo gaba-gabeeyey
Shirkii baarlamaanka Carabta Muqdisho[RBC Radio]Magaalada Muscat ee xaruunta dalka Cumaan,waxaa lugu soo gaba-gabeeyey shirka Baarlamaanka dalalka Carabta kaaso mudo ka socday. Shirkaan ayaa muddadii...
View ArticleMaamulka Isbitaalka Fiqi oo Ka Hadlay Weerarkii Lagu Dilay Dhakhaatiirtooda
Muqdisho (RBC) Maamulka isbitaalka gaarka loo leeyahay ee Fiqi ayaa ka hadlay dhacdadii maanta lagu beegsaday dhakhaatiir ka tirsaneyd isbitaalkooda duleedka magaalada Muqdisho. Dr C/raxmaan Macalin...
View ArticleSOMALIA: Syrian, Somali doctors assassinated near Mogadishu
Mogadishu (RBC) Unidentified gunmen have attacked and killed three Syrian doctors and a Somali colleague on the outskirt of Mogadishu on Wednesday, RBC Radio reports. According to local sources gunmen...
View ArticleMagaaladda Boosaaso oo Maanta Laga Xusay Maalinta Muhaajiriinta Caalamka...
Boosaaso(RBC Radio) Waxaa maanta laga xusaymagaaladda Boosaaso ee xarunta gobolka Bari xuska Maalinta Muhaajiriinta adduunka taasoo la xuskeeda la qabto sanad kasta bisha December 18.2013. Xuska...
View ArticleSOMALIA: UN strongly condemns killing of doctors outside Mogadishu
Mogadishu (RBC) The Special Representative for the UN Secretary-General (SRSG) for Somalia, Nicholas Kay, has strongly condemned the killing of six people outside Mogadishu earlier today. Reports...
View ArticleXildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ku geeriyooday Muqdisho
Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka oo geeryodey Muqdisho[RBC Radio]Alle ha u naxariistee waxaa caawa fiidkii ku geeryoodey hoteel Muna ee magaalada Muqdisho xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dowladda...
View ArticleMadaxweyne Xassan Sheekh oo Ka tacsiyeeyay geeridii xildhibaan Sokorlin
Madaxweyne Xassan Sheekh Muqdisho[RBC Radio]Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ka tacsiyeeyey geeridii caawa ku timid Xildhibaan Xasan Muxumed Cali...
View ArticleGaroonka Diyaaradaha Muqdisho oo Maanta laga Furay Xafiis lagu Diiwaan-geliyo...
Garoonka diyaarada Muqdisho oo xafiis cusub laga furay Muqdisho[RBC Radio]Markii ugu horeysay waxaa maanta garoonka diyaaradaha ee magaalada caasumada ah ee Muqdisho laga hirgeliyay xafiis cusub oo...
View ArticleMadaxweyne Soomaaliya:Dilkii Muqdisho loogu geestay dhaqaatirtii ajaanibta ay...
Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud Muqdisho[RBC Radio]War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska madaxweynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa si kulul loogu cambaareeyey...
View ArticleDoodda Soomaalida iyo Damaca Shisheeyaha. W/Q Abdirahman Maxamed (Xiddig)
Doodda Soomaalida iyo Damaca Shisheeyaha Abdirahman Maxamed (Xiddig) xiddig@gmail.com Diseembar 18 2013 Magaciisa waxa la yiraahdaa Mike. Waxa uu yahay macalin jaamacadeed. Waxa uu baraa taariikhda...
View ArticleOGEYSIIS: Layli TV oo DooD Weyn Qabanaya
OGEYSIIS Layli TV waxa ay Ogeysiinayaan Jaaliyada Puntland ee ku nool Magaalooyinka mataanaha ee St Paul iyo Minneapolis in Layli TV uu qabanayo DOOD ku saabsan musharaxiinta ku BARATAMAYA doorashada...
View Article