Ururka Somali Women Training and Development ee UK oo Culimada Puntland Deeq...
Garoowe (RBC RADIO) Ururka Somali Women Training and Development ee ka dhisan Magaalada London ayaa si gaar ah Culimada ugu soo dhiibay Deeq lacageed oo gaaraysa $ 5600,00 kaasi oo ay ugu talagaleen...
View ArticleDallada PUNSAA oo baaq kasoo saartay Kulankii Murashaxiinta Iyo Madaxweynaha...
Gud/Kuxigeenka PUNSAA Cabdifitaax Sugulle Use Facebook to Comment on this Post
View ArticleXildhibaano ka dalbaday R/wasaaraha cusub inusan soo celin wasiiraddii horre
Muqdisho[RBC Radio]Xubno ka mid ah Baarlamaanka dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa codsi u diray R/wasaaraha magacaaben C/weli Sheekh Axmed,waxana ay ka codsadeen inuusan xukuumadisa ku soo darin...
View ArticleVIDEO: Musharax Shire Xaaji Faarax Iyo Socdaalkiisii Gobolada Bari,Sanaag iyo...
Barnaamij kooban oo ka hadlaya Safarkii uu Musharax Shire Xaaji Faarax ku kala bixiyey gobolada Bari,Sanaag iyo Karkaar __________________ Boosaaso Use Facebook to Comment on this Post
View ArticleSOMALIA: The Common Approach Workshop second leg was held in Garowe
15th December, 2013 Garowe Press release The Common Approach Workshop second leg was held in Garowe at the New Rays Hotel on the 14th and 15th, December 2013. The Common Approach Workshop is a...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo waraaqihiisa Aqoonsiga Ka Guddoomay Safiirka Cusub...
Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud Muqdisho[RBC Radio]Madaxweynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskii waraaqihii aqoonsiga kaga guddoomey safiirka Cusub ee...
View ArticleFaroole: wax sharci ah dhexdhexaadin uma baahna (Video+Dhagayso).
Garoowe (RBC RADIO) Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr C/Raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole oo Shir jaraa’id galabta ku qabtay Xarunta Madaxtooyada wuxuu ka hadlay is faham waagii dhexmaray isaga iyo...
View ArticleFaah-faahin Qaraxii Boosaaso: Xeer Ilaaliye Bashiir Hoobalay oo Ka Hadlay...
Xeer ilaaliye Bashiir Hoobaley Boosaaso(RBC Radio) Xeer ilaaliyaha guud ee Maxkamada darajada 1aad ee gobolka Bari Bashiir Ismaaciil Axmed(Hoobaley) oo xalay dhaawac kasoo gaaray bam-gacmeed lagu...
View ArticleSOMALIA: President Hassan deplores clan based clashes in Southern regions
Mogadishu (RBC) The President of the Federal Government of Somalia Hassan Sheikh Mohamud has strongly deplored the retuning of clan based clashes in some of the southern Somalia regions which claimed...
View ArticleBaarlamaanka Soomaaliya oo dib u dhigay mudada la horkeenayo R/wasaaraha...
C/kariin Xaaji Cabdi (Buux) Muqdisho[RBC Radio]Baarlamaanka dowladda faderaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay mudo kooban dib u dhigay mudada uu madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh...
View ArticleFaahfaahin kulankii Madaxweynaha & Musharaxiinta
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sh. Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa maanta ku casumay qasriga madaxtooyada musharaxiinta kula loolamaysa jagada doorashada soo socota si ay uga wada...
View ArticleSOMALIA: The Failed Puntland Presidential Meeting
The Failed Puntland Presidential Meeting Which is Graver: Food Rejected or Time Wasted? Said Y. Mohamed awsaid937@hotmail.com Dec 18th 2014 OPINION The leading piece of information circulating in...
View ArticleMaamulka Gobolka Banaadir Iyo Booliska oo Bilaabay Hawlgalkii ugu Horreeyay...
Muqdisho (RBC) Maamulka gobolka Banaadir iyo taliska ciidamada booliska ayaa shaaca ka qaaday hawlgal ka dhan ah hubka sharci darrada ee lagu dhex wato caasimada inay ka bilaabayaan magaalada Muqdisho....
View ArticleWhite star youth association youngsters awarded For topping UK school exams
London (RBC) The white Star Youth association which runs the Learning Support Centres in Tottenham and Wood Green and the Lordship Rec FC whose U-12 Somali boys won this year’s children’s football...
View ArticleDagaal Goos Goos ah oo Laga Soo Sheegayo Deegaanadii Lagu Diriray Ee Sh/Hoose
Muqdisho (RBC) Wararka naga soo gaaraya deegaanada Janaale, Busley, No 50 iyo Ceel wareegow ayaa sheegaya in dagaalo goos goos ah xalay illaa shalay galab ay ka dheceen deeganaadaasi. Maleeshiyaadka...
View ArticleXildhibaanada Baarlamaanka oo Kulamo Hoose Bilaabay Kadib Baaqashadii Kulanka...
Muqdisho (RBC) Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa wada kulamo gooni gooni ah oo siyaasadeed kuwaasi oo ay kaga arinsanayaan kulanka soosocda ee cod u qaadista raysal wasaaraha cusub...
View ArticleMaamulka Jubba oo ka hadlay amniga Kismaayo
Kismaayo[RBC Radio]Maamulka KMG ah ee Jubba ayaa faah-faahin ka bixiyey amniga magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose saldhigna uu ah maamulka,kaddib markii ay soo bateen falal amniga lidi...
View ArticleMidowga Yurub oo taliye cusub usoo magacaabay tababarka ciidanka Soomaaliya
Muqdisho[RBC Radio]Midowga Yurub ayaa xilligaan usoo magacaabay tababarka ay siin jireen ciidanada Soomaalida taliye cusub oo howsha u qaabilsanan doonna. Ciidamada Soomaalida ayaa inta badan tababarka...
View ArticleDowladda faderaalka Soomaaliya oo sheegtay inay caddeymo u hayaan taageerada...
Axmed Cabdi Salam Addis Ababa[RBC Radio]War ka soo baxay safiirka Soomaaliya u fadhiya magaalada Addis Ababa ee Xarunta dalka Ethiopia Axmed C/salaam,ayaa lugu sheegay in dowladda Eretria ay...
View ArticleMaamulka gobolka Baay oo sheegay inan loo dhameyn shirka ka socda Baydhabo
Shirka ka socda Baydhabo oo laga soo horjestay Baydhabo[RBC Radio]Maamulka gobolka Baay ee dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadlay shir ka socda magaalada Baydhabo oo xarun...
View Article