Dhaarta Kitaabka – Ta dhaqankana ha lagu daro. W/Q Ahmed A. Ali
Dhaarta Kitaabka – Ta dhaqankana ha lagu daro Ahmed A. Ali ahmedqadhabo@gmail.com Diseembar 19 2013 Ilaahow aanaan caqliga waayin. Ilaahow naga kori Cadaabta aduun iyo ta aakhiroba. Waxaa la yidhi : La...
View ArticleHeshiisinta beelo ku dagaalmay gobolka Hiiraan oo la isku khilaafay
Shir ka socday Beledweyne oo lugu guul dareystay Beledweyne[RBC Radio]Waan-waan laga dhexwaday labo beelod o dhawaan ku dagaallamay gobolka Hiiraan ayaa la sheegay in xilligaan lugu guul dareystay....
View ArticleAl Shabaab oo sheegtay inay faragelinayaan dagaalka ka socda gobolka...
Sheekh Abuu Cabdala Muqdisho[RBC Radio]War ka soo baxay ururka Al Shabaab ee Soomaaliya ayaa lugu sheegay in xilligaan an loo firsan karin dagaallada dhex maraya beelaha wada degga gobolka Shabeellaha...
View ArticleDadaalo lugu xalinayo khilafka u dhexeeya madaxweyne Faroole iyo...
Muran ka taagan doorashada Gaalkacyo[RBC Radio]Magaalada Garoowe ee caasumada maamulka Soomaaliyed ee Puntland,waxaa ka socda dadaalo lugu baadi goobayo xalinta khilafka isfahan waaga ah ee ka...
View ArticleWeerar khasaare dhaliyey oo lugu qaaday Wajeer
Weerar lugu qaaday wajeer Wajeer[RBC Radio]Sida an ku helayno wararka ka imaanaya magaalada Wajeer oo ka tirsan gobolka Soomaalida degto ee waqooyiga barri dalkaasi Kenya,ayaa soo sheegaya in dabley...
View ArticleSoomaalida ku ganacsata koonfurta Suudaan oo eedeysay Safaarada Somaliyeed
Jubba[RBC Radio]Sida ay sheegen Soomaalida ku nool koonfurta dalka Suudaan oo ay dagaallo maalmihii danbe ka socden,waxaa ay dhaliil dusha u saaren safaarada Soomaalida ee dalkaasi ku taalla. Boqollaal...
View Article71 wariye oo sannadkan caalamka lugu dilay[Warbixin+Sawirro]
Muqdisho[RBC Radio]Sida lugu faah-faahiyey warbixin ka soo baxday ururka suxufiyiinta aan xuduudda lahayn ee RSF,sannadkan gaba-gabada ku jira ee 2013,waxaa caalamka oo dhan lugu dilay tiro wariyaal...
View ArticleMidowga Yurub iyo Talyaaniga oo si weyn ay u gil-gishey fadeexo cusub oo ku...
Muhaajirin si xun loola dhaqmay Roma[RBC Radio]Waxaa si weyn dunida oo idil loo hadal hayaa muuqal cuusb oo laga soo dubay habdhaqan xun oo lugula kacay muhaajirin Afrikaan ah oo tagay dalka...
View ArticleAmar ka soo baxay Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyed
Jen. Xuseen Xasan Cismaan Muqdisho[RBC Radio]Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyed ayaa markii ugu horreysay waxaa ay fariin u direen dadka deggan goobaha xarumaha u ahaan jiray ciidanka Asluubta....
View ArticleR/wasaaraha la magacaabay oo si gooni-gooni ah ula shiraya xildhibaanada...
RW cusub C/wali Sheekh Axmed Maxamed Muqdisho[RBC Radio]Kulamo gooni-gooni ah ayaa ka socda Gurigii Habar Khadiija ee xarunta Nabadsugida Qaranka,halkaaso oo ay shirar ku qaadanayan xildhibaano ka...
View ArticleSOMALIA: Escaping from truth and giving falsehood a legitimate footing.
Escaping from truth and giving falsehood a legitimate footing. Abdirisak Mohamed Ahmed hanadmm2@aol.com Dec 19th 2013 OPINION When it comes to politics the country is not about to gain a foothold and...
View ArticleReer Yusuf Yeey oo soo rogaal celiyay (Musharax Abdidahir Mohamed Yusuf Yeey)...
Use Facebook to Comment on this Post
View ArticleFawsiyo oo qeyb ka ah wasiiradda IGAD ee soo qiimeeynaya xaaladda ka jirta...
Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan Muqdisho[RBC Radio]Magaalada Muqdisho waxaa maantay ka ambabaxday haweenayda sii haysa xilka wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Soomaaliya Fowziyo Yuusuf...
View ArticleCulimada Puntland oo lagu wareejiyay Deeq lacageed oo laga keenay Gobolka...
Garoowe (RBC RADIO) Lacag dhan Laba Boqol oo kun oo Doollar oo laga soo aruuriyay dadka ku dhaqan Magaalada Muqdisho kaalinna ay ku lahaayeen Lacag aruurintaasi Maamulka Gobolka Banaadir ayaa lasoo...
View ArticleSOMALIA: The Roadblocks PM Abdiwali Must Avoid
The Roadblocks PM Abdiwali Must Avoid Bashir Ashkir Musse ashkireau@gmail.com Managing Director of Somali Academy for Management Dec 19th 2013 OPINION History was, and still is, the best teacher. The...
View ArticleXildhibaan Sonkorliin oo Muqdisho maanta lugu aasay
Muqdisho[RBC Radio]Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu aasay meydka Xildhibaan Xassan Maxamuud Cali (Sonkorliin) oo ka mid ahaa mudanayaasha Baarlamaanka Somaliya. Marxuumka oo xalay ku geeriyooday...
View ArticleDagaal khasaare dhaliyey oo gobolka Baay ku dhexmaray ciidamada dowladda iyo...
Muqdisho[RBC Radio]Sida an ku helayno wararka ka imaanaya deegaanno hoostaga gobolka Baay,waxaa dagaal xooggan uu dhex maray ciidamo ka tirsan kuwo dowladda faderaalka Soomaaliya iyo Al Shabaab oo...
View ArticleSoomaali lugu dilay dalka Koonfurta Sudan
Jubba[RBC Radio]Waxaa la xaqiijiyey in hal ruux oo Soomaali ah lugu dilay magaalada Bor ee caasimadda gobolka Jonglei ee dalka Koonfur Sudan. Ruuxan Soomaaliga ah ee geeryoodey ayaa la sheegay inuu la...
View ArticleSOMALIA: Aid agencies worry insecurity and lack of access hampering aid...
Mogadishu (RBC) About 66,000 people have been affected by localized flooding in 33 villages in the Jowhar district in Middle Shabelle, according to local authorities’ reports and a multi-cluster rapid...
View ArticleCasharkii 4aad: Tabcashada Xalaasha ah [Sh.Barbaraawi]
Use Facebook to Comment on this Post
View Article