Madaxweynaha Soomaaliya oo qaabilay kaaliyaha xoghayaha arrimada dibadda...
Muqdisho[RBC Radio]Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa xafiiskisa ku qaabilay wafti ay hor-kacayso kaaliyaha xog-hayaha arrimaha dibadda Mareykanka ee Afrika Linda Thomas-Greenfeild....
View ArticleSOMALIA: President hails strong ties and “special relationship” with US on...
Mogadishu (RBC) His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today paid tribute to the special relationship with the US as Assistant Secretary of State for African Affairs Linda Thomas-Greenfield...
View ArticleRW cusub ee Soomaaliya:Waan imaanaya Puntland waana ku xisaabtamaya [Dhageyso]
RW cusub ee Soomaaliya Abdiwali-SH-Ahmed Gaalkacyo[RBC Radio]R/wasaaraha dhawaan lamagacaabay ee Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed Maxamed,ayaa xaqiijiyey inuu sida ugu dhaqsiyaa badan u imaan doonno...
View ArticleNCA & W/haweenka PL oo soo xiray xuska 16-bari ee joojinta dhibaatooyinka...
Garoowe (RBC RADIO) Hay’adda NCA & Wasaaradda haweenka dowladda Puntland ayaa soo gunaanuday 16-ka bari ee ku aadan joojinta shaqaaqooyinka haweenka ay la kulmaan iyo waliba ka qayb galinta...
View ArticleFaah faahin:Qaraxii ka dhacay Islii iyo khasaarihiisa oo korartay[Sawirro]
Baska uu qaraxa ka dhacay Nairobi[RBC Radio]Waxaa sii kordheysa khasaaraha dhaawaca uu geestay qaraxii goor sii horreysay ka dhacay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Ilaa hadda waxaa la...
View ArticleMusharax Shire Xaaji Faarax oo lagu Soo dhaweeyey Magaaladda Qardho (Sawiro)
Qardho(RBC Radio) Musharax Shire Xaaji Faarax ayaa maanta soo gaaray magaalada Qardho,waxaana loo sameeyey soo dhweyn ay dadka ugu hortageen meel ka baxsan magaalada Qardho,waxaana ka qeybgalay qeybaha...
View ArticleMusharax Maxamed C/nuur oo ka warbixiyay Kulanki ay yeesheen musharaxiinta.
Garoowe (RBC RADIO) Musharax Maxamed C/Nuur Xirsi ayaa Saxaafada Shir Jaraa’id oo uu qabtay kadib kulan ay ku yeesheen xarunta Cilmi Baarista ee Magaalada Garoowe wuxuu sheegay in Musharaxiintu ay...
View ArticleFaahfaahin: Wararkii ugu Dambeeyay Dagaalkii Sh/Hoose Iyo Waanwaan Bilaabatay
Muqdisho (RBC) Wararka ugu dambeeya ee naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in goobihii dagaalku ka dhacay shalay ay ay xasiloon yihiin xalay illaa maanta iyadoo aanwaan iyo dadaalo...
View ArticleXildhibaanada Beelaha Direed oo Ka Hadlay Dagaalka Sh/Hoose, Baaqna U...
Muqdisho (RBC) Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ka soo jeeda beelaha Direed ayaa ka hadlay colaada dib uga soo cusboonaaay deegaano ka mid ah gobolka Shabeelaha Hoose iyagoo baaq deg...
View ArticleKENYA: Eastleigh bus blast kills at least ten
Nairobi (RBC) At least ten people have died and 20 others were wounded after a hand grenade was attacked on a mini bus in Kenya’s capital Nairobi, RBC Radio reports. The explosion occurred inside a bus...
View ArticleDEG DEG: Dagaal Beeleedkii Sh/Hoose oo Saaka Markale Dib u Bilawday
Janaale (RBC) Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya deegaanadii shalay dagaaladu ka dheceen ee gobolka Shabeelaha Hoose waxaa saaka markale dib u qarxay dagaal culus oo u dhexeeya labo maleeshiyo...
View ArticleDilal ka dhacay Kismaayo iyo baaritano socda
Kismaayo[RBC Radio]Magaalada Kismaayo waxaa ay ku waabarisatay howlgallo ballaaran iyo ciidamo cadadbadan leh,waxana la sheegay in dib loogu soo celiyey guddaha magaalada ciidamadii militariga ee...
View ArticleAmmaanka dalka Kenya oo la adkeynayo
Booliska oo la soo dhobay Kenya Nairobi[RBC Radio]Ciidamada amniga e dalka Kenya ayaa la soo dhoobay magaaloyinka waa weyn ee dalkaasi,waxana jira baaritaano xooggan oo ka socda qeybo ka mid ah...
View ArticleMadaxweyne Xassan:Soomaaliya horumar muuqda ayey gaartay walina waxba dhiman
Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud Muqdisho[RBC Radio]Madaxweynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Xassan Sheekh,ayaa si cadd u sheegay in dowladiisu gaartay horumar muuqda. Madaxweyne...
View ArticleCuuke: Hadii ley doorto laan dheere iyo Laan gaab jirimeyso (Sawirro).
Garoowe (RBC RADIO) Musharax C/Raxmaan Cuuke oo maanta si diiran loogu soo dhaweeyey Magaalada Garoowe Taageerayaal bandanna ay uga hortageen Duleedka Magaalada isagoo kasoo kicitimay Magaalada...
View ArticleDEG DEG: Musharax shire Xaaji oo Dib loo celiyay isagoo wata Tikniko badan.
Garoowe (RBC RADIO) Musharax Shire Xaaji faarax oo ka mid ah raga isu soo taagay xilka Madaxtinimo ee Puntland ayaa Saaka dib ay u celiyeen Ciidanka Amniga Dowlada Puntland kadib markii uu...
View ArticleFaroole: Cid laga ogolaan mayo in ay lasoo gasho Caasimada Ciidan Argagixiso...
Garoowe (RBC RADIO) Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr C/Raxmaan Maxamed Maxamuud faroole ayaa sheegay in uu Maqlayay Musharaxiin ku murmaya in Magaalada Garoowe ay lasoo galaan Ciidan badan iyo...
View ArticleBaarlamaanka Soomaaliya oo ka dooday waqtiga uu hor imaanayo R/wasaaraha cusub
Muqdisho[RBC Radio]Kulan ay maanta yeeshen guddiyada joogtada ah ee baarlamaanka Soomaaliya,ayaa waxaa looga dooday qoddobo dhoor ah oo ay ka mid yihiin xilliga ugu haboon ee Baarlamaanka uu hor...
View ArticleArday iyo macallimiinta iskuullada Baydhabo oo la xir xiray
Baydhabo oo ardey iyo macallimiin lugu xir xiray Baydhabo[RBC Radio]Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay,maanta ma jirin cid aaday goobaha waxbarashada sida iskuullada,waxana arrintaan ay timid...
View ArticleDEG DEG:Musharaxiin Shire Xaaji kula kulansan Degmada dangoronyo.
Garoowe (RBC RADIO) Wararka ugu dambeeya ee naga soo gaaraya Degmada Dangoronyo oo uu ku sugan yahay Musharax Shire Xaaji oo dib uga laabtay magaalada Garoowe kadib markii Ciidan iyo tikniko uu watay...
View Article