Madaxweyne Xasan SH Maxamuud oo sheegay in ciidamo boolis ah la geynayo...
Jowhar(RBC Radio) Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan SH Maxamuud oo shalay booqasho ku tagay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha dhexe ayaa ballan qaaday fulinta qodobo amnigu...
View ArticleR/wasaarihi hore ee Soomaaliya Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo ku baaqay in...
US(RBC ) R/wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa ugu baaqay dowladda federaalka Soomaaliya gaar ahaan hay’adaha amniga dowladda iney shacabka Soomaaliyeed ka difaacaan...
View ArticleWeeraro abaabulan oo xalay lagu qaaday fariisimo ay ciidanka dowladdu...
Muqdisho(RBC Radio) Kooxo hubaysan ayaa xalay weeraro abaabulan ku qaaday fariisimo ay ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ku leeyihiin magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya gaar ahaan...
View ArticleKala fadhiga Saddexaad ee baarlamaanka Soomaaliya oo goordhow Muqdisho ka...
Muqdisho(RBC Radio) Mudanayaasha baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo gudoonka baarlamaanka ayaa goor hore oo maanta ah sii xaadiray xarunta golaha shacabka,waxaana la sugayey madaxweyne Xasan SH oo...
View ArticleFanaanada Qaranka Hibo Maxamed Gudoon Hibo Nuura oo Maanta Muqdisho si diiran...
Muqdisho(RBC Radio) Fanaanada Soomaaliyeed ee caanka ah Hibo Maxamed Gudoon Hibo Nuura ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya oo ay muddo dhowr iyo Labaatan sano...
View ArticleUrurka Suxufiyiinta Puntland ee MAP oo Kulan Wadatashi ah ku qabtay Garoowe...
Garoowe[RBC Radio] Ururka Suxufiyiinta Puntland ee MAP ayaa magaaladda Garoowe ku qabtay kulan Wadatashi ah,kaas oo loo qabtay Suxufiyiinta deegaanada Puntland,taasoo ay soo qabanqaabiyeen Madaxda...
View ArticleAxmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo SH Xasan Daahir Aweys oo Muqdisho ku...
Muqdisho(RBC Radio) Warar soo baxaya ayaa sheegaya in madaxweynaha maamulka kumeelgaarka ah ee Jubba Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe uu kulan Muqdisho kula qaatay SH Xasan Daahir Aweys oo ku jira...
View ArticleUrurka Suxufiyiinta Hablaha Gobolka Nugaal oo Sanad-guuradoodii 1aad...
Garoowe (RBC RADIO) Ururka ay ku midaysanyihiin Gabdhaha Suxufiyiinta Gobolka Nugaal laguna Magacaabo Nugaal Female Journalists (Nufjo) ayaa maanta Sanad jirsaday, Ururkan oo ah kii ugu horeeyey oo...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya Xasan SH oo Muqdisho ku qaabilay wafti ka socda dalka...
Muqdisho(RBC Radio) Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya mudane Xasan SH Maxamuud ayaa maanta qaabilay wafti ka socda dalka China oo maalmahan ku sugnaa magaalada Muqdisho ee caasimadda...
View ArticleVIDEO: Ururka MAP,Madaxda Warfaafinta Iyo Suxufiyiinta Puntland Kulankoodii...
_____________________ Cismaan Turaabi RBC Radio Xafiiska Boosaaso turrabi30@gmail.com Use Facebook to Comment on this Post
View ArticleSOMALIA: Detained Islamic leader meets Ahmed Madobe in Mogadisu
Mogadishu (RBC) The leader of the interim administration in Jubba regions of Somalia Ahmed Mohamed Islam (known as Madobe) has met the detained Islamic leader Sheikh Hassan Dahir Aweys in Mogadishu,...
View ArticleMadaxweyne ku-xigeenka Kenya William Ruto oo maantey hortagaya maxkamadda...
Madaxweyne ku-xigeenka Kenya William Ruto oo maantey hortagaya maxkamadda dambiyada dagaalka ee The Hague Nairobi[RBC Radio]Waxaa maantey hortagaya markii ugu horeysey maxkamadda dambiyada dagaalka ee...
View ArticleSOMALIA: Famous Somali Artist woman returns back to Mogadishu for more than...
Mogadishu (RBC) Famous Somali artist woman Hiba Mohamed Guddon (better known as Hiba Nura) has landed at Mogadishu airport on Tuesday making her first return to the home country fore than two decades,...
View ArticleHay’adda caafimaadka adduunka wafti ka socda oo maantey gaaray magaaladda...
Magaaladda Kismaayo Kismaayo[RBC Radio]Magaaladda Kismaayo oo saldhigg uu ah maamulka KMG-ah ee Jubba waxaa maantey gaaray wafti ballaaran oo ka socdey hay’adda caafimaadka u qaabilsan adduunka ee la...
View ArticleR/wasaaraha Soomaaliya Saacid iyo waftigiisi kusugna dalka Yemen oo la kulmey...
R.wasaare Saacid oo la kulmey Jaaliyadda Yemen ee Soomaaliyed Sanca[RBC Radio]Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” iyo Wafdigiisa ayaa xalay ka...
View ArticleSOMALIA: Third session of Somalia Federal Parliament opens
Mogadishu (RBC) The third session of Somalia Federal Parliament has opened in Mogadishu on Tuesday which has come the first anniversary of the election of the country’s president, RBC Radio reports....
View ArticleMuqdisho: 20 Haween ah oo Markii ugu Horreysay Loo Furay Tababar Ku Saabsan...
Muqdisho (RBC) Ciidamada AMISOM ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay tababar loo qabtay illaa 20 dumar ah oo ka mid ah haweenka ku nool gobollada Banaadir, Shabeelaha Hoose iyo Shabeelaha Dhexe...
View ArticleDHACDO MURUGO LEH: Qoys Soomaaliyeed oo Dan Yar ah oo Saameyn Daran Ay Ku...
Muqdisho (RBC) Waxaa isa sii taraya Qasaarihii ka dhashay Qaraxyaddii 7/9/2013 ka dhacay baarka Village ee Agagaarka Guriga Hooyooyinka, waxaana jirta in saacad kasta qof cusub oo dhaawac ahaa uga...
View ArticleWafdigii Raysul Wasaare Saacid oo Heshiis Iskaashi ah Maanta La Galay Dawlada...
Sanca (RBC) Dowladda Soomaaliya ayaa maanta Heshiis-iskaashi ah waxay magaaladda Sanca kula Saxiixatay Dawladda Yemen,kadib kulammo maalmihii lasoo dhaafay ay lahaayeen Mas’uuliyiinta labadda...
View ArticleMadaxweyne Xasan SH oo furay kala fadhiga Saddexaad ee baarlamaanka...
Muqdisho(RBC) Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarigga ka jaray kala fadhiga Saddexaad ee golaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya,waxaana munaasabadda dib u furida kala fadhiga...
View Article