Maamulka Isbitaalka Guud ee Qardho oo ka warbixiyey Howlaha ka socda...
Qardho[RBC Radio] Isbitaalka Guud ee Qardho waxaa adeegyo Caafimaad u fidiyaa shacabka ku nool guud ahaan shanta degmo oo ka koobanyahay Gobolka karkaar oo kala ah Xaafuun,Bayla,Waaciye,Qardho iyo...
View ArticleAbu Mansuur Al Amriki oo Caddeeyay inuu Isaga Baxay Al Shabaab & Al Qaacida,...
Muqdisho (RBC) Abu Mansuur Al Amriki oo magaciisa dhabta ah uu yahay “Cumar Xamaami” oo ahaa ninka ugu sarreya ajaaniibta ka barbar dagaalanta Al Shabaab ayaa ku dhawaaqay inuu isaga baxay kooxaha Al...
View ArticleSOMALIA: Elders in Jowhar town request Intersos to take up the gap left by MSF
Mogadishu (RBC) The cultural elders of the region of middle Shabelle requested from intersos to fill the gap (services provided by MSF) left by MSF which recently announced the pullout from the...
View ArticleIsbitaalka weyn ee Magaalada Garoowe oo laga dhisayo qaybta Hooyada iyo...
Garoowe (RBC RADIO) Isbitaalka weyn ee Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland waxaa Maanta Dhabar kiisa Dambe lagu dhagax dhigay Xarun u Gaar ah Hooyada iyo dhalaanka kaasi oo loogu talagalay in ay...
View ArticleOdayaasha dhaqanka gobolka Shabeelaha hoose oo madaxweyne Xasan SH u gudbiyey...
Marka{RBC Radio} Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka gobolka Shabeelaha hoose oo kulamo xiriir ah saacadihii lasoo dhaafay lalahaa madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan SH maxamuud oo shalay...
View ArticleKoox hubaysan oo weerar ku qaaday Xarunta Hay’adda Miinooyinka Main Action ay...
Beledweyne{RBC Radio} Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ku waramaya in xalay fiidkii ay kooxo hubaysan weerar ku qaadeen xarunta ay magaaladaasi ku leedahay...
View ArticleMaamulka gobolka Banaadir oo baaq u diray ganacsatada Shidaalka magaalada...
Muqdisho{RBC Radio} Maamulka gobolka Banaadir ayaa baaq u diray ganacsatada Soomaaliyeed ee Shidaalka,afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Maxamed Yuusuf Cismaan oo Shir jaraa’id qabtay kadib markii...
View ArticleSH Nuur Baaruud Gurxan oo sheegay in qodobada qaar ee Dastuurka Soomaaliya ay...
Muqdisho{RBC Radio} Afhayeenka hay’adda Culimada Soomaaliyeed SH Nuur Baaruud Gurxan ayaa si kulul u weeraray qodobada qaar ee ku jira Dastuurka kumeelgaarka ah ee dowladda federaalka Soomaaliya,SH...
View ArticleGudoomiyaha gobolka Banaadir oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu baaqay iney...
Muqdisho{RBC Radio} Gudoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ayaa ganacsatada Soomaaliyeed ku booriyey iney xoogga saaraan sidii ay dalka gudihiisa uga abuuri lahaayeen wax soo saar,Maxamuud Axmed NUur...
View ArticleXog-hayaha guud ee QM Ban Ki Moon oo walaac ka muujiyey in Soomaaliya ay dib...
Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki Moon Ban Ki Moon xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa markii ugu horeysey si faah-faahsan uga hadley xaaladda xiligaan ka jirta Soomaaliya,waxana uu...
View ArticleRagg hubeysan oo xalay Baydhabo ku diley mid ka mid ah Issimada gobolka Baay
Magaaladda Baydhabo Baydhabo[RBC Radio]Kooxo hubeysan oo illaa hadda an haybtooda lagaran ayaa magaaladda Baydhabo ee xarunta gobolka Baay,waxay ku dileen nabadoon si weyn looga yaqaney gobollka....
View ArticleR/wasaaraha Ethiopia Hailemariam”Waxaan taageersanahay in Soomaaliya lugu...
Madaxweyne Faroole iyo R/wasaaraha Ethiopia Hailemariam Addis Ababa[RBC Radio]R/wasaaraha dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn ayaa ka hadley hananka ay taageerayn Urur-Goboleedka IGAD iyo...
View ArticleAxmed Madoobe”waxaan tagaya dhawaan Muqdisho,wana la dhameeyey khilaafki DFS...
Axmed Madoobe Kismaayo[RBC Radio]Magaaladda Kismaayo ee saldhigga uu ah maamulka KMG-ah ee Jubba,waxaa goor dhawed shir jaraa’id ku qabtey madaxweynaha maamulka Jubba,Axmed Maxamed Islaamc (Axmed...
View ArticleMadaxwynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dib ugu soo laabtay...
Muqdisho{RBC Radio} Madaxweynaha dowladda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, isaga iyo wafdigii ka tirsan Xukuumadda oo ay...
View ArticleMadaxweyne Faroole iyo waftigiisi ku sugnaa Addis Ababa oo maantey booqdey...
Waftigii madaxweyne Faroole oo maantey booqdey safaaradda Djibouti ee dalka Ethiopia Addis Ababa[RBC Radio]Magaaladda Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia waxaa wali kusugan wafti uu hor-kacayo...
View ArticleShirweynaha qaran ee geedi socodka siyaasada Soomaaliya iyo hiigsiga sanadka...
Muqdisho{RBC Radio} Ergada ka qeyb galeeysa shirweynaha qaran ee geedi socodka siyaasada soomaaliya iyo hiigsiga sanadka 2016ka ayaa maalintii sedaxaad galay waxaana laga dooodayaa nuuca uu noqon karo...
View ArticleSOMALIA: Al Shabab’s Omar Hamami quits from Al Shabab, Al Qaeda
Mogadishu (RBC) The American-born Al Shabab fighter in Somalia, Omar Hamami has said on Wednesday that he has left from Al Shabab and Al Qaeda alleging he has survived many assassination attempts. “I...
View ArticleSOMALIA: President Hassan returns back to Mogadishu changing his car to a...
Mogadishu (RBC) Somali president Hassan Sheikh Mohamud has returned back to Mogadishu on Wednesday after concluding one day visit to Marka town, the capital of the Lower Shabelle region, RBC Radio...
View ArticleSOMALIA: Traditional elder shot and killed in Baydhaba
Mogadishu (RBC) A Somali traditional elder was shot and killed in Baydhaba town on Tuesday night, eyewitnesses said. The elder Yusuf Ali Sheikh was shot and killed in front of his home in Baydhaba town...
View ArticleWasaaradda Ganacsiga Soomaaliya oo sharci darro ku tilmaantay rugta ganacsiga...
Muqdisho(RBC Radio) Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa gaashaanka u daruurtay dhismaha Rugta Ganacsiga gobolka Banaadir ee shalay looga dhawaaqay magaalada...
View Article