Maxkamad kutala dalka Marakanka oo danbiyo kusoo ogtey burcad badeed Soomaali ah
Maxkamad kutaala dalka Maraykanka ayaa soo istaajisey si dacwada logu qaado saddex nin oo Soomaali ah kuwaaso lugu ee deenayo falal isugu jira dil iyo burcad badeednimo. 3-nin ee maxakamada ay eedenta...
View ArticleMadaxda ugu saraysa dalka oo ka tacsiyeeyey geerida Safiirkii Soomaaliya ee...
(RBC Radio) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa eheladii, asxaabtii iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed uga tacsiyeyey geeridii naxdinta lahayd ee ku...
View ArticleShir looga hadlayo ka hortagga isku dhacyada iyo dhalinta nabadda oo wadamada...
Muqdisho(RBC Radio) Wafti ka socda wasaaradda arimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Suudaan oo ay kaga...
View ArticleHawlgal hub badan lagu soo qabqabtay oo ciidanka dowladdu ay ka sameeyeen...
Matabaan(RBC Radio) Hawlgal ay ciidamada dowladda Soomaaliya ka sameeyeen degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan 48dii saac ee lasoo dhaafay ayaa waxa ay kusoo qabqabteen hub aad u badan oo sharci darro...
View ArticleMaamulka Sh/dhexe oo xabbad joojin kala dhex dhigay beelo in muddo ah ku...
Jowhar(RBC Radio) Maamulka gobolka Shabeelaha dhexe ayaa ku guuleystay inuu xabbad joojin kala dhex dhigo beelo in muddo ah ku dagaalamayey bariga magaalada Jowhar ee xarunta gobolkaas,munaasab si weyn...
View ArticleKulan Sagootin Iyo Mahadcelin Loogu Sameynayey Dadkii Ka qeybqaatay Aaska...
Qardho[RBC Radio] Kulan ballaaran oo UJeedadiisu ahaa Mahadcelin iyo Sagootin loogu sameynayey Dadkii ka qeybqaatay Aaska AUN Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse oo maalinimadii Axada lagu aasay magaaladda...
View ArticleXaflad Ballaaran oo Loo Qabtay Ardeyda ka Qalanjebisay Dugsiga Sarre ee...
Qardho[RBC Radio] Xafladaani oo loo qabtay ardayda ka qalinjabisay Sanadkaan Dugsiga Sare ee Muntada ayaa waxaa ka soo qeybgalay Maamulka Degmada,Gudoomiyaha waxbarashda,degmada iyo kan...
View ArticleQaar kamid ah dhaawacyada dagaalkii Kismaayo oo maanta laga saaray...
Muqdisho(RBC Radio) Qaar kamid ah dhaawacyadii kusoo waxyeeloobay dagaaladii ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubada hoose ayaa maanta laga saaray Cisbitaalka Madiina ee magaalada...
View ArticleMuqdisho:Taliska ilaalada Wadooyinka oo Mamnuucay in gaadiidka Xamuulka ah ay...
Muqdisho(RBC Radio) Taliska ilaada wadooyinka ee Taraafikada Soomaaliyeed ayaa maanta mar kale amar kasoo saaray Isticmaalka wadada Makka Al-mukarama ee magaalada Muqdisho gaadiidka Xamuulka ah ee...
View ArticleTaliska Xabisga dhexe ee Baydhabo oo ka dayriyey Xaaladda Maxaabiista ku jira...
Baydhabo(RBC Radio) Taliska Xabsiga dhexe ee magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa ka dayrinaya Xaaladaha noleed iyo Caafimaad ee maxaabiista ku jira xarunta xabsiga dhexe ee magaalada...
View ArticleMadaxweyne Xassan SH oo la Kulmay Wasiirkii hore ee Horumarinta Iskaashiga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socday Midowga Yurub oo kala ahaa Erik Solheim oo horey u ahaa...
View ArticleJocob Zuma Madaxweynaha dalka K/Africa oo sheegey inay sii xojinayan xiriirka...
Pretoria[RBC Radio] Madaxweynaha dalka Koonfur Africa Jocob Zuma oo ka tacsiyeenayey geeridi ku timid safiirki Soomaaliya ufadhiyey dalkisa ayaa sheegey in geerida ay siweyn uga naxeen maadama sida uu...
View ArticleShir looga hadlayay fursadaha maalgashiga ee Soomaaliya oo maantey ka furmey...
Nairobi[RBC Radio]Magaaladda Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaa maantey ka furmey kulan ballaaran oo loga hadley fursadaha maalgashiga Soomaaliya,iyo sida looga faa’ideysan karo qeyradka dabiiciga...
View ArticleUNHCR oo sheegtey inay soo dhaweyneyso qaxootiga Soomaalida ee u noqonaya...
Nairobi[RBC Radio]Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha qaxootiga eeUNHCR ayaa kahadashey dadaalka xiligaan lugu doonayo in Soomaalida malaayinta gareysa ee qaxootiyada ku ah dalal dhoor ah...
View ArticleMadaxweyne faroole: Doorashooyinka intey Socdaan cidii Xumaan la timaada waa...
Garoowe (RBCX RADIO) Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa sheegay in Cidii la timaada xumaan xiliga doorashooyinka laga jaaseyndoono lana ciqaabi doono maadaama ay is...
View ArticleGolaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya oo maanta ansixiyey...
Muqdisho(RBC Radio) Golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyey sharciga Saxaafadda (Media Law) kulanka golaha wasaarida ee khamiis laha oo uu maanta shir gudoominayey...
View ArticleGolaha wakiilada Puntland oo ansixiyay Miisaaniyada 2012ka.
Garoowe (RBC RADIO) 39 ka mid ah 44 xildhibaan oo maanta soo xaadiray Xarunta Golaha wakiilada Puntland ayaa cod gacan taag ah ku ansixiyay Miisaaniyada ay soo gudbisay wasaarada Maaliyada ee 2012ka...
View ArticleXidhibaan Axmed Barre: Miisaaniyad ayaa la ansixiyay dadkuna waa mushaar la’aan.
Garoowe (RBC RADIO) Xildhibaan Axmed Barre Siciid Muuse oo ka tirsan Golaha wakiilada Puntland kana mid ahaa Mudanayaashii Maanta Xaadirka ahaa markii la ansixinayay Miisaaniyada 2012ka kana soo...
View ArticleHay’adda UNESCO oo ku baaqday in Cadaaladda la hor keeno kooxaha Caadeystay...
New York(RBC Radio) Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan waxbarashada, sayniska iyo dhaqanka ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano (UNESCO) ayaa si kulul uga hadashay dilalka iyo...
View ArticleMunaasabad Tababar loogu soo xirayey Shaqaalaha Cisbitaalka xoogga oo...
Muqdisho(RBC Radio) Munaasabad Tababar loogu soo xirayey qaar kamid ah Shaqaalaha Caafimaadka Cisbitaalka Xoogga ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ee caasimadda Muqdisho ayaa lagu qabtay xarunta...
View Article