Dagaal khasaaro dhaliyey oo ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda oo...
Badhaadhe(RBC Radio) Wararka ka imaanaya gobolka Jubada hoose ayaa ku waramaya in deegaano ka tirsan degmada Badhaadhe ee gobolkaas uu ka dhacay dagaal culus oo dhexmaray ciidamada dowladda Soomaaliya...
View ArticleAxmed Macalin Fiqi:Hay’adaha amnigu wey ku fashilmeen sugidda nabadgalyada...
Rome(RBC Radio) Agaasimihii hore ee hay’adda nabad sugida qaranka Soomaaliyeed Axmed Macalin Fiqi oo xilkaa dhawaan iska casilay ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya gaar ahaan hay’adaha amnigu ay ka...
View ArticleKulan looga hadlayey sugida amniga gobolka Shabeelaha dhexe oo Jowhar ka dhacay
Jowhar(RBC Radio) Masuuliyiinta maamulka gobolka Shabeelaha dhexe iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan gobolkaas ayaa magaalada Jowhar ee xarunta Shabeeaha dhexe ku yeeshay shir ay uga...
View ArticleGudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo baaq u diray beelo ku dagaalamay Gobolka...
Garoowe (RBC RADIO) Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Puntland C/Rashiid Maxamed Xirsi ayaa Baaq u diray Beelaha ku dagaalamaya inta u dhaxeysa Gobolada Bari iyo Karkaar isagoo ka codsaday in ay...
View ArticleWasiirka Khayraadka dalka oo baarlamaanka ka hor akhriyey hindise...
Muqdisho(RBC Radio) Wasiirka wasaaradda Khayraadka dalka ayaa maanta mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya horgeeyey hindise sharciyeedka Kalluumaysiga dalka,kulanka golaha oo uu shir gudoominayey...
View ArticleGudiga qaran ee dowladdu ay u xilsaartay xuska Maalmaha Xoriyadda oo Faah...
Muqdisho(RBC Radio) Gudiga qaran ee dowladda Soomaaliya ay u xilsaartay xuska maalmaha Xoriyadda dalka ee 26ka Juun iyo 1da Luulyo ayaa ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed iney ka wada qayb qaataan...
View ArticleShil gaari oo aan Nuuciisa hore loo arag oo Muqdisho ka dhacay
Muqdisho(RBC Radio) Shil ka duwan shilalkii hore loo arki jiray ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya,shilkan ayey dad badani si aad ah ula yaabeen , Gaari Nuuca Xamuulka...
View ArticleGudoomiyaha Baarlamaanka Puntland: Gudoomiye Jawaari ayaan Casumaad ka helay...
Garoowe (RBC RADIO) Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Puntland C/Rashiid Maxamed Xirsi ayaa sheegay in Casumaad uu ka helay Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari kaasi oo ku...
View ArticleWasiirka warfaafinta oo sheegay in 26ka bishan si rasmi ah loo furi doono...
Muqdisho(RBC Radio) Wasiirka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/llaahi Ciilmooge Xirsi ayaa Warbaahinta u sheegay in xarunta Boostada dalka si...
View ArticleNinkii tolkiis la taliyey. W/Q Axmed C/samad
Ninkii tolkiis la taliyey Axmed C/samad alwaqaar@hotmail.com Juunyo 22 2013 Raggu iyaga oo garaad wada leh ayay kala aragti dheeryihiin ama iyaga oo isku aragti ah ayay kala daganaansho iyo samir...
View ArticleDowladda iyo alshabaab oo guulo ka kala sheegtay dagaal ka dhacay deegaanka...
Baay(RBC Radio) Dowladda iyo alshabaab ayaa guulo ka kala sheegtay dagaal ku dhexmaray deegaanka Awdiinle ee duleedka magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay,taliyaha ciidamada dowladda Soomaaliya...
View ArticleMaxkamadda gobolka Banaadir oo iska fogeysay eedo la xiriira Caddaalad darro...
Muqdisho(RBC Radio) Gudmooyimaha maxkamadda gobolka Banaadir Dr Xaashi Cilmi Nuur oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa been abuur ku tilmaamay eedo loosoo...
View ArticleRoobab lixaadle oo saamayn ku yeeshay barakacayaasha oo 24kii saac ee u...
Muqdisho(RBC Radio) Roobab Lixaad leh oo si xiriir ah 24kii saac ee u danbeeyey uga da’ayey magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya iyo deegaanada ku teedsan ayaa saamayn ballaaran ku yeeshay...
View ArticleMaamulka gobolka Banaadir oo beeniyey in amniga Muqdisho uu yahay mid aan la...
Muqdisho(RBC Radio) Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in amniga magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya uu yahay mid wanaagsan oo la isku halayn karo xilli ay maalmihii danbe soo badanayeen...
View ArticleDowladda Ingiriiska oo sheegtay iney Soomaaliya ka dhisayso Xabsi iyo...
London(RBC Radio) Dowlada dalka Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday iney 14 Milyan ay ku bixinayso dhismaha Xabsi iyo maxakamad ay ka hirgalinayso gudaha dalka Soomaaliya si looga hortago waxa ay...
View ArticleTarsan:Diyaaradaha dalka ka shaqeeya waa kuwo Qaraab ah lagumana aamini karo...
Muqdisho(RBC Radio) Gudoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa si kulul u weeraray Diyaaradaha ka shaqeeya dalka Soomaaliya oo uu ku sheegay iney...
View ArticleDEG DEG: Safiirkii Soomaaliya ee dalka Koonfur Afrika oo Geeriyooday
Pretoria(RBC Radio) Wararka ka imaanaya magaalada Pretoria ee dalka K/Afrika ayaa ku waramay inuu halkaa ku geeriyooday Alla ha u Naxariistee Safiirkii Soomaaliya u fadhiyey dalka Koonfur Afrika...
View ArticleXukuumadda oo dhalinyarada u dagaalama alshabaab ugu baaqday iney bulshada...
Muqdisho(RBC Radio) Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqday dhalinyarada u dagaalama alshabaab iney joojiyaan dhibaatada ay shacabka ku hayaan inta lagu guda jiro bisha Barakaysan ee...
View ArticleCiidamada Jasiiradda Malta oo badbaadiyay muhaajiriin Soomaali ah
Malta[RBC Radio]Sidaa ay shaaciyeen ciidamada Jasiiradda Malta waxaa ay badbaadiyen duni yar oo sidey muhaajiriin Soomaali ah oo lugu sheegey inay garayeen illaa 62-ruux. Dadka Soomaalida ah ee ay...
View ArticleHay’adda Hormuud Foundation oo Xabsiga dhexe ee Xamar gaarsiisay deeq raashin ah
Muqdisho(RBC Radio) Hay’adda Hormuud Foundation ayaa maanta deeq Raashin ah gaarsiisay Maxaabiis Kun ka badan oo ku jira Xabsiga dhexe ee Xamar iyo ciidamada ka hawlgala Xabsiga,Madaxa Waaxda Gargaarka...
View Article