Qaramada Midoobay oo Sheegtay iney sii kordhayaan Qaxootiga Soomaaliyeed ee...
New York(RBC Radio) Hay’adda UNHCR ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga adduunka ayaa ku sheegtay warbixin ay soo saartay iney sii kordhayaan Qaxootiga Soomaaliyeed ee dib ugu laabanaya...
View ArticleR/wasaare Saacid oo soo dhaweeyey wakiilka Cusub ee Q/M u qaabilsan...
Muqdisho, Juun 3, 2013 ( RBC Radio) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shiirdoon ( Saacid) ayaa maanta Muqdisho ku soo dhoweeyey madaxa hawlgalka cusub ee...
View ArticleDowladda Imaaraadka oo Muqdisho ka dhisaysa Isbitaal weyn oo bixin doona...
Muqdisho(RBC Radio) Wafti ka socda dowladda dalka Imaaraadka Carabta oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa kulamo la qaatay wasiirro ka tirsan xukuumadda federaalka...
View ArticleWafti ka socda wasaaradda Gaashaandhigga Masar oo maanta Muqdisho soo gaaray
Muqdisho(RBC Radio) Wafti ka socda wasaaradda gaashaandhigga dalka Masar ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya,waftiga ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho...
View ArticleWafti ka socda Xafiiska Cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo...
Muqdisho(RBC Radio) Wafti ka socday xafiiska cusub ee Qaramada Midoobe u qaabilsan arimaha Soomaaliya ee UNSOM oo ay hogaaminaysa haweeneyda la yiraahdo Rania Ibrahim oo ka tirsan xafiiskaas ayaa...
View ArticleDEG DEG: Wasiirka Amniga Puntland Khaliif Ciise Mudan: Waxaan Qabanay Sarkaal...
Wasiirka amniga Puntland Khaliif Ciise Mudan Boosaaso[RBC Radio] Wasiirka amniga dawladda Puntland Khaliif Ciise Mudan ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen Sarkaal sare oo ka tirsan Ururka...
View ArticleSOMALIA: Why Jubbaland deadlock will define future Somalia
Why Jubbaland deadlock will define future Somalia Daahir Sheikh daahireeto1@hotmail.com OPINION The political tensions between Somali Federal Government and the recently formed Jubbaland State in the...
View ArticleFariinta 4aad: Awoodda iyo Xilalka Golayaasha Degaanka
Fariinta 4aad Awoodda iyo Xilalka Golayaasha Degaanka Iyada oo dastuurka Puntland la raacayo golaha deegaanku waa u madax banaanyahay maamulka iyo dhaqaalaha degmada. Dadka degmada ayaa dooranaya...
View ArticleSheekh Bashiir Axmed Salaad oo ka digay in lacag lagu bixiyo Bandhig Faneedyada
Muqdisho(RBC Radio) Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ah gudoomiyaha hay’adda culimada Soomaaliyeed kana mid ah culima udiinka dalka sida weyn looga yaqaano oo maanta ka hadlayey kulan ay magaalada...
View ArticleMadaxweyne Xassan iyo Madaxweyne Axmed oo Nairobi ku kulmaya
Kismaayo (RBC Radio) Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Maamul Goboleedka ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa galabta gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Magaalada...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa Kenya Uhuru Kenyatta
Muqdisho(RBC Radio) Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo waftiga uu hogaaminayo oo maalmihii danbe ku sugnaa magaalada Yokohama ee dalka Japan halkaas oo ay kaga qaybgaleen shir...
View ArticleSaraakiisha Q/M ee gaaray Baydhabo oo saraakiisha AMISOM iyo kuwa Ethiopia...
Muqdisho(RBC Radio) Waftigii ka socday Qaramada Midoobay ee shalay gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay oo kulan gaara la qaatay saraakiisha ciidamada AMISOM iyo kuwa Ethiopia ayaa kala...
View ArticleC/raxmaan Faroole: waan awoodaa inaan wadahadashiiyo Madaxweynaha Soomaaliya...
Nairobi(RBC Radio) Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Faroole oo ku sugan magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa sheegay inuu waan-waan ka dhex bilaabayo madaxweynaha...
View ArticleAlshabaab oo sheegay iney warbaahinta usoo bandhigayaan muuqaalka sarkaal ka...
Muqdisho(RBC Radio) Gudoomiyaha alshabaab ugu magacaaban gobolka Shabeelaha Hoose Maxamed Abu Cabdalla oo la hadlay warbaahinta ku hadashaa afka alshabaab ayaa sheegay iney hayaan sarkaal sare oo ka...
View ArticleBooliska gobolka Baay oo lagu wareejiyey agab ciidan oo casri ah
Baay(RBC Radio) Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa qalab ciidan oo casri ku wareejiyey saraakiisha booliska gobolka Baay qalabkan oo loogu talagalay iney adeegsadaan ciidanka booliska...
View ArticleMasuuliyiinta wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya oo Muqdisho kula kulmay...
Muqdisho(RBC Radio) Masuuliyiinta wasaaradda Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta kulan kula yeelatay magaalada Muqdisho wafti ka socda wasaaradda gaashaandhigga dalka Masar oo shalay soo...
View ArticleMaxkamadda ciidanka qalabka sida oo si kulul uga hadashay dadka lagu soo...
Muqdisho(RBC Radio) Maxkamadda ciidanka qalabka sida ee Soomaaliyeed ayaa si kulul uga hadashay dadka lagu soo qabqabto hawlgallada ay ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ka sameeyaan magaalada...
View ArticleMaamulka G/Banaadir oo Muqdisho ka hirgaliyey xarun lagu xannaaneeyo...
Muqdisho(RBC Radio) Maamulka gobolka Banaadir ayaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ka hirgaliyey xarumo lagu xannaaneeyo carruurta Darbi-jiifka ah,C/kaafi Hilowle xog-hayaha maamulka...
View ArticleXarunta GECPD Gaalkacyo oo Xustay Maalinta Deegaanka (Sawirro)
Gaalkacyo[RBC Radio]Munaasabad ballaaran oo ay si heer sare ah u soo agaasintay xarunta Waxbrashada Nabada & Hormarinta Gaalkacyo ee GECPD islamarkaana lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee...
View ArticleMadaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya oo ku heshiiyey dhowr arrimood
Nairobi, 05 June 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud iyo Madaxweynaha dalka Kenya, Hon. Uhuru Kenyatta ayaa muddo labo cisho ah wada hadal ku yeeshey...
View Article