Ciidamada Amniga Puntland oo Hawgalo Ballaaran Ka Bilaabay Magaalada Boosaaso
Ciidamada Daraawiishta Puntland Boosaaso[RBC Radio] Ciidamada amniga Puntland gaar ahaana kuwa Daraawiishta iyo kuwa Booliska ayaa hawlgalo ballaaran ka bilaabay gudaha magaaladda Boosaaso 24-kii saac...
View ArticleKooxo Burcadbadeed ah oo Afduubtay Doon Xoolo-nool Ka Qaaday Dekeda...
Boosaaso[RBC Radio] Kooxo Burcadbadeed ah ayaa maanta afduub u geystay Doono Xoolo-nool ka qaaday dekedda magaaladda Boosaaso xarunta gobolka Bari. Doonyta ayaa ka ambabaxday Dekedda Boosaaso,waxayna...
View ArticlePuntland oo Soo Bandhigtay Sarkaalka ay Sheegtay Inuu Ka Tirsanyahay Ururka...
Cabdikaafi Maxamed Cali Boosaaso[RBC Radio] Wasaaradda amniga dawladda Puntland ayaa manta Saxaafadda usoo bandhigatay Sarkaalka ay sheegtay in uu ka tirsanyahay Ururka Al-Shabaab,kaas oo shalay lagu...
View ArticleSiyaasada Arrimaha Dibada Xukuumada Madaxweyne Faroole waa mid qaan gaar ah....
Siyaasada Arrimaha Dibada Xukuumada Madaxweyne Faroole waa mid qaan gaar ah. Shiine Culay shine.culay@gmail.com Juunyo 05 2013 Siyaasada Arrimaha Dibada Puntland ma ahayn mid awood badan laga soo...
View ArticleHabka ugu haboon ee doorashada lamaanahaaga. Qeybtii 2aad. W/Q Sh. Axmed Dheeli
Habka ugu haboon ee doorashada lamaanahaaga Sh. Axmed Dheeli awdheeli2000@yahoo.com Juunyo 06 2013 (qaybtii labaadaad) afeef Inta aanan guda galin mawduuca waxaan ka afeefanayaa dhawr qodob:- •...
View ArticleAlshabaab oo sheegtay masuuliyadda dil duleedka Jowhar loogu geystay 5 ruux...
Sh/dhexe(RBC Radio) Alshabaab ayaa sheegtay masuuliyadda dil shalay duleedka magaalada Jowhar loogu geystay 5 ruux oo ku labisnaa direeska ciidanka dowladda Soomaaliya,gudoomiyaha alshabaab ugu...
View ArticleDhalinyaro Soomaaliyeed oo u xiran Burcad Liibiyaan ah oo ka dalbaday dowladd...
Libya(RBC Radio) Boqolaal dhalinyaro Soomaaliyeed oo u xiran burcad Liibiyaan ah ayaa laga dayrinayaa xaaladooda,dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku jira gacanta burcadda Liibiyaanka ah ayaa gaaraya ilaa...
View ArticleMudanayaal ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo shacabka ugu baaqay iney ka...
Muqdisho(RBC Radio) Qaar ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed iney ka dhiidhiyaan dhibaatada ba’an ee bulshada Soomaaliyeed loogu geysanayo dalka...
View ArticleMunaasabada sanad guuradii 36-aad ee kasoo wareegtay aasaaskii ciidanka...
Beledweyne (RBC Radio) Munaasabada ballaaran oo lagu maamuusayo xuska 36 guuradii kasoo wareegtay aasaaska ciidanka Jabuuti ayaa maanta lagu qabtay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka...
View ArticleKolonyo ka tirsan gaadiidka ciidanka AMISOM oo Muqdisho qarax lagula eegtay
Muqdisho(RBC Radio) Kolonyo ka tirsan gaadiidka ciidanka AMISOM ayaa maanta barqadii qarax miino lagula eegtay degmada Kaxda ee gobolka Banaadir,miinada oo ahayd nuuca dhulka lagu aaso ee laga hago...
View ArticleTaliska ciidanka xoogga dalka oo ka hadlay sheegashadii alshabaab ee ku...
Jowhar(RBC Radio) Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay warkii kasoo baxay alshabaab ee ku saabsanaa iney dileen 5 askari oo ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya kuwaas oo dhac...
View ArticleWaa eed aan dunida oo dhan u haysano dhagarta Soomaalida looga gelayo Koonfur...
Waa eed aan dunida oo dhan u haysano dhagarta Soomaalida looga gelayo Koonfur Afrika! Axmed-yaasiin Max”ed Sooyaan alle_yaqaan99@yahoo.co.uk Juunyo 06 2013 Abaal Nin Galaa Waa La Arkay Laakiin Nin...
View ArticleSOMALIA: Somali Federal Government clarifies its position on territorial waters
6 June Somali Federal Government clarifies its position on territorial waters In its weekly meeting the council of ministers issued the following statement on the issue of Somali territorial waters: 1....
View ArticleGo’aanka Golaha Wasiirada DFS ee ku aadan dhererka xadka badda Soomaaliya
Golaha Wasiiradu waxay shirkoodii todobaadlaha ahaa ee maanta ka soo sareen go’aamada hoos ku xusan ee la xiriira arrimaha badda Soomaaliya:- 1. Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya waxay...
View ArticleGolaha Wasiirada oo ka dooday qaabkii dowaladu wada shaqyan ula yeelan lahayd...
Muqdisho, Jun, 06, 2013…Gollaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa iyadoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon...
View ArticleDowladda Britain oo safiir cusub usoo magacawdey Soomaaliya
Safiir cusub ee Britain usoo magacowdey Soomaaliya Neil Wigan London[RBC Radio]Waxaa maantey dowladda Britain ay magacowdey danjiraheda cusub ee Soomaaliya waxana uu badali doona danjirihii hore ee...
View ArticleMadaxweynaha Somaliland oo lagu war-helay isaga oo dhex-socda Garoon Ciyaar...
Hargeysa(RBC):- Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa caawa cawaysku mar qudha lagu war-helay isagoo dhex-maraya garoonka Kubbadda Kolayga Tima-cadde oo ku yaalla...
View ArticleSoomaaliya: Hogol colaadeed Dul Gawriirta. W/Q Mahad Kooshin
Soomaaliya: Hogol colaadeed Dul Gawriirta Mahad Kooshin mahadkooshin@hotmail.com Juunyo 07 2013 Ilayska nabadeed ee Soomaaliya ka ifay ayaa durba banka soo dhigay duruufo hor leh oo la xiriira dhanka...
View ArticleKooxo Hubaysan oo Hobyo ku toogtay taliyihii booliska magaaladaasi
Hobyo(RBC Radio) Kooxo hubaysan ayaa maanta degmada Hobyo ee gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya ku toogtay taliyihii ciidanka booliska degmadaas alla ha u naxariistee C/wali Xasan Xirsi,taliyaha...
View Article