Ciidamo ka socda dalka Sierra Leone kana qayb ah hawlgalka AMISOM oo maanta...
Muqdisho(RBC Radio) Cutubyo ka tirsan ciidanka dalka Sierra leone ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ciidaka Sierra leone ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo M/kuxigeenka Kenya Willaim Ruto kala hadlay...
Yokohama(RBC Radio) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Yokohama ee dalka Japan kula kulmay madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya William Ruto,labada masuul ayaa ka wada hadlay...
View ArticleSOMALIA: AMISOM police trains to Somali Police Force
The African Union Mission in Somalia (AMISOM) with the support of the Federal Government of Somalia formally closed a two weeks re-training course in specialized Public Order Management facilitated by...
View ArticleWasiirka Haweenka Puntland: Wasaaradu hadey Martay Tubtii Toosneyd.
Garoowe (RBC RADIO) Wasiirka Haweenka Puntland Marwo Xaliimo Xaaji Xasan ayaa sheegtay in Wasaarada Haweenka Puntland ay is bedeshay wax badannah ay kusoo kordheen intii ay xilkan heesay kadib...
View ArticleMadaxweyne Faroole “Taageerida Jubbaland wadnaha ayey uga taal Puntland madax...
Nairobi [RBC Radio]Magaaladda Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaa gaalinkii danbe ee maantey ka dhacdey munaasabad ballaaran taso lugu soo dhawenayey madxaweynaha dowladda Puntland Dr,Cabdirixmaan...
View ArticleWasaaradda arimaha dibadda oo sheegtay iney dib u habayn ku samayn doonto...
Muqdisho(RBC Radio) Wasaaradda arimaha dibadda dalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday iney ku hawlan tahay sidii ay dib u habayn ugu samayn lahayd safaaradaha Soomaaliya ay caalamka ku...
View ArticleAlshabaab oo sheegay iney dileen Askar AMISOM ah,ayna gubeen gaadiid dagaal...
Sh/hoose(RBC Radio) Alshabaab ayaa guulo ka sheegtay dagaalo ay sheegeen iney ka dheceen deegaano kala gadisan oo ka tirsan gobolka Shabeelaha hoose afhayeenka alshabaab u qaabilsan dhanka...
View ArticleC/xakiin Xaaji Fiqi: Shacabka Kismaayo waxaa haysta xaalado bini aadaninimo...
Kismaayo(RBC Radio) Wasiirka gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi oo ku sugan magaalada KIsmaayo ee xarun goboleedka jubada hoose ayaa sheegay in shacabka ku dhaqan...
View ArticleSoomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlay sidii dib u dajin loogu samayn lahaa...
Nairobi(RBC Radio) DowladahaSoomaaliya iyo Kenya ayaa dadaal ugu jira sidii ay taageero ugu heli lahaayeen soo celinta qaxootiga faraha badan ee Soomaaliyeed ee ku sugan xeryaha qaxootiga dalka...
View ArticleMaxkamad ku taalla Koonfur Afrika oo Xabsi daa’in ku xukuntay nin u dhashay...
Pott Elesivet(RBC) Maxkamad ku taala dalka Koonfur Afrika ayaa xabsi daa’in ku xukuntay nin u dhashay dalkaasi oo kufsi u geystay gabadh Soomaali yeed oo lahayd uur Sagaal bilood ah kadibne...
View ArticleGudiga arimaha dibadda baarlamaanka oo baaq kasoo saaray dhibaatada...
Muqdisho(RBC ) Gudiga arimaha dibadda baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa baaq kasoo saaray dhibaatooyinka faraha badan ee dadka...
View ArticleMadaxweyne Xasan SH. oo magaalada Yokohama kula kulmay Xog-hayaha guud ee Q/M...
Yokohama(RBC) Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir kula yeeshay magaalada Yokohama ee dalka Japan Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobe Ban-ki Moon,madaxweynaha ayaa Ban-ki...
View ArticleWasaaradda Haweenka Puntland oo Magacii badalatay (Sawirro).
Garoowe (RBC RADIO) Xaflad ka dhacday Xarunta Cilmi Baarista Puntland ee PDRC magaalada Garoowe ayna soo qaban qaabisay Wasaarada haweenka Puntland kana soo qayb galeen Masuuliyiin ka socday 2da...
View ArticleMadaxweyne Siilaanyo muxuu ka yiri furitaanka tartanka Ciyaaraha gobollada...
Hargeysa(RBC):- Madaxweynaha Maamulka Somaliland, ayaa hadal ka jeediyey furitaanka tartanka ciyaaraha gobollada Somaliland oo maanta si rasmi ah uga furmay garoonka Hargeysa Stadium, kaasoo ay ku...
View ArticleDahabshiil oo Kaalin Miisaan leh ka Qaadatay Hirgelinta iyo Baahinta Tartanka...
Hargeysa(RBC):- Shirkadaha Dahabshiil Group ayaa kaalin miisaan leh oo loo bogay ka qaadatay hirgelinta iyo baahinta tartanka ciyaaraha gobollada Somaliland oo si rasmi ah Madaxweynaha Somaliland...
View ArticleProf: Axmed Ismaaciil Samatar oo lagu soo dhaweeyey Somaliland, si...
Hargeysa(RBC):- Prof Axmed Ismaaciil Samater, ayaa galabta si diirran loogu soo dhaweeyey magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera, ka dib markii uu muddo 22 sano ah Somaliland ka maqnaa, isla markaana uu si...
View ArticleXalka Jubbaland ma lagu xallin karaa xeeladda baabuurta Japan? W/Q Abukar Y....
Xalka Jubbaland ma lagu xallin karaa xeeladda baabuurta Japan? Abukar Y. Warsame abukar60@netscape.net Juunyo 03 2013 Akhristow inta aanan u gelin ujeeddada qoraalkeyga oo ah sidii xal loogu heli lahaa...
View ArticleDowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo Heshiis kala saxiixday
Nairobi(RBC) Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa heshiis ku gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya,kadib wadahadallo ay magaaladaas ku lahaayeen maalmihii danbe labada wasiir arima...
View ArticleCiidanka dowladda oo degmada X/jajab ka sameeyey hawlgal lagu soo qab-qabtay...
Muqdisho(RBC) Ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay kaabayaan ciidanka nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM iyo Saraakiil Caddaan ah ayaa saaka hawlgallo ballaaran oo lagu soo qab-qabtay...
View ArticleDowladda Koonfur Afrika oo ballan qaaday wax ka qabashada dhibaatooyinka lagu...
Yokohama(RBC) Madaxweynaha soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan gaar ah magaalada Yokohama ee dalka Japan kula qaatay madaxweynaha dalka koonfur Afrika Jakab Zuuma ayaa kala hadlay sidii dowlada...
View Article