Quantcast
Channel: Raxanreeb Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19583

Maxkamad ku taalla Koonfur Afrika oo Xabsi daa’in ku xukuntay nin u dhashay dalkaas oo lagu helay inuu kufsaday kadibne dilay Gabadh Soomaaliyeed

$
0
0

 

Pott Elesivet(RBC)  Maxkamad ku taala dalka Koonfur Afrika ayaa xabsi daa’in ku xukuntay nin u dhashay dalkaasi oo kufsi u geystay gabadh Soomaali yeed  oo lahayd uur Sagaal bilood ah kadibne daldalay.

Goobta ay ka dhacaysay qaadista dacwada ninka ayaa waxaa soo buuxdhaafiyey boqolaal ruux oo Soomaali ah kuwaas oo dhowrayey xukunka ay maxkamaddu ku rido danbiilahan falka arxan darrada ah u geystay Gabadha Soomaaliyeed oo lagu magacaabi Jiray Nasro.

Waxaana ka mid ahaa dadka ku sugnaa xarunta maxkamadda ay ka socotay qaadista dacwada danbiilahan Saygii qabay Gabadha la kufsaday kadibne la dilay iyo walaalaheed, Qaadiga Maxkamada ayaa ku dhawaaqay xukunka Maxkamada ,wuxuuna sheegay in lagu xukumay xabsi daa’in, kadib markii sida uu ninkaasi   qirtay falka lagu soo eedeeyay oo ahaa kufsiga iyo dilka Nasro.

Ninkan maanta lagu xukumay xabsi daa’inka iyo 2 nin oo kale oo u dhashay dalkaas ayaa  Gabadha ugu dhacay xilli habeen ah guri ay ka deganayd magaalada Pott Elesivet ee dalka Koonfu Afrika,waxayna kula keceen faraxumayn iyagoona markii danbe xarig ku daldalay.

 

 

 

 

 

Use Facebook to Comment on this Post

Share


Viewing all articles
Browse latest Browse all 19583

Trending Articles