10kii Daqiiqo ee Minnesota! (SHeeko Gaaban) W/Q Axmed-yaasiin Max’ed Sooyaan.
10kii Daqiiqo ee Minnesota! (SHeeko Gaaban) Axmed-yaasiin Max’ed Sooyaan. alle_yaqaan99@yahoo.co.uk Maajo 31 2013 Illen ilmadu waa macno la’aan hadaysan cid kuu danqanaysa kula joogin! Waligayba isma...
View ArticleSOMALIA: A Letter from Beledweyne
A Raxanreeb correspondent filed this report from Beledweyne Beledweyne is one of the four districts of Hiiraan, a land-locked region between Middle Shabelle and Galguduud regions, and is the seat of...
View ArticleShirka dib u dhiska Soomaaliya oo maanta ka furmaya Japan iyo madaxweyne...
Muqdisho(RBC Radio) Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalaya shir gaara oo uu marti galinayo R/wasaaraha dowladda Japan kaasoo looga hadlayo...
View ArticleKooxo Hubeysan oo jowhar ku toogtay gudoomiyihii xaafadda Hantiwadaag ee...
Jowhar(RBC Radio) Kooxo hubaysan ayaa xalay Fiidkii toogtay gudoomiyihii xaafadda Hantiwadaag magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe,wararka aan ka heleyno Jowhar ayaa tilmaamay iney...
View ArticleC/qaasim Salaad Xasan oo shacabka ku booriyey iney dowladda taageeraan si...
Qaahira(RBC Radio) Madaxweynihii hore ee dowladii kumeelgaarka ahayd ee Carta Dr.C/qaasim Salaad Xasan ayaa ka hadlay xaaladaha dalka Soomaaliya,wuxuuna sheegay in dhibaatada ka jirta dalka...
View ArticleGanacsade Soomaali ah oo lugu diley magaaladda Port Elizabeth ee dalka...
Port Elizabeth [RBC Radio]Wararka anuu ka heleyno dalka Koonfur Africa gaar ahana magaaladda Port Elizabeth ayaa soo sheegeya in halkaas lugu diley ganacsade Soomaali ah oo mudo ku ganacsanayey...
View ArticleDowladda Jabaan oo sheegtey inay ballaarin doonto taageerada ay siiso Soomaaliya
Ra’isal wasaaraha dalka Jabaan Shinzo Abe iyo Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheikh Maxamuud Yokahaama [RBC Radio]Ra’isal wasaaraha dalka Jabaan Shinzo Abe ayaa sheegey in xiligaan dowladdisu ay u soo...
View ArticleShirkii looga hadlayey arimaha Soomaaliya ee ka socday dalka Japan oo lasoo...
Yokohama(RBC) Shirkii gaarka ahaa ee looga hadlayey arimaha Soomaaliya ayaa lagu soo gabagabeeyey magaalada Yokohama ee dalka Japan,shirka oo ay ka qaybgalayeen wafti ballaaran oo uu hogaaminayo...
View ArticleDowladda federaalka oo ka digtay in lacago lagu soo furto dadka u xiran...
Muqdisho(RBC Radio) Dowladda Soomaaliya ayaa ka digtay in dadka lagu soo qabqabto hawlgaladda ay ciidanka dowladda ka sameeyeen magaalada Muqdisho ee loo haysto tuhunada ku aaddan iney ka tirsan yihiin...
View ArticleGen Julius Karangi”Ciidamada Kenya waxay Soomaaliya ku joogan sifo Sharci ah...
Madaxa ciidamaada xooga dalka Kenya Gen Julius Karangi Nairobi[RBC Radio]Dowladda Kenya ayaa markale ka hadashey arrimaha maamul u samaynta gobolada Jubbooyinka iyo Gedo iyo joogitanka ciidamadooda ee...
View ArticleSOMALIA: AU peacekeepers foil Al Shabaab attack
PRESS RELEASE (For immediate release) AU peacekeepers foil Al?Shabaab attack Ballidogle May 31st, 2013; African Union troops this morning thwarted an attack by insurgents on the main road between...
View ArticleDowladda oo ka warbixisay waxyaabaha diiradda lagu saarayo shirka 5-aad ee...
Muqdisho(RBC Radio) Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka warbixisay waxyaabaha diirada lagu saarayo shirka 5-aad ee horumarinta qaaradda Afrika oo maanta ka furmaya magaalada Tokiyo ee caasimadda...
View ArticleMahiga oo dowladda ugu baaqay iney qalabayso ciidanka Soomaaliya si looga...
Muqdisho(RBC Radio) Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa loogu baaqay iney ka tashato ku tiirsanaanta cududa ciidamada nabad ilaalinta midowga Afrika ee hawlgalka AMISOM oo hada gacan weyn ka siiya dowladda...
View ArticleAMISOM iyo Alshabaab oo guulo ka kala sheegtay dagaal ku dhexmaray duleedka...
Muqdisho(RBC Radio) AMISOM iyo alshabaab ayaa guulo ka kala sheegtay dagaal ka dhacay gobolka Shabeelaha hoose taliyaha guud ee ciidanka AMISOM Gen. Andrew Gutto oo warsaxaafadeed kasoo saaray...
View ArticleBandow ka dhaqan galay magaalada Jowhar,kadib dilkii gudoomiyihii xaafadda...
Jowhar(RBC Radio) Bandow xiliga habeenkii ah ayaa ka dhaqan galay degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha dhexe,bandhowgan ayaa xalay habeenkii labaad ka dhaqan galay Xaafadda Hantiwadaag ee...
View ArticleWasaaradda arimaha dibadda oo maanta baarlamaanka horgeynaysa hindise...
Muqdisho(RBC Radio) Wasaaradda arimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta baarlamaanka horgeynaysa hindise sharciyeedka wasaaradda,gudoomiye ku xigeenka koowaad...
View ArticleCiidamada dowladda oo maanta Muqdisho ka sameeyey baaritaanno dad badan lagu...
Muqdisho(RBC Radio) Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa maanta baaritaano ka sameeyey degmooyin dhowr ah oo ka tirsan magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya,ciidanka booliska iyo nabad sugidda...
View ArticleWasaaradda arimaha dibadda oo baarlamaanka horgeysan Hindise sharciyeedka...
Muqdisho(RBC Radio) Wasaaradda arimaha dibadda Soomaaliya ayaa maanta baarlamaanka horgeysay Hindise sharciyeedka wasaaradda waxayna ka dalbatay mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya iney meel...
View ArticleAbdiqani Carabey guddoomiyaha kooxda Comsed oo soo dhaweeyey Agaasimaha cusub...
Guddoomiyaha kooxda kubadda cagta Comsed Football Club Abdiqani Carabey Gaalkacyo[RBC Radio]Kadib markii wareegto kasoo baxdey Madaxtooyada Puntland oo uu ku saxiixan yahay Madaxweyne Cabdiraxmaan...
View ArticleMadaxweyne Xasan SH. oo khudbad ka jeediyey furitaanka Shirka horumarinta...
Yokohama(RBC Radio) Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad dheer oo uu kaga warbixinayo marxaladaha dalka Soomaaliya ka jeediyey shirkii 5-aad ee horumarinta...
View Article