Ururka Horseed Puntland Oo Ololaha Xulista Gollayaasha Deegaanka Ka Bilaabay...
Xubnaha Ururka Horseed Puntland ee gobolka Bari Boosaaso[RBC Radio] Urur Siyaasadeedka Horseed Puntland ayaa maanta ka bilaabay magaaladda Boosaaso ee xarunta gobolka Bari Olole ballaaran oo ay kusoo...
View ArticleSomalia: Insecurity impacts on humanitarian work in Somalia, UNOCHA says
By Abdi Muse MOGADISHU (RBC) Despite improvements, humanitarian access remains tenuous in Somalia, United Nations Office for Coordination of Humanitarian Activities says. On 5 May, an attack in...
View ArticleMadaxweyne Kuxigeenka Puntland: Waxaan U Hayaamin Doonaa Puntland Hab...
Madaxweyne Kuxigeenka Puntland Gen Cabdisamad Cali Shire Boosaaso[RBC Radio] Madaxweyne Kuxigeenka Dawladda Puntland Cabdisamad Cali Shire ayaa ka dhawaajiyey Maanta in Puntland gaarsiin doonaan hab...
View ArticleWasiirka Maaliyadda Puntland Faarac Cali Shire: Waxay Bulshadu Ku...
Wasiirka Maaliyadda Puntland Mudane Faarax Cali Shire Boosaaso[RBC Radio] Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland ahna uddoomiyaha Soo Xulitaanka Gollayaasha Deegaanka gobolka Bari ee Ururka Horseed...
View ArticleSomalia: Al Shabab says Amisom death toll is bigger than stated
By Abdalle Ahmed Despite they were driven away from the capital, Mogadishu and many of the urban areas, Al Shabab still has a strong presence in many of the rural areas of the southern and central...
View ArticleHaweenka Puntland oo Baaq u diray Gudiga Doorashooyinka Puntland...
Garoowe (RBC RADIO) Kulan balaaran oo ka dhacay Xarunta Cilmi barista ee (PDRC) ayaa waxaa isugu yimid Haween ka kala yimi Gobolada Puntland ujeedka Kulanka ayaa ahaa wada tashi iyo ka mira dhalin...
View ArticleDagaal saacado badan socday oo ciidanka dowlada iyo alshabaab ku dhexmaray...
Gedo(RBC Radio) Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa ku waramaya in deegaanka Bursagaar uu ka dhacay dagaal saacado badan qaatay oo dhexmaray ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa Alshabaab,dagaalka...
View ArticleWasaaradda adeegga bulshada xukuumada oo bulshada ka dalbatay iney Carruurta...
Muqdisho(RBC Radio) Wasaaradda adeegga bulshada xukuumada Soomaaliya ayaa qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ka dalbatay iney bulshada ku wacyi galiyaan in carruurta da’da yar laga Tallaalo...
View ArticleDowlada Soomaaliya oo ka dhawaajisay iney Tayo la’aan haysato ciidanka...
Muqdisho(RBC Radio) Xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay iney talo la’aan ba’an haysato ciidamada dowlada Soomaaliya wasiir ku xigeenka wasaarada gaashaandhigga xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Kulmiye...
View ArticleFaahfaahin: Iskushaandheyn Iyo Ballaarin Lagu Sameyn Doono Golaha Wasiirada...
Muqdisho (RBC) Waxaa sida xogta soo gaareysa Raxanreeb ay sheegeyso meel gabagabo ah mararaya iskushaandheyn iyo ballaaran lagu sameynayo markii ugu horreysay golaha wasiirada dawlada federaalka...
View ArticleHogaanka Socdaalka dowlada Soomaaliya oo sheegay ineysan garoonka Kismaayo...
Muqdisho(RBC Radio) Taliska hogaanka socdaalka dowlada Soomaaliya ayaa ka hadlay dhibaatada ka dhalatay xiritaanka garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose oo laga soo...
View ArticleSomalia: Refugees continue to move back to Somalia at slow pace
People who have been displaced inside the country have begun to to return their home regions. Photo Abdalle Ahmed. Raxanreeb.com (RBC Radio). MOGADISHU (RBC) The UN refugee agency, UNHCR said that the...
View ArticleDEG DEG:R/wasaare saacid oo gudi ka kooban labada gole u magacaabay dib u...
Muqdisho(RBC Radio) Warsaxaafadeed goordhow kasoo baxay xafiiska R/wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Shiirdoon ayaa waxaa lagu magacaabay gudi ka kooban labada gole ee dowlada Soomaaliya...
View ArticleFeysal Cali Waraabe: Diinta Reer Somaliland Anigu Kama Bixin
Birmingham (RBC) Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ee Somaliland Feysal Cali Waraabe ayaa xafladballaaran oo dad xisbigiisa taageersan ay ku qabteen magaalada Birmingham ee wadanka Ingiriiska wuxuu kaga...
View ArticleSomalia: PM mandates joint committee to resolve Jubbaland reconciliation
By Abdalle Ahmed MOGADISHU (RBC) Somali Prime Minister Abdi Farah Shirdon has today mandated a 16 members-joint committee assigned to resolve the disputes on Jubbaland administration formation and...
View ArticleMunaasabado lagu xusayo maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May oo...
Muqdisho(RBC Radio) Qaban-qaabada Munaasabado lagu xusayo maalinta 15-ka May oo loo asteeyey maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed oo ku beegan aas-aaskii ururkii dhalinyaradii gobanimada doonka SYL oo...
View ArticleR/wasaare Saacid oo dhalinyarada Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aaddan...
R/wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Shiirdoon Saacid ayaa maanta dhalinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey maalinta 15-ka bisha May oo ahayd aas-aaskii halgankii gobanimada doonka...
View ArticleMidowga Yurub oo maanta si rasmi ah Muqdisho ugu soo wareejiyey tababarkii ay...
Muqdisho(RBC Radio) Munaasabad ay magaalada Muqdisho si wada jir ah ugu qabteen madaxweynaha dowlada Soomaaliya iyo madax sare oo ka tirsan wadamada Midowga Yurub ayaa waxaa looga dhawaaqay in maanta...
View ArticleRag ku labisan direeska ciidanka dowlada oo isku dayey iney dhac u geystaan...
Muqdisho(RBC Radio(RBC Radio) Rag ku labbisan direeska ciidamada Milateriga dowlada Soomaaliya ayaa maanta weerar kun qaaday xarunta shirka xawilaadda Dahabshiil ay ku leedaha gudaha Suuqa weyn ee...
View ArticleMudanayaasha baarlamaanka Federaalka oo maanta Muqdisho ku shiray
Muqdisho(RBC) Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliaya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay kulan ay kaga hadleen ajandayaal dhowr kulanka maanta ayaa waxaa shir gudoominayey afhayeenka...
View Article