Madax-Banaanida Saxaafada oo Garoowe laga Xusay iyo Wasiirka Warfaafinta oo...
Garoowe (RBC RADIO) Kulankan wuxuu ka dhacay Xarunta Cilmi Baarista ee PDRC ee Magaalada garoowe waxaana si weyn loogu xusay Maalinta Madax-banaanida Saxaafada Aduunka oo ay kasoo qayb galeen...
View ArticleDAAWO SAWIRRO: Xuska Maalinta Xorriyadda Saxaafadda oo Lagu Xusay Dilalka...
MUQDISHO (RBC) Suxufiyiinta Soomaaliyeed iyo bahda warfaafinta ayaa maanta xusay maalinta caalamiga ah ee Xorriyada Hadalka iyadoo dawladda Soomaaliya ay ballanqaaday inay wax badan ka qabaneyso sidii...
View ArticleMabaa’diida Afarta ah ee Badbaadisa Aadanaha. Q 3aadW/Q Cabdirahman Maxamed...
Mabaa’diida Afarta ah ee Badbaadisa Aadanaha “Aadmiga Manida Laga Khalqaye Madaxa Taagaaya” Abdirahman Maxamed (Xiddig) xiddig@gmail.com Maajo 03 2013 Q. 3aad Alle wuxuu inoo sheegay aadanaha oo dhan...
View ArticleIGAD oo Isku Raacday In Maamul Dhisida Gobollada Dalka Looga Dambeeyo DF...
ADDIS ABABA (RBC) Shirkii 21aad ee aan caadiga ahayn ee madaxda wadamada ku jira Urur Goboleedka IGAD ayaa goordhow lagu soo gabagabeeyay magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Ethiopia iyadoo uu...
View ArticleIGAD: Somali federal government to lead its stabilization and reconstruction...
COMMUNIQUE OF THE 21ST EXTRAORDINARY SUMMIT OF HEADS OF STATE AND GOVERNMENT OF IGAD, ADDIS ABABA, ETHIOPIA, May 3, 2013 The IGAD Heads of State and Government held its 21st Extraordinary summit in...
View ArticlePuntland khibrad ku filan wey heysataa! W/Q Farah Warsame
Puntland khibrad ku filan wey heysataa! Farah Warsame Bile1971@hotmail.com Maajo 04 2013 Puntland khibrad dowladnimo oo 15 sano ka badan ayay wadataa. Cidna ma khaldi karto!. Faarax Warsame Waxaa...
View ArticleDabaqadda Aragga. W/Q Cabdullaahi Janno
Dabaqadda Aragga Cabdullaahi Janno Claahijanno@gmail.com “War kaas aniga laxna kuma aamineen,” ayuu lahaa Oday fadhiyay maqaaxi laga shaaheeyo, “tolku way ku qasaareen. Cadowgiisa ma yaqaanno. ” Waxaa...
View ArticleAhlu-suuna oo ku boorisay dowlada Federaalka iney la timaado qorshe cusub oo...
Muqdisho(RBC Radio) Culima udiinka Ahlu-sunna Waljamaaca ayaa ugu baaqay dowlada Soomaaliya iney la timaado Istaraatiijiyad cusub oo lagu sugayo amniga dalka gaar ahaan deegaanada gobolka Galgaduud...
View ArticleDagaal Culus oo ciidamada dowlada iyo alshabaab ku dhexmaray gobolka Bakool
Bakool(RBC Radio) Dagaal culusu oo saacado badan socday ayaa xalay ka dhacay gobolka Bakool,dagaalka ayaa ka dhacay degmada Tiiyeglow ee gobolkaasi ciidamada dowlada Soomaaliya oo si aad ah u...
View ArticleIskaashatada Gaadiidleyda gobolka Banaadir oo dowlada ka dalbaday iney dib u...
Muqdisho(RBC Radio) Iskaashatada Gaadiidleyda gobolka Banaadir ayaa ugu baaqay dowlada Soomaaliya in dib loo furo wadooyinka muhimka ah ee magaalada Muqdisho oo maanta maalintii 5-aad u xiran ciidamada...
View ArticleDowlada Federaalka oo sheegtay iney wada shaqayn dhow la yeelanayso...
Muqdisho(RBC Radio) Dowlada Soomaaliya ayaa daboolka ka qaaday iney wada shaqan dhab ah la yeelanayso warbaahinta madaxa bannaan ee Soomaaliyeed wasiir ku xigeenka wasaarada warfaafinta xukuumada...
View ArticleSomalia: Mogadishu bus drivers complain over roads blocked
By Malyun Ali MOGADISHU (RBC) As Somalia government security forces continue to block the main roads in the capital, Mogadishu for the fifth day, the drivers of local buses complain over losing their...
View ArticleSomalia: Parliament speaker back after Turkey visit
By Abdi Muse MOGADISHU (RBC) Somalia Federal parliament speaker Mohamed Osman Jawari has returned back to Mogadishu on Friday after two weeks long visit to Turkey republic where he held talks with...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo noqday
Muqdisho(RBC Radio) Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafti ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa saaka kasoo dagay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ee Aadan...
View ArticleSomalia: Government forces capture Tiyeeglow town in southern Somalia region
TIYEEGLOW (RBC) Somali government forces have on Friday captured Tiyeeglow town, 100-km south of Xudur town in Somalia’s Bakool region, official told RBC Radio. Xudur district commissioner, Mohamed...
View ArticleMadaxweyne Kenyatta oo ay Maxkamada ICC doon-dooneyso oo la shaaciyey inuu ka...
Nairobi(RBC Radio) Madaxweynaha wadanka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa si sarmi ah loo shaaciyey inuu ka qaybagalayo shirka Soomaalida uga furmaya magaalada London ee dalka UK,Kenyatta oo ay si weyn u...
View ArticleMaamulka degmada Balanballe oo bilaabaya hawlgal lagu aruurinayo hubka...
Balanballe(RBC Radio) Maamulka degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay iney degmadaas ka bilaabayaan hawlgalo ay ku aruurinayaan hubka sharci darrada...
View ArticleFowziya Yuusuf Xaaji: Guul ayaan kasoo hoynay shirkii urur goboleedka IGAD
Muqdisho(RBC Radio) Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay iney guul kala soo laabatay shir madaxeedkii urur goboleedka IGAD ee lagu soo gabagabeeyey magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Ethiopia,wasiirka...
View ArticleAxmed Cali Salaad duqa degmada Gaalkacyo oo ka hadley xaaladda degmada
Axmed Cali Salaad duqa degmada Gaalkacyo Gaalkacyo[RBC Radio]Duqa degmada Gaalkacyo ayaa maantey shir saxaafaded ku qabtey guddaha magaaladda isagona shirkisan uga hadley arimo dhor ah oo ka jiri...
View ArticleYuweri Musaveni oo ku baaqay in dhalinyarada waxbaratay ay ku biiraan...
Addis abab(RBC Radio) Madaxweynaha wadanka Uganda Yuweri Musaveni oo qudbad ka jeedinayey shir madaxeedkii urur goboleedka IGAD ee kusoo idlaaday magaalada Addis ababa ayaa daboolka ka qaaday in...
View Article