Madaxweynaha Puntland Dr.Faroole oo u ambabaxay dalka Yemen kulana la leh...
Kulankii madaxweyne Faroole uu la qatay bishii October, 2010 madaxweynihii hore ee Yemen Cali Cabdala Dubai[RBC Radio]Wafti uu hoggaaminayo madaxweynaha dowladda Puntland ee Soomaaliya Cabdiraxmaan...
View ArticleShir socday mudo saddex maalin oo u socday Issimada iyo waxgaradka qaar kamid...
Kismaayo[RBC Radio]Waxaa maantay magaaladda Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose lugo af-meeray shir socday mudo saddex maalin ah kasoo ay isugu yimaadeen Issimada iyo waxgaradka qaar kamid ah...
View ArticleDEG DEG: Madaxweynaha Kenya oo sheegay in lasoo afjaray weerarkii...
Nairobi(RBC Radio) Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku dhawaaqay in lasoo afjaray weerarkii maalmaha qaatay ee ka socday dhismaha Suuqa Westgate Mall ee magaalada Nairobi,Madaxweyne...
View ArticleMadoobe Nuunow oo dowladda ku eedeeyey iney caqabad ku tahay dhisidda...
Baydhabo(RBC Radio) Madoobe Nuunow Maxamed oo ka mid ah qabanqaabiyaasha shirka la doonayo in lagu dhiso maamul goboleed ay yeeshaan gobolada Koonfur galbeed ee Soomaaliya oo ka socda magaalada...
View ArticleDowladda federaalka Soomaaliya oo codsatay in lagu gacan siiyo dagaalka ay...
Geneva(RBC Radio) Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa codsatay in laga gacan siiyo la dagaalanka kooxda Al-shabaab ee dowladda dagaalka kula jirta,R/wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Cabdi...
View ArticleAl-shabaab oo sheegay iney wali ku sugan yihiin dhismaha Westgate ee...
Muqdisho(RBC Radio) Al-shabaab ayaa beeniyey warkii kasoo baxay madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo ku dhawaaqay iney soo afjareen hawlgalkii ay dhowrka maalmood ka wadeen dhismaha xarunta...
View ArticleMadaxweyne Xasan SH oo New York uga qaybgalaya shirka loo dhanyahay ee Q/M oo...
New York(RBC Radio) Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan SH Maxamuud oo ka qaybgalaya shirka loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay oo shalay ka furmay magaalada New York ee dalka...
View ArticleTartan Kubada Cagta ah looguna magac daray Nabada iyo isdhexgalka Dhalinta oo...
Garoowe (RBC RADIO) Hay’ada Kaalo oo kaashaneysa Hay’adaha SIDA iyo DIAKONIA ayaa 4 koox oo ka mid ah Naadiyada Heerka Sare ee Gobolka Nugaal u qabatay Tartan nabadeed lagu doonayo in dhalinyaradu...
View ArticleDowladda federaalka Soomaaliya oo gudi qaran u magacawday qabanqaabada shirka...
Muqdisho(RBC Radio) Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta magacowday gudi loo xilsaaray qabanqaabada shirka dib u heshiisiinta ee loo qabanayo bulshada ku dhaqan gobolada ku bahoobay maamulka...
View ArticleGolaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay oo soo dhoweeyay siyaasadda...
Geneve[RBC Radio]Kal-fadhigii 24-aad ee Golaha Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobay oo maanta ka dhacay magaalada Geneve – Switzerland ee sida gaarka ah diiradda loogu saaray Xuquuqda Aaadanaha...
View ArticleSaddex maalin oo baroor diiq loo samaynayo dadkii ku waxyeeloobay weerarkii...
Nairobi[RBC Radio]Guud ahanba dalka Kenya waxaa maantay ka dhaqan galay saddex maalmood oo baroor diiq ah si loogu tacsiyeeyo, loona muujiyo in laga xun yahay dadkii ku dhintay weerarkii ka dhacay...
View ArticleBaarlamaanka Soomaaliya oo isku mari waayey Mooshin ay shalay golaha...
Muqdisho9RBC Radio) Mudanayaasha baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa isku mari waayey Mooshin shalay baarlamaanka la horkeenay oo ay ka doodayeen,kulanka baarlamaanka oo ay soo xaadireen 157...
View ArticleMaxadweyne Faroole oo Yemen ku sugan iyo wasaaradda warfaafinta Puntland oo...
Madaxweynaha Puntland Dr.Faroole Garoowe[RBC Radio]Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Cabdirixmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa wali ku sugan dalka Yemen halkaaso kulamo kala gadisna uu kula qadanayo...
View ArticleWareegto lugu mamnuucay dhisida dhulalka banaan iyo kuwa la isku heysto oo...
Ger.Fartaag oo waregto cusub soo saray Kismaayo[RBC Radio]Waxaa maantay markii ugu horeysey xafiiska hoggaamiye ku-xigeenka maamulka KMG-ah ee Jubba ka soo baxday wareegto lugu mamnuucay in la dhisto...
View ArticleMaamulka gobolka Hiiraan oo ka dhawaajiyey iney Al-shabaab ka xoreynayaan...
Beledweyne (RBC Radio) Maamulka gobolka Hiiraan ayaa shaaca ka qaaday iney Al-shabaab muddo gaaban gudaheed uga saarayaan deegaanada iyo degmooyinka ay wali kaga sugan yihiin gobolkaas oo dowladda...
View ArticleDebedjirka Hungoobay. W/Q Mahad Kooshin
Debedjirka Hungoobay Mahad Kooshin mahadkooshin@hotmail.com Sabteembar 25 2013 “Soofkii hore ayaa agaasimay hungo iyo haan maran dabadeed na soofkii dambe u noqday waayo’arag oo gardaaddihiyey. Ka dib...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo kulamo amniga ah la qaatay Madaxweynaha Turkiga,...
Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Turkiga Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ayaa maanta kulamo gaar ah la yeeshay qaar ka mid ah madaxda caalamka. Madaxweyne Xasan ayaa la kulmay Madaxweynaha Turkiga...
View ArticleHogaamiyaha Al-shabaab oo digniin culus u diray shacabka dalka Kenya
Muqdisho(RBC Radio) Hogaamiyaha ugu sareeya kooxda Al-shabaab Axmed Cabdi Godane ayaa soo diray cajal maqal ah oo uu kaga hadlayo weeraradii khasaraha faraha badan geystay ee ay ku qaadeen suuqa laga...
View ArticleWeerar iyo qaraxyo ka dhacay magaalada Wajeer oo gobolka Waqooyi bari Kenya
Wajeer(RBC Radio) Wararka ka imaanaya magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi bari dalka Kenya ayaa ku waramaya in xalay fiidkii ay magaaladaasi weerar qorsheysan ku qaadeen koox hubaysan kooxda dableyda...
View ArticleC/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi:Al-shabaab waxaa looga adkaan karaa in la dhiso...
Muqdisho(RBC Radio) Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa codsatay in la maalgaliyo ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed si ay uga taqalusto kooxda Al-shabaab wasiirka gaashaandhigga xukuumadda...
View Article