Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya oo la qorsheynayo in la kala...
Marko(RBC Radio) Masuuliyiinta maamulka gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegay iney qorsheynayaan in deegaanada gobolkaas ee ay ku dagaalamayaan Maleyshiyo beeleedyada iska soo hor jeeda in la geeyo...
View ArticleQaraxyo iyo dilal qorsheysan oo Muqdisho ka dhacay
Muqdisho(RBC Radio) Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya oo habeenadan danbe ay kusoo bateen falalka amni darro ayaa waxaa xalay ka dhacay qaraxyo iyo dilal qorsheysan oo ay waxyeelo kasoo...
View ArticleGudoomiyihii Naadiga Saxaafadda Soomaaliyeed Inj. Mukhtaar Xasan oo Muqdisho...
Muqdisho(RBC Radio) Maanta barqadii ayaa waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda ku geeriyooday Alla ha u naxariistee gudoomiyihii Naadiga Saxaafadda Soomaaliyeed Inj. Mukhtaar Xasan Maxamuud,geerida...
View ArticleDeegaannada maamulka Somaliand oo laga baari doono shidaalka
Xuseen Cabdi Ducaale oo ah wasiirka Tamarta iyo Macdanta Soomaaliland Hargeysa[RBC Radio] Maamulka Soomaaliland ayaa si cadd u sheegey inay ku howlan yihiin sidii deegaanada ay maamusho looga baari...
View ArticleWafti Wasiiro, xildhibaano iyo saraakiil ciidan ka kooban oo ku baxay...
Muqdisho(RBC Radio) Wafti ka kooban Wasiiro,Xildhibaano iyo Saraakiil ciidan ayaa ku baxay gobolka shabeelaha hoose oo maalmahan danbe uu ka socday dagaal u dhexeeyey ciidamada ka wada tirsan kuwa...
View ArticleU Riyaaqnay Roobka ka Curtay Puntland. W/Q Abukar Awale (qaad-diid)
U RIYAAQNAY ROOBKA KA CURTAY PUNTLAND. Abukar Awale (qaad-diid ) abukar_aw@yahoo.co.uk Luulyo 27 2013 Kadib markii dowlada ingiriisku ku dhawaaqday inay qaadka ka mamnuucday wadankeeda ayaa waxaa...
View ArticleQabyaalada iyo Dhibaatada Dhalinyarada Soomaaliyeed ku hayso. W/Q Fu’ad Mohamud
Qabyaalada iyo dhibaatada dhalinyarada Soomaaliyeed ku hayso. Fu’ad Mohamud pen.bilaal7@gmail.com Luulyo 27 2013 Waxaan jeclaystay in aan idin la wadago waxan idinka tusiyo dhibatada iyo dhibta ay...
View ArticleMo Faarax oo Baaq u diray Bangiga Barclays iyo masuuliyiinta ugu saraysa...
London(RBC Radio) Oradyahanka caanka ah ee Soomaaliyeed Maxamed Faarax ee haysta Biladaha Dahabka ah Orodka dheer ee Ciyaaraha Olombikada Adduunka una orda dalka Ingiriiska ayaa ka hadlay arinta ay...
View ArticleDagaal iyo Madaafiic isbarbar socday oo Muqdisho xalay ka dhacay
Muqdisho(RBC Radio) Dagaal iyo Madaafiic barbar socotay ayaa xalay lagu qaaday Warshadii hore ee Barafuunka ee degmada Hiliwaa oo xiligna fariisin cidan u ah ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika...
View ArticleAlshabaab oo ku baaqay dagaal hore leh oo ay la galaan ciidamada dowladda iyo...
Ceelbuur(RBC Radio) Alshabaab ayaa ku baaqay dagaal hore leh oo lala galo dowladda federaalka Soomaaliya iyo ciidamada caawinaya ee AMISOM,afhayeenka guud ee alshabaab SHeekh Cali Maxamuud Raage...
View ArticleCiidamada dowladda Soomaaliya oo ku wajahan degmooyinka gobolka Gedo ee ku...
Gedo(RBC Radio) Saraakiisha ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ee gobolka Gedo ayaa daboolka ka qaaday iny saacadaha soo socda ku wajahan yihiin deegaanada iyo degmyoonka gobolkaas ee xiligan ku...
View ArticleWaftigii dowladda ee gaaray Sh/hoose oo lagu dhaliilay ineysan kusoo...
Muqdisho(RBC Radio) Waftigii ka socday dowladda federaalka Soomaaliye ee uu hogaaminayey wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda federaalka Soomaaliya ee shalay gaaray si ay u kala...
View ArticleMaxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil Toogasho ah ku fulisay 4 Askari oo ka...
Muqdisho(RBC Radio) Maxkamadda Ciidamada qalabka sidda ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa saaka Dil qisaas ah ku fulisay 4 Askari oo ka tirsanaa ciidamada dowladda federaalka...
View ArticleDhaqdhaqaaq Ganacsi oo ka soconaya Dekedda weyn ee Magaaladda Boosaaso [Sawirro]
Boosaaso[RBC Radio] Muddooyinkii ugu danbeeyey,waxaa ka soconayey Dekedda weyn ee magaaladda Boosaaso ee xarunta gobolka Bari dhaqdhaqaaq ganacsi oo ballaaran,kaas oo si weyn looga dareemayey gudaha...
View ArticleDaawo VIDEO : Horumarka Iyo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka Soconaya Dekedda...
Boosaaso[RBC Radio] Shabakadda Raxanreeb ayaa maanta kormeer ku tagtay gudaha Dekedda Boosaaso oo ah Isha dhaqaalaha Puntland xili mashquul badan laga dareemayey,waxaana xusid mudan in Xoolo badan oo...
View ArticleHRW iyo safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo soo dhawaysay go’aan kasoo baxay...
Nairobi [RBC Radio]Hay’adda Xuquuqda Aadanaha u dooda ee Human Rights Watch ayaa soo dhawesey go’aan ay shalay gaartay maxkamada sare ee dalka Kenya kaasi oo hakad lagu galiyay qorshaha dowladda dalka...
View ArticleUNHCR oo dowladda Australia ku dhaliishay dibu celinta qaxootiga doonyaha ku...
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa war kasoo sartey qorsho ay wada gaaren labada dal ee Australia iyo Papua New Guinea(PNG),qorshahaan ayaa ah in qaxootiga doonyaha ku...
View ArticleQarax ka dhacay dhismaha KMG ah ee safaaradda Turkiga magaaladda Muqdisho
Mid ka mid ah dadkii qaraxa wax ku noqday oo la sido Muqdisho[RBC Radio] Magaaladda Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya waxaa ka dhacay qaraxa loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay...
View ArticleBaarlamaanka Federaalka oo dhegeystay akhrinta 3aad ee hindise Sharciyeedka...
Muqdisho(RBC Radio) Mudanayaasha baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo Muqdisho kulan ku yeeshay ayaa waxaa ay kulankooda uga doodeed sharciga Shaqaalaha wasaaradda arimaha dibadda dowladda federaalka...
View ArticleQarax Ismiidaamin ah oo khasaare gestay oo Muqdisho maanta ka dhacay
Muqdisho(RBC Radio) Qaraxa khasaare geystay ayaa maanta barqadii ka dhacay agagaarka Isgoyska Sanca ee magaalada Muqdisho,qaraxa ayaa ahaa gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa sida ay ku warameen...
View Article