Ra’iisul Wasaaraha oo caawa kulan Amniga looga hadlayo la yeeshay...
Muqdisho July 27, 2013—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa caawa kulan ballaaran oo afur ah la yeeshay taliyeyaasha ciidamada Qalabka sida,...
View ArticleAlshabaab oo Sheegtay Masuuliyadda weerarkii lagu qaaday Shaqaalaha...
Ceelbuur(RBC Radio) Alshabaab ayaa sheegtay masuuliyadda weerarkii shalay galinkii danbe lagu qaaday xarun ay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ka degan yihiin Shaqaalo u dhashay dalka...
View ArticleBaarlamaanka Puntland oo maantey doodd ka yeelan doona xeerka miisaaniyadda...
Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland Cabdirishiid Maxamed Xirsi Garoowe[RBC Radioi]Magaaladda Garoowe ee xarunta Puntland waxaa maantey lugu wada sidii lugu balamey inay kafuranto doodd ay yelan doonan...
View ArticleNicholas Kay”Qaramada Midoobay iyo hay’addaha kale ee saaxiibka la ah dhaq...
Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Nicholas Kay Muqdisho[RBC Radio]Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Nicholas Kay oo ka hadlayey weerar ismiidaamin ah oo lugu qadey xarun ay ku...
View ArticleWasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka Soomaaliya oo maanta hortagaya...
Muqdisho(RBC Radio) Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda federaalka Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta hortagi doona mudanayaasha golaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya...
View ArticleDowladda dalka Turkiga oo si kulul uga hadashay weerarka lagu qaaday...
Ankara(RBC) Dowladda Turkiga ayaa ka hadashay weerarkii shalay lagu qaaday xarunta ay Shaqaalaha u dhashay dalkaas ka dagan yihiin magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya,R/wasaare ku xigeenka...
View ArticleMaamulka Soomaaliland oo Qaadacay ka qaybgalka shirka dhaqaalaha loogu...
Hargeysa(RBC Radio) Maamulka Soomaaliland ayaa qaadacay ka qaybgalka shirka bisha soo socota ee September ka furmaya magaalada Brussles ee xarunta Midowga Yurub kaasoo looga hadlayo dib u dhiska dalka...
View ArticleMadaxweynaha dowladda federaalka oo Cambaareeyey weerarkii lagu qaaday...
Muqdisho(RBC Radio) Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan SH Maxamuud ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray waxa uu si kulul ugu cambaareeyey weerarkii shalay galinkii danbe lagu qaaday...
View ArticleR/wasaare Saacid iyo qaar katirsan golihiisa wasiirada oo maanta kormeer ku...
Muqdisho(RBC Radio) R/wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shiirdoon Saacid oo ay wehlinayaan qaar kamid ah golihiisa wasiirada,xildhibaano iyo saraakiisha ciidamada dowladda...
View ArticleQarax Miino oo magaalada Marka lagula eegtay Ciidamada nabad ilaalinta AMISOM
Marka(RBC Radio) Wararka naga soo gaaray magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha hoose ayaa kusoo waramaya in maanta qarax Miino halkaa lagula eegtay Kolonyo ay wateen ciidamada nabad ilaalinta...
View ArticleWaddo casri ah oo Turkigu Muqdisho ka dhisayo oo maanta xariga laga jaray
Muqdisho(RBC Radio) R/wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta xariga ka jaray dib u dhis lagu samaynayo wadada xiriirisa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho iyo Isgoyska km4 ee degmada...
View ArticleBaarlamaanka Puntland oo Ansixiyey Miisaaniyada Dawladda 2013,Degmo Cusub iyo...
Baarlamaanka oo hab gacan taag ah ku ansixinaya Garoowe(RBC Radio) Baarlamaanka Dawladda Soomaaliyeed ee Puntland oo maalmahanba magaaladda Garoowe uga socday Kalfadhigoodii 30-aad ayaa maanta...
View ArticleBarakacayaasha Magaaladda Qardho oo ka Cabanaya Biyo La’aan iyo Dadka...
Qardho[RBC Radio] Labadii bilood ee ugu danbeysay,waxaa laga dareemayey magaaladda Qardho ee xarunta gobolka Karkaar biyo yari baahsan taasoo saameyn ku yeelataya shacabka iyo dadka Barakacayaasha ah...
View ArticleMaamulka Jubbaland oo Kismaayo kusoo bandhigey 150 askari oo boolis ah [Sawirro]
Kismaayo [RBC Radio] Magaaladda Kismaayo ee xarunta gobolka Jubadda Hoose waxaa maanta tababar loogu soo xiray 150 askari oo boolis ah, kana tirsan ciidamada maamulka Jubbaland. Ciidamada maantey ay...
View ArticleSumaha Dabargoynta iyo Qaadka. W/Q Prof. Abdirahman A. Warfa
SUMAHA DABARGOYNTA IYO QAADKA Use Facebook to Comment on this Post
View ArticleMadaxweyne Xasan SH:Amniga walaalaha Turkiga waa inaan lagu halayn dowladda...
Muqdisho(RBC Radio) Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed iney qayb ka qaataan sugidda amniga shaqaalaha turkiga ee dalka ka wada...
View ArticleTaliska Hay’adda nabad sugidda oo la dhamaystiray
Muqdisho(RBC Radio) Munaasabad si weyn loosoo agaasimay oo ka dhacday xarunta ugu weyn hay’adda nabad sugidda Soomaaliya ayaa waxaa lagu dhamaystiray dhismaha hay’adda nabad sugidda dowladda federaalka...
View ArticleCiidanka Ahlu sunna oo Dhuusamareeb kusoo bandhigay Dhoollatus,sheegayna iney...
Dhuusamareeb(RBC Radio) Maamulka Culima udiinka ahlu sunna waljamacaa oo shalay ciidamo ay leeyihiin ay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud kusoo bandhigeen dhoollatus ciidan ayaa waxa...
View ArticleGolaha wasiirada Soomaaliya oo meelmariyey Miisaaniyad gaara oo loogu...
Muqdisho(RBC Radio) Shir aan caadi ahayn oo golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya ay shalay ku yeesheen magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa waxa ay ku meelmariyeen Miisaaniyad...
View ArticleMadaxweynaha Galmudug oo Cabdi Qaybdiid oo taliye cusub u magacaabay ciidanka...
Gaalkacyo(RBC Radio) Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid ayaa shaqadii ka eryey Saraakiishii ciidamada nabad sugidda maamulkaas ugu sareeyey,Madaxweynaha maamulka...
View Article