Quantcast
Channel: Raxanreeb Online
Browsing all 20445 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SOMALIA: The case for a wrong counterterrorism strategy

Muqdisho (RBC News) According to the writers of a new paper on Somalia, America’s counterterrorism strategy will fail if Jubaland regional administration takes off. The writers of the paper argue...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidan ka tirsan alshabaab oo weerar ku qaaday degmada Ceelbarde

Ceelbarde(RBC Radio) Alshabaab ayaa xalay weerar gaadmo ah ku qaaday degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool,ciidamo ka tirsan alshabaab ayaa xalay saqdii dhexe weerar qorsheysan ku qaaday  fariisimo ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Inj. Yariisow: Dowladdu waxba kamaysan bedelin Dastuurkii lagu heshiiyey

Muqdisho(RBC Radio) Dowladda Soomaaliya ayaa iska fogeysay eedaha maalmihii danbe loo jeedinayey ee ku saabsanaa iney wax ka bedeshay dowstuurkii lagu heshiiyey eedahaas oo intooda badan ka yimi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda oo lagu dhaliilay iney ka gaabisay xaqiijinta amniga magaalada Muqdisho

Muqdisho(RBC Radio) Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu dhaliilay iney ka gaabisay wax ka qabashada amniga magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya,Siyaasiga Salaad Cali Jeelle oo xilal...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garsoore Soomaaliyeed oo Dhexdhexaadin doona Ciyaarta Furitaanka Tartanka...

Sudan(RBC Radio) Garsooraha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Xasan Wiish Xaaji yabarow ayaa daqiiqado ka hor loo magacaabay in uu dhex dhexaadiye ka noqdo cayaarta furitaanka tartanka CECAFA...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saraakiisha AMISOM ee gobolka Hiiraan oo sheegay in la gaaray xiligii...

Beledweyne(RBC Radio) Saraakiisha Ciidanka nabad ilaalinta midowga Afrika gaar ahaan kuwa Jabuuti ee ku sugan gobolka Hiiraan ayaa sheegay in xiligan la gaaray markii gabi ahaanba deegaanada gobolka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii dib u habaynta Waxbarashada dalka oo goor-dhaweyd si rasmi ah...

  Muqdisho(RBC Radio) Shirkii dib u habaynta waxbarashada dalka ayaa daqiiqado ka hor si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya,shirka ayaa waxaa daah furay R/wasaaraha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: Wararkii ugu danbeeyey ee Kismaayo iska hor imaad kooban oo ka...

Kismaayo [RBC Radio]Magaaladda Kismaayo xiisad kacsanaan ah ayaa ka taagan kadib markii maleeshiyaad ay dhigteen isbaaro wado muhiim ah oo dhexmarta magaalada Kismaayo iyadoo ciidamada Jubbaland ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Alshabaab oo sheegay in Askar ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya ay isku...

Sh/hoose(RBC Radio) Alshabaab ayaa sheegtay in askar ka tirsanaa ciidanka dowladda Soomaaliya ay isku soo dhiibeen, warkan ayey alshabaab ku faafiyeen baraha ay Internet-ka ku leeyihiin, waxayna soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho: Hay’adda Hormuud Foundation oo Shaqo abuuris u samaysay dad Naafo ah

Muqdisho(RBC Radio) Xaflad maanta ka dhacday xarunta Iskuulka Degmada Xamar Jajajb ee gobolka Banaadir ayaa waxaa shaqo abuur loogu sameeyey dad Naafo ah,Mashruuca shaqo abuurista ah ayaa waxaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxamuud Culusoow oo weeraray Faroole iyo Feysal Rooble oo Difaacay Faroole...

Weydiiyaha Suaasha ku saabsaneyd dastuurka Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing! Ama Halkaan ka Dhageyso RBC Radio (Minneapolis) Kulanka Fagaaraha ee ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SOMALIA: Education will be the foundation of a new Somalia, Prime Minister...

Press Statement 18 June 2013 A new national education system will underpin brighter futures for a new generation of Somalis, His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon said today, opening a...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Magaaladda Boosaaso Oo Laga Furay Xafiis Qaabilsan la Talinta Khilaafaadka...

Guddoomiye Abshir Axmed Yuusuf (Sallacalee) Boosaaso[RBC Radio] Magaaladda Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa laga furay Xafiis ka shaqeyn doona xalinta khilaafaadka ka dhex dhaca ganacsiga sida...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Khodbadii Ra’iisal Wasaaraha ee furitaankii Shirkii Waxbarashada: Dib-u...

Dib-u Noolaynta Waxbarashada Soomaaliya Juun 18, 2013, Muqdisho…..Mudanayaal, marka ugu horeysa dhamaantiin waad salaamantihiin. Waxaa sharaf weyn ii ah in aan idinkala soo qeyb galo, rasmi ahaana u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Beelaha Cali Saleebaan iyo Cali Jibraahil Oo Shir Heshisiin ah Uu uga Furmay...

  Qaar kamid ah Beelaha Heshiisku u furmay Boosaaso[RBC Radio] Beelaha Cali Saleeban iyo Cali Jibraahil ee Majeerteen ayaa shir ballaaran oo lagu Heshisiinayo uu uga furmay magaaladda Boosaaso ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka arimaha gudaha & amniga Qaranka Soomaaliya oo Muqdisho kula kulmay...

Muqdisho(RBC Radio) Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya kulan kula qaatay qaar ka mid ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamada dowladda oo saaka hawlgallo ka wada degmada Xamar Weyne

Muqdisho(RBC Radio) Ciidamada booliska iyo kuwa nabad sugidda dowladda Soomaaliya ayaa hawlgallo ballaaran ka wada xaafadaha ay ka kooban tahay degmada Xamar Weyne ee gobolka Banaadir,Ciidamada ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taliska booliska gobolka Baay oo faah faahin ka bixiyey hawlgallo ay...

Baydhabo(RBC Radio) Saraakiisha ciidamada amniga gobolka Baay ayaa faah faahin ka bixiyey baaritaano ay ku xaqiijinayaan amniga oo ay maalmihii danbe ka wadeen magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamulka gobolka Banaadir oo sheegay iney qaadayaan tallaabo kama danbeysa ah...

Muqdisho(RBC Radio) Maamulka gobolka Banaadir ayaa ka dhawaajiyey  iney qaadayaan Tallaabo kama danbays ah oo ay ku xaqijinayaan  sugidda amniga magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya,gudoomiye...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii dib u habaynta waxbarashada dalka oo maanta maalintii 2aad galay

Muqdisho(RBC Radio) shirkii dib u habaynta waxbarashada dalka ayaa maanta maalintii 2aad galay,shirka oo ay ka qaybgalayaan aqoonyahanno Soomaaliyeed,ergooyin ka kala yimi gobolada dalka,saraakiil ka...

View Article
Browsing all 20445 articles
Browse latest View live