Siyaasi Sowjar oo Dhaliilay Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdikariin...
Siyaasi Cumar Sowjar Kismaayo (RBC Radio) Siyaasi Sowjar oo ah aqoonyahan ku nool dalka Mareykanka isla markaasna kamid ahaa musharaxiintii u tartamaysay Xilka Madaxweynenimo ee Soomaaliya ayaa maanta...
View ArticleJeneraal Cabdulaahi SH Ismaacil Fartaag oo Maanta loo Dhaariyey Madaxweyne ku...
Kismaayo (RBC Radio) Xaflad balaaran oo maanta ka dhacday xarunta Jaamacada ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu dhaariyay madaxwayne ku xigeenka koobad ee ay yeelanayso dawlada Jubbaland. Waxaana...
View ArticleSaxafiyiinta Galmudug oo tababar Gaalkacyo loogu soo xiray(Sawirro)
Gaalkacro[RBC Radio]Koonfurta magaaladda Gaalkacyo waxaa tababar logu soo gaba gabeyey saxafiyiinta Galmudug waxana tababarka u qabatay hay’adda Relief International. Tababarkan oo mudo labo bari ah...
View ArticleLocal Residents Organize 5K Walk for Charity
For Immediate Release May 13, 2013 Contact: Ubah Hamud 202.802.1243 – or Muna Hamud 703.489.8831 Local Residents Organize 5K Walk for Charity This Saturday, May 19 residents from across the Maryland,...
View ArticleGudoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo Muqdisho casho sharaf ugu sameeyey...
Muqdisho(RBC Radio) Gudoonka baarlamaanka Soomaaliya ayaa xalay casha sharaf magaalada Muqdisho ugu sameeyey gudoomiyaha baarlamaanka Carabta Axmed Maxamed Jarwaan oo shalay soo gaaray magaalada...
View ArticleJowhar: Koox hubeysan oo Bam ku tuurtay xarun ay ku sugnaayeen ciidanka...
Jowhar(RBC) Wararka naga soo gaaraya degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha dhexe ayaa ku waramaya in habeenkii xalay kooxo hubeysan ay bam gacmeed ku tuureen xarun ay ku sugnaayeen ciidamada...
View ArticleCiidanka dowladda oo hawlgallo ka wada qeybo ka tirsan magaalada Muqdiso
Muqdisho(RBC Radio) Ciidamada dowlada Soomaaliya gaar ahaan ciidanka booliska ayaa saaka hawlgallo ballaaran ka wada xaafadaha ay ka kooban tahay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ,Ciidanka ayaa...
View ArticleDEG DEG:Wafti ka socdey urur-goboleedka IGAD oo gaarey Kismaayo lana kulmay...
Kismaayo[RBC Radio]Wararka inaga soo garaya magaaladda Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa soo sheegaya in wafdigiii ka socday urur-goboleedka IGAD oo ka ambabaxay magaalada Muqdisho...
View Articlewaftiga uu hogaaminayo gudoomiyaha baarlamaanka Carabta oo booqday...
Mudanayaasha golaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan xarunta golaha shacabka kula qaatay waftiga uu hogaaminayo gudoomiyaha baarlamaanka Carabta Axmed Maxamed Jarwaan oo Muqdisho...
View ArticleMagaaloyinka waa weyn ee Soomaaliland oo laga xused 18 May
Hargaysa[RBC Radio]Waxaa ay maantey ku beegned 18ka May oo ah maalin si weyn looga xuso goballada iyo degmoyinka Somaliland. Sanadkaan ayaa sidda ay sheegen madaxda maamulka Soomaaliland waxaa uu ka...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sh oo ka hadlay arimaha Jubooyinka,gooni isu taagga...
Muqdisho(RBC Radio) Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta hadal ka jeediyey furitaanka xarun waxbarasho oo laga furay degmada wadajir ee gobolka Banaadir isla...
View ArticleMuqdisho:Dib u dayactir lagu sameeyey xarunta degmada Xamar Jajab
Muqdisho(RBC Radio) Munaasabad xariga looga jarayey dayactir lagu sameeyey xarunta maamulka degmada X/jajab ee gobolka Banaadir ayaa maanta lagu qabtay degmadaas,waxaana ka qaybgalay munaasabada lagu...
View ArticleKenya oo dadaal ugu jirta in la kordhiyo ciidamada AMISOM
Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya Willaim Ruto Dowladda Kenya waxa ay wada qorshe ay ku doonayso sidii loo kordhinlahaa tiradda ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ee xiligaan ku howlan xasillinta...
View ArticleMadaxda Jubbaland oo Qaabilay Wafdi ka Socda IGAD (Sawirro + Dhageyso)
Kismaayo (RBC Radio) Wafdi ka socda dalalka ku bahoobay IGAD ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyey Xarunta Maamul Goboleedka Jubbaland ee Kismaayo. Wafdigaan markii ay gaareen magaalada Kismaayo...
View ArticleMabaa’diida Afarta ah ee Badbaadisa Aadanaha. Qeybtii 4aad. W/Q Cabdirahman...
Mabaa’diida Afarta ah ee Badbaadisa Aadanaha Qore: Abdirahman Maxamed (Xiddig) xiddig@gmail.com Maajo 18 2013 “Inkastood wax yaabliyo, Tustay dhawr astaamood…” Q. 4aad Mabda’a 1aad: Iimaanka Ma aha mid...
View ArticleMudanayaasha wada Mooshinka ka dhanka ah xukuumada oo sheegay in laga hor...
Muqdisho(RBC) Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ee xukuumada Mooshinka ka keenay ayaa ka cabanaya tacadi ay sheegeen in lagula kacay ku dhawaad boqol xildhibaan oo u ololeynaya Mooshin ka dhan ah...
View ArticleMaamulka degmada Ceelbarde oo ka warbixiyey weerar alshabaab ay ku qaadeen...
Ceelbarde(RBC ) Maamulka degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool ayaa faah faaahin ka bixiyey weerar ay degmadaas ku qaadeen rag ka tirsan alshabaab gudoomiyaha degmada Ceelbarde C/risaaq Caweer Cumar oo...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sh iyo madaxweynaha maamulka Soomaaliland Axmed Siilaanyo oo...
Muqdisho(RBC Radio) Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha maamulka Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay arinta la xiriirta...
View ArticleMaamulka gobolka Banaadir oo shacabka ka dalbaday iney kaalin ka geystaan...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa ka dalbaday shacabka reer Muqdisho iney gacan weyn ka geystaan hirgalinta mashaariicda faraha badan ee ka socota magaalada taasoo dib loogu soo celinayo bilicdii...
View ArticleMaamulka Galmudug oo Awaamiir kasoo saaray qaabka loo qaadayo Imtixaanka...
Gaalkacyo(RBC Radio) Maamulka Galmudug ayaa amaro ka soo saaray qaabka ay u dhacayso Imtixaanka Shahaadiga ah ee dugsiyada hoose iyo Sare ee ku yaalla deegaanada uu maamulkaasi ka arimiyo,xili uu...
View Article