Somalia: Prime Minister calls on Puntland to be a role model for the new Somalia
11 March 2013 Prime Minister calls on Puntland to be a role model for the new Somalia His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon has called on the regional administration of Puntland to be a role...
View ArticleIsutagga Iskaashada Shaqaalaha Soomaaliyeed oo ka Hadlay SAameynta ay ku...
Muqdisho(RBC Radio) Ururada Iskaashatada Shaqaalaha Soomaaliyeed ayaa ka hadlay saameynta ay shaqaalaha ku yeelatay sare u kaca Maciishada iyo hoos u dhaca sarifka lacagaha qalaad gaar ahaan doolarka...
View ArticleXaalada Cisbitaalka Baydhabo oo laga Dayrinayo& Maamulka Gobolka Baay oo Baaq...
Xaaladaha Bukaanada ku jira Cisbitaalka guud ee magaalada Baydhabo ayaa laga dayrinayaa iyadoona Cisbitaalka laftiisa ay ka jiraan dhibaatooyin la xiriira daawo la’aan gudoomiyaha cusub ee gobolka...
View ArticleGudoomiyaha Gobolka Sh/dhexe oo Gaadiidleyda uga digay iney Adeegsadaan...
Gudoomiyaha maamulka gobolka Shabeelaha dhexe Cabdi Jiinow Calasow ayaa gaadiidleyda ku safra gobolkaas ineysan adeegsan wadooyinka wareegga ah ee ka baxsan wadada weyn ee laamiga ah wuxuuna tilmaamay...
View ArticleCudurka Shuban-biyoodka oo fara Ba’an ku haya Maxaabiista ku Jira Xabsiga...
Taliska ciidamada Asluubta Soomaaliyeed ayaa shaaca ka qaaday in xarunta Xabsiga dhexe ee dalka uu ka dilaacay cudurka shuban biyoodka kasoo soo ritay qaar ka mid ah maxaabiista ku jira Xabsiga halka...
View ArticleArday Dhameysatay Heerka 2-aad ee Jaamacada (Master Decree) oo Xaflad...
Muqdisho(RBC Radio) Munaasabad si weyn loosoo agaasimay oo ay ku qalin jabinayeen 19 arday oo dhameystay waxbarashada heerka labaad ee Jaamacadda ayaa lagu qabtay hoolka shirarka ee Hoteelka City...
View ArticlePuntland iyo DFS oo Heshiis kala Saxiixday.(Warsaxaafadeed)
Garoowe (RBC RAdIO) Waxaa Maanta Heshiis ka kooban 7qodob wada gaaray DFS iyo Puntland kadib kulan dhexmaray Ra’iisul Wasaaraha Somaliya Mudane Shirdon Iyo Maamulka Puntland intii uu MUdane Saacid ku...
View ArticleOdayaasha dhaqanka Hawiye oo Soomaaliland ka Codsaday iney sii deyso...
Odayaasha dhaqanka iyo midnimada beelaha hawiye oo maanta shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa ka codsaday maamulka Soomaaliland iney sii daayaan dhalinyaro kasoo...
View ArticleGolaha Guurtida Somaliland Oo Ka Hadlay Xariyaarada Dhanka Hubka Ee Somaliya...
Saleebaan Maxamuud Aadan Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing! Hargeysa (Raxanreeb)- Golaha guurtida Somaliland oo maanta soo xidhaayey kal fadhigoodii...
View ArticleUrur siyaasadeedka MIdnimo oo walaac ka muujiyay Wax ka badalka Xeerka...
Garoowe (RBC RADIO) Urur Siyaasadeedka Midnimo oo horay Cabashooyin usoo Gudbiyay oo ku aadan Hanaanka loo marayo Doorashooyinka Golaha Deegaanka Puntland ayaa hadana waxaa Jira qodobo kale oo ay...
View ArticleDeportations from US to Somalia resume
ST. PAUL – As Somalia begins to emerge from years of turmoil, the war-torn nation’s newfound stability creates a downside for a small number of Somalis who have run afoul of the U.S. immigration...
View ArticleA voice from Somalia women
By: Amanda Koech In Somalia, we know that a man will sometimes rape a girl because his marriage proposal to her has been turned down. The act of rape ensures no one else will want her as a wife, so she...
View ArticleDEG DEG: Raysul Wasaare Saacid iyo Wafti uu Hogaminayo oo Goordhow Gaalkacyo...
Gaalkacyo[RBC Radio]Ra’iisal wasaaraha xukuumada fadarelka ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shardoon “Sacaai”iyo wafti uu horkacayo oo ay kamid ahayeen wasiirka arimaha gudaha iyo amniga Qaranka...
View ArticleXukuumadda Soomaaliya oo Shaaca Ka Qaaday Inay Bedeleyso Lacagta Shilin...
Muqdisho (RBC) Wasiir ku xigeenka wasaaradda maaliyada iyo qorsheynta dawlada federaalka Soomaaliya Maxamed Xasan Aadan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday in...
View ArticleMadxweyne Faroole: Soomaali oo Midowda Markale darteed ayaanu Heshiiska u...
Garoowe (RBC RADIO) Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud faroole ayaa sheegay in Soomali oo isku timaada si wada jir ahna wa u wada qabsata darteed ay makale Dowlada Soomaliya Heshiis...
View ArticleUrurka Suxufiyiinta Somaliland oo Doortay Guddoomiye Ku-xigeen Cusub
Hargeysa(RBC):- Guddiga Fulinta Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa maanta doortay Guddoomiye ku-xigeen cusub, ka dib markii ay jagadaas oo uu iska casilay Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee...
View ArticleXukuumadda Somaliland oo walaac ka muujisay Dhakhaatiir Ajaanib ah oo Ganacsi...
Hargeysa(RBC):- Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horreysay walaac xooggan ka muujisay Dhakhaatiirta ajaanibka ah ee goobaha Caafimaadka ah ee Somaliland, isla markaana waxay sheegtay inay...
View ArticleGolaha Deegaanka Hargeysa Oo Samaynaya 3-Qodob Oo Lagaga Hortagayo Halista...
Hargeysa(RBC):- Golaha Deegaanka ee Caasimadda Maamulka Somaliland ee Hargeysa, ayaa la filayaa inay sameeyaan sharci lagu maamulo qashinka magaalada buux-dhaafiyey nadiifintiisa iyo xakamaynta cidda...
View ArticleSaraakiil Ka Socotay Hay’adaha QM oo Shalay Gaaray Jowhar oo u Kuurgalaya...
Jowhar(RBC Radio) Saraakiil ka socda hay’adaha qaramada midoobe oo shalay gaaray degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha dhexe ayaa kormeero ku tagay goobo dhowr ah oo ka mid ah magaaladaas...
View ArticleBurcad Badeeda Soomaalida oo Haysta 2 Markab oo Kaliya Iyo Markabkii...
Nairobi (RBC) Kooxaha burcad badeeda Soomaalida ayaa hadda heysta labo markab kaliya ka dib markii ay siidaayeen markabkii saddexaad ee ay afduub u heysteen kaasoo ay ka qaateen lacag fara badan oo...
View Article