SOMALIA: Somaliland president’s ‘unsympathetic reference to famine victims’
Mogadishu (RBC News) Somaliland president’s speech at the Atlantic Council drew anger from Somaliland supporters in Washington DC yesterday . President Ahmed Mohamed Silaanyo said the decision to...
View ArticleEthiopia oo Beenisay Inay Ciidamadeeda Kala Baxayso Soomaaliya Waqtiga Dhow
Sarkaal Ethiopian ah oo ka qeybgalay munaasabadii ciidamada ee 12-ka April 2013 oo Muqdisho jooga. Addis Ababa (RBC) Dawlada Ethiopia ayaa iska diiday wararka sheegaya in raysul wasaaraha wadankaasi uu...
View ArticleSOMALIA: Ethiopia refute urgent pull out from Somalia, AMISOM not aware
By Abdi Muse Ethiopian military officer in Mogadishu pictured 12th April during the 53rd celebrations of Somalia National Army. Addis Ababa (RBC) Ethiopian government spokesman has denied that its...
View ArticleSOMALIA: 8 dead in a road accident in northwestern Somalia region
By Malyun Ali Hargeysa (RBC) At least eight people have been confirmed dead and seven others were injured after three cars collided between Hargeysa, the capital of Somaliland administration and...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sh:Alshabaab waxay umada u geysteen dhibaato ka daran dilka...
Muqdisho(RBC Radio) Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka dhawaajiyey in alshabaab ay ku hayaan umada Soomaaliyeed dhibaatooyinka qarsoon Madaxweynaha ayaa tilmaamay...
View ArticleR/wasaare Saacid oo sheegay in weerarkii maxkamada gobolka Banaadir lagu...
Muqdisho(RBC Radio) R/wasaaraha dowlada Soomaaliya Cabdi Faarax Shiirdoon Saacid ayaa sheegay in weerarkii lagu qaaday maxkamada gobolka Banaadir uu ahaa mid qatar ah oo lagu tijaabinayey awooda...
View ArticleKulan looga arinsanayey amniga gobolka Hiiraan oo Beledweyne lagu qabtay
Beledweyne(RBC Radio) Kulan ballaaran oo ay ka qayb galeen saraakiisha AMISOM,Saraakiisha ciidamada Ethiopia,Saraakiisha ciidanka xooga dalka,Maamulka gobolka Hiiraan,Gudiga amniga gobolkaas iyo...
View ArticleMaamulka degmada Caabudwaaq oo ka dayriyey xaaladaha barakacayaasha ku nool...
Caabudwaaq(RBC Radio) Maamulka degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa ka deyriyey xaaladaha nololeed ee barakacayaasha ku sugan degmadaas gudoomiyaha degmada Caabudwaaq Axmed Jaamac ayaa sheegay...
View ArticleDowladaha Ethiopia iyo Kenya oo ka wada hadlay arimaha Soomaaliya
Nairobi(RBC Radio) Dowladaha Kenya iyo Ethiopia ayaa ka wada hadlay arimaha dalka Soomaaliya kulan ay magaalada Nairobi ku wada yeesheen madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta iyo R/wasaaraha dalka...
View ArticleXog-hayaha arimaha dibada UK iyo Wasiirka arimaha dibada Imaaraadka oo...
Muqdisho(RBC Radio) Xog-hayaha arimaha dibada dalka Ingiriiska Willuim Hague oo maanta soo gaaray magaaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa kulamo albaabadu u xiran yihiin la leh madaxweynaha...
View ArticleSafaaradda Ingiriiska Ee Muqdisho oo Maanta Si Rasmi ah Loo Furay (WAR...
Muqdisho (RBC) Iyadoo wafdi ballaaran oo ka socda dawlada Ingiriiska oo uu hogaaminayo wasiirka arrimaha arrimaha dibadda Ingiriiska William Hague ay maanta soo gaareen magaalada Muqdisho ayaa si rasmi...
View ArticleMaamulka gobolka Banaadir oo dib u hawl-galinaya Suuqa Ceel-garweyne ee...
Muqdisho(RBC Radio) Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in dib u dayactir lagu samaynayo Suuqa Ceel-garweyne ee degmada Hawl-wadaag ee gobolka Banaadir kulan ay maanta degmadaas ku yeesheen maamulka...
View ArticleSOMALIA: The world will see that Somalia has turned the corner, Prime...
Raysal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid. His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon today outlined recent progress on security and human rights and laid out his government’s hopes for a...
View ArticleKISMAAYO: Beelo Ku Shiray Kismaayo Iyo Labo Oday Dhaqameed oo Raxanreeb La...
Kismaayo (RBC) Sida ay Raxanreeb u sheegeen odayaal beeleed ku sugan magaalada Kismaayo waxaa maanta shir magaalada ku yeeshay odayaal iyo siyaasiyiin ka soo jeeda beelo ka tirsan Hawiye, Daarood, Dir...
View ArticleSOMALIA: UK re-opens its embassy in Somalia for more than two decades
By Abdalle Ahmed Mogadishu (RBC) UK’s Foreign Secretary William Hague together with Somalia Prime Minister Abdi Farah Shirdon have on Thursday announced the reopening of British embassy in Mogadishu...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan Albaabadu u Xiran Yihiin Hadda La Qaadanaya...
Muqdisho (RBC) Garoonka diyaaradaha Muqdisho waxaa haatan ka socda kulan albaabadu u xiran yihiin oo dhexmaraya madaxweynaha dawlada federaalka Soomaaliya iyo wasiirka arrimaha dibadda Ingiriiska...
View ArticleSOMALIA: Kenya, Ethiopia to help reconstruction of Somalia through government
By Malyun Ali Nairobi (RBC) The leaders of Ethiopia and Kenya governments have agreed to help reconstruct the neighboring country of Somalia through in co-operation with the Somalia federal government...
View ArticleShir Hordhac u ah Shirka London oo Ay Ka Qaybgaleen Hay’adaha Iyo Dawlada oo...
Muqdisho(RBC Radio) Shir diirada lagu saaray dib usoo kabashada xaaladaha Bina aadaninimo ee dalka Soomaaliya iyo arimaha shirka 7 bisha May ka furmaya dalka Ingiriiska oo ay ka qaybgaleen...
View ArticleAskar Weerar hubaysan ku qaaday xarunta Wargeys Hargeysa ka soo baxa oo...
Hargeysa(RBC):- Laba Askari oo ka tirsan Booliska Somaliland, ayaa xalay weerar hubaysan ku qaaday Wargeyska Hubaal oo ka mid ah Wargeysyada madaxa-bannaan ee ka soo baxa magaalada Hargeysa ee xarunta...
View ArticleCiidamada Dawlada Iyo Al Shabaab oo Ku Dagaalamay Deegaano Ka Kala Tirsan...
Baydhabo (RBC) Wararka naga soo gaaraya gobollada Baay iyo Bakool ee koonfurta dalka ayaa sheegaya in dagaalo u dhexeeya ciidamada dawlada iyo kuwa Al Shabaab ay ka dheceen deegaano kala duwan maanta...
View Article