Quantcast
Channel: Raxanreeb Online
Browsing all 19831 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shariif Xassan:Shirka ka socda Baydhabo ma aha sax loomana dhama[Dhageyso]

Shariif Xassan Sheekh Aadan Baydhabo[RBC Radio]Guddoomiyiihii hore ee baarlamaankii dowladdii KMG ahayd ee Soomaaliya Shariif Xassan Sheekh Aadan ayaa markale ku celiyey inan loo dhameyn shirka ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raysul Wasaaraha Soomaaliya oo dhanbaal hanbalyo ah ka helay dhiggiisa Turkiga

Cabdiweli Shiikh Axmed Muqdisho[RBC Radio]Raysul Wasaaraha dalka Turkiga mudane Rajab Dayib Ardugaan ayaa dhanbaal hanbalyo ah u soo diray dhiggiisa dalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Shiikh Axmed, oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Rugta ganacsiga Puntland oo sagootisay masuuliyiin ka socday Rugta ganacsiga...

Garoowe (RBC RADIO) Gudomiyaha Rugta ganacsiga Puntland Mudane siciid Xuseen ciid iyo Maamulka Rugta Ganacsiga u qaabilsan Gobolka Nugaal ayaa kulan sagootin ah waxay u qabteen Masuuliyiin ka socotay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baaq ay si wadajir ah usoo wada saareen Beelaha Cabdi Ciise iyo Reer KHalaf

Use Facebook to Comment on this Post

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gaas: Puntland Isbedel Waxbarasho iyo mid dhaqaale ayeey u baahan tahay(SAWIRO)

**Garoowe 23 Dec 2013:-** Musharax Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Galabta Booqday Jaamacadda Puntland State University (PSU) Xarunteedana tahay Garoowe ayaa Hoolka Jaamacadda kula hadlay in ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

The new Somali prime minister received cable of congratulation from his...

Cabdiweli Shiikh Axmed Mogadishu[RBC Radio]The Turkish Prime Minister His Excellency Recep Tayyip Erdoğan sent congratulation cable to His Excellency Abdiweli Sheikh Ahmed on his appointment as the...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xassan Sheekh oo kormeer ku taggay Xarunta Wasaarada Gaashaandhiga

Madaxweynaha oo boqdey wasaaradda gaashaandhiga Muqdisho[RBC Radio]Madaxweynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta wasaarada gaashaandhiga ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ka doodey badalida guddoomiyayaasha...

Muqdisho[RBC Radio]Kulan ay maanta magaalada caasumada ah ee Muqdisho ay ku yeesheen mudaayaasha baarlamaanka dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay ka dooden  mooshin ku saabsan badalida...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qof ku dhintay dibadbax ka dhacay Burco[Video+Sawirro]

Burco[RBC Radio]Sida la caddeyey dibadbax maantay ka dhacay magaalada Burco waxaa ku dintay  hal ruux halka uu dhawaac soo gaaray laba kale, kaddib markii Ciidamada Booliska ee Magaalada Burco, ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ninkii sameeyay Qoriga AK 47 oo goor dhoweyd geeryooday[Video+Sawirro]

Mikhail Kalashnikov Ninka lugu magacaabo Mikhail Kalashnikov oo ahaa ninkii hindisay sameynta  Qoriga ay sida weyn u isticmaalan maleeshiyadka iyo ciidamaa Soomaalida ee  AK 47 ayaa goor dhoweyd...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saacid loo darsan maayo!…Laakiin Cabdi-Wali SHiikh?!. W/Q Axmed-yaasiin...

Saacid loo darsan maayo!…Laakiin Cabdi-Wali SHiikh?! Axmed-yaasiin Max’ed Sooyaan. alle_yaqaan99@yahoo.co.uk Diseembar 24 2013 Anigu ma qabo in Saacid loo darsan doono! Wax dhici karaba ilama aha, oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SOMALIA: The Somali Federal Government Loses Credibility with the...

The Somali Federal Government Loses Credibility with the International Community Mohamed Fatah mofatah@hotmail.com| December 24th 2013  OPINION Hassan Sheikh Mohamud is facing the greatest challenge to...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soomaalida ku ganacsatada dalka South Sudan oo ka cabanaya dhibaatada uu ku...

Dagaallo wali ka socda Jubba Jubba[RBC Radio]Sida ay sheegayan Soomaalida ku nool dalka South Sudan,waxaa saameeyn xoogleh ku reebay dagaallada wali dalkaasi ka sii soconaya,waxaana dagaallada dalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ahlu Sunna oo cafisay nin ka tirsana Al Shabaab oo muddo ku xirna Dhuusamareeb

Ahlu Sunna oo cafisay nin Al Shabaab ka tirsana Dhuusamareeb[RBC Radio]Ururka  Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa sheegay inay a cafis u fidiyay nin ka mid ahaa Al Shabaab oo muddo 5 bilood ah ku xirnaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

UN Envoy to Somalia reiterates calls for credible electoral process in Puntland

Mogadishu[RBC Radio]The Special Representative of the UN Secretary-General (SRSG) for Somalia, Nicholas Kay, has once again called for a timely and credible political process that should lead to a new...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tarsan:Baaritaan ayaa lugu hayaa Dadka Daabaca Decuments-ka Dowladda ay Leedahay

Maxamuud Axmed Nuur Tarsan Muqdisho[RBC Radio]Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duq Muqdisho  Maxamuud  Axmed Nuur (Tarsan) ayaa si kulul ugu hadlay dad uu sheegay inay si sharci daro ah ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta cod uqaadaya jiritaanka guddoomiyayaasha...

Baarlamaanka Soomaaliya Muqdisho[RBC Radio]Xildhibaanada baarlamaanka dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa lugu wada in maanta kulan ay isgu yimaadan ay ka doodaan mooshin ku saabsan badalida...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafti ka socda dowladda oo wali ku sugan gobolka Sh/hoose

Muqdisho[RBC Radio]Gobolka Shabeellaha hoose waxaa ku sugan wafti ka socda dowladda faderaalka Soomaaliya,kuwaaso gobolka u gaaray sidii loo qaboojin lahaa dagaallo u dhaxeeya labo beelod oo halkaasi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maslaxada Umada Nadwo looga hadlayo oo Garoowe ka bilaabatay (Sawirro)

Garoowe (RBC RADIO) Mu’asasada Al-minhaaj ayaa Garowe ka bilowday Nadwo Diineed diiradda lagu saarayo sidii dadka loogu baraarujin lahaa wadada toosan ee alle loogu dhowaanayo iyo dowlad-nimadda,waxana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ban Ki-moon oo codsadey in la labo jibbaaro ciidamada ku sugan dalka Koonfur...

Ban Ki-moon Jubba[RBC Radio]Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-moon ayaa ka codsaday Golaha Ammaanka in la labo jibbaaro ciidamada nabad ilaalinta ee ku sugan dalka Koonfur Sudan. Ban...

View Article
Browsing all 19831 articles
Browse latest View live