Garoowe (RBC RADIO) Culimada Puntland ayaa soo gudbiyay Lacagihi ugu dambeeey ee Soogaaray xiliyadii ugu Dambeeyey waxayna Culimadu si ay u qanciyaan dadkii lacagaha soo dhiibay ay isku taxluujiyeen in ay soo qoraan Magacyada dadkii soo dhiibay iyo Meelihi ay ka keeneen hoos ka akhrisoqoraalka Culimadu ay diyaariyeen.
Lacagaha Lagu Tabarucay iyo Dadka ku deeqay
1 – $200,000. Maamulka Gobolka Banadir iyo Rugta Ganacsiga ee Soomaaliyeed.
2- $ 300. oo ka hadhay Lacagtii $50,000 ahayd Taasoo ay soo direen Gabdhaha Mineapolis waxaana Gudiga soo gaarsiiyey Aamino Jaamac Deeble .
3- $ 1,538. – Maxamuud Yuusuf Cali Xoosh- oo jooga UK
4- $ 2,000. oo la gaarsiiyey Axmad Xasan Ismaaciil oo ahaa ninkii Dadka badani ka dhinteen Waxayna la socotey Lacagtii ay soo direen Gabdhaha Jaaliyada Puntland ee Ohio –Columbus taasoo dhamayd11,710 waxaana Gudiga soo gaarsiiyey Maryam Daahir Biixi .
5- $28,332.- Stockholm – Sweden – Jaaliyada Somaliyeed ee Masjidka Al-nuur waxaana Gudiga soo gaarsiiyey Sh.Xussen Xasan Xirsi iyo C/risaaq Sh.Axmad Cali .
6- $5,650. Jaaliyadda Somaliya ee Sydney –Australia , waxaana soo diray C/rashiid Mohamad Jamac waxaana Gudiga soo gaarsiiyey Dr.Faarax Cali shire (W/Maaliyadda ee Puntland) .
7- $ 1,693. Gabdhaha Magaalada Herning – Denmark – waxaana gudiga soo gaarsiiyey Caasho Yuusuf Nur iyo Gabdho kale .
8- $7,300. waxaa Culimada soo gaarsiiyey social and relief service ontar- Toronto –Canada .
9- $ 1,350. Ururka Midnimada Holand Magaalada Delta .
10- $ 7,040. African Development Education Health Washington –USA .waxaana Gudiga soo gaarsiiyey Fowsiyo Cabdi Maxamad .
11- $ 8,425 . Ururka Somalyed ee– Man jester – Uk waxaana Gudiga soo gaarsiiyey Axmad Xasan Axmad.
12-$ 320. Xiddo Aadan- Somali Najmo – Holland .
13- $ 100 Faadumo Abshir Maxamad .UK .
14- $892 . Looyaan Axmad Cismaan – Stockholm- Sweden .
15- $1000- Bashiir Maxamad Warsame . Stockholm- Sweden .
Mahadcelin iyo Duco :waxaan u mahadcelinaynaa Dhamaan Dadkii Soomaaliyeed iyo Muslimiinta kalaba oo ugu deeqay Tabarrucaadka Dadkii Walaalahood ahaa oo Duufaantu ku waxyeelaysa Meelo ka mid ah Puntland waxaana Allaah uga baryaynaa inuu ugu Dembi dhaafo uguna Naxariisto , wixii ay la baxeena wax ka khayr badan Allaah ugu bedelo Aduun iyo Aakhiraba .
Baain RBC RADiO
Xafiiska Garoowe.