Muqdisho[RBC Radio]Waxaa goor dhawed mudanayaasha baarlamaanka codka kalsoonida ah siiyeen R/wasaare C/weli Sheekh Axmed Maxamed oo uu Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud saakay horgeeyay Mudanayaasha Baarlamaanka.
kulankii maanta oo uu shirgudoominayay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan jawaari ayaa waxaa codka kalsoonida ah siisay 239 mudane
R/wasaaraha cusub ee dalka Mudane C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa sidoo kale loo dhaariyay xilkiisa maanta oo sabti ah, kadib markii ay codka kalsoonida ah siiyeen mudanayaasha baarlamaanka.
Faah faahinta warkaan goor dhow kala soco Raxanreeb Online
______
RBC Radio
Xafiiska Muqdisho