Quantcast
Channel: Raxanreeb Online
Browsing all 19828 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hay’addaha samafalka oo la diwangalinayo Kismaayo[Akriso]

Kismaayo[RBC Radio]Maamulka KMG ah ee Jubba ayaa diwan galin ku bilaabay hay’addaha samafalka iyo kuwa kale ee ka howlgalla deegaannada maamulka Jubba. Kulan dhexmaray mas’uuliyinta maamulka Jubba iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sir-doonka Itoobiya oo gacanta ku dhigay rag lala xiriirinayo qarax la...

Addis Ababa[RBC Radio]Sida lugu sheegay war ka soo baxay hay’addaha booliska iyo kuwa sirdonka ee dalka Itoobiya,waxaa gacanta lugu dhigay   shan ruux oo xiriir la leh kooxda Al Shabaab oo ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Boqor Burhaan Boqor Muuse oo la isku raacay in uu noqodo Boqorka Beelaha...

Boqor Burhaan Boqor Muuse Qardho(RBC Radio)Kulan si heersare loo soo agaasimay ayna ka soo qeybgaleen Dhammaan Beelaha Cismaan Maxamuud oo kakala yimid Goobaha ay degto Beesha ayaa si rasmi ah waxaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maalinta Booliska Soomaaliyed oo si weyn loo xusay[Sawirro]

Muqdisho[RBC Radio]Munaasabado  lugu xusayey  xilligii la aasaasay ciidamada Booliska Soomaaliyed  ayaa maanta ka dhacdey qeybo ka mid ah gobollada dalka,waxana xuskii ugu weyna lugu maamusay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaafic lugu weeraray xarun uu ka socdo shir magaalada Baydhabo

Baydhabo[RBC Radio]Sida an ku helayno wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay,waxaa weerarka la sheegay inuu ahaa madaafic lugu qaaday xarun ADC oo shir uga socdo waxgarad iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

BEESHA Bahdir oo u dooratay Burhaan Boqor Muuse Boqorka Beelaha Daarood...

Boosaaso(RBC Radio) Shir ay ku yeesheen beelaha Bahdir (19.12.2013) gudaha magaaladda Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayey ku sheegeen in Boqorka Beelaha Daarood u doorteen Boqor Burhaan Boqor Muuse....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Boosaaso: Axmed Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse oo Sheegay inuusan Jirin cid...

Axmed Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse Boosaaso (RBC Radio) Waxaa maanta magaaladda Boosaaso ku qabtay shir jaraa’id Axmed Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse oo ah curadka AUN Boqorkii Beelaha Daarood Boqor...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirada Arrimaha dibadda IGAD oo shir deg deg ah ku leh Jubba

Fawzia Yusuf H. Adam Jubba[RBC Radio]Haweenayda qeybta ka ahaa xukuumadi uu hoggaamin jiray R/wasaare Saacid xilligaana ah sii haya xilka wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Fawzia...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: Saddex Dhalinyaro ah oo Ku Dhimatay Xeebta Boosaaso Xili Baddu ay...

Xeebta Boosaaso oo mashquul ka muuqdo Boosaaso(RBC Radio) Waxaa maanta oo Jimce ah Xeebta magaaladda Boosaaso ku dhimatay Saddex dhalinyaro ah xili ay ku dabaalanayeen ,welina biyaha badda lagu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saacid:Boolisku waa halbowlaha nabadda iyo dhowrista sharciga

Muqdisho[RBC Radio]Siihayaha R/wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa ugu hambalyeeyey ciidanka Booliska Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabada aas aaska ciidanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo habkii loo xusay maalinta ciidanka Booliska Soomaaliyed[Video]

Use Facebook to Comment on this Post

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Munaasabad lagu taageerayo Maxamed C/Nuur oo Garoowe ka dhacday (Sawirro).

  Garoowe (RBC RADIO) Haween Iskood isu soo abaabulay ayaa Hoyga uu ka dagan yahay magaalada Garoowe Musharax Maxamed C/Nuur ku qabsaday Xaflad ay ku taageerayaan Musharaxa waxaana Xafladaasi kasoo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Codka Kalsoonida u Qaadaya Raysal Wasaare...

Muqdisho (RBC) Waxaa goordhow lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka bilawdo kulan ay yeelanayaan xildhibaanada baarlamaanka dalka kuewaasi oo maanta uu hor iman doono raysal wasaaraha magacaaban...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SOMALIA: Climatic shocks delay planting and threaten harvest

Mogadishu (RBC) Humanitarians are looking at contingency plans to ensure preparedness and response for the possibility of increased food insecurity in Somalia. The Famine Early Warning Systems Network...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maleeshiyaadkii Ku Dagaalamay Deegaano Ka Mid Ah SH/Hoose oo Loo Kala Cayimay...

Muqdisho (RBC) Guddi, odayaal iyo xildhibaano isugu jira oo maalmihii la soo dhaafay u kala dabqaadayey labo beelood oo dhowaan dagaalo ku dhexmareen deegaano ka mid ah gobolka Shabeelaha Hoose ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliya:Agoonta ay ka dhinteen Booliska Soomaaliyed wax u...

Muqdisho[RBC Radio]Madaxweynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysey soo hadal qaaday siyaasada ugu daggan wax u qabashad carrurta ay ka dhinteen ciidamada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

UNOCHA oo ka hadashey dagaallo ka dhacay dalalka Kenya, Somalia, Koofurta...

Nairobi[RBC Radio]Hay’adda Qaramaada Midoobay u qaabilsan  bini’aadanimada ee UNOCHA,ayaa soo sartay war-bixin ay ugu hadlayso saameeynta ay reebeen dagaallada qabaa’ileeda ku salaysan ee ka dhacaya...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in cidii lugu arko isagoo ay jid-gooyo u...

Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud 1 Muqdisho[RBC Radio]Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul ugu hadlay,jid-gooyooyinka  wali yaalla Muqdisho iyo gobollada dalka,waxana uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xasan Sheekh: Dagaal Beeleedyada Dalka Ka Socda Waa Dawlad Diidnimo, Beel...

Muqdisho (RBC) Madaxweynaha Dawlada Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay khudbad uu ka jeediyey munaasabad loogu dabaaldegayey 70guurada ka soo wareegatay aas aaska ciidanka booliska...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Culimada Puntland oo Casho Sharaf u sameeyey wafdigii ka socday G/Banaadir...

Garoowe (RBC RADIO) Taariikhdu markay ku beegnayd 20-12-2013 waxaa Casho Sharaf Culimada Puntland qaasatan gudiga gurmadka Duufaanadii ka dhacay Puntland u qaabilsan oo uu hogaaminayo Sheekh Maxamuud...

View Article
Browsing all 19828 articles
Browse latest View live