Quantcast
Channel: Raxanreeb Online
Browsing all 19827 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qar ka mid ah Issimada Puntland oo shir ugu furmayo Garoowe

Suldaan Siciid Maxamed Garaase Gaalkacyo[RBC Radio]Magaalada Garoowe ee caasumada Puntland waxaa lugu wadda in maanta uu ka furmo shir ay yeellanayaan ilaa sagal gobol oo Puntland ka tirsan Issimo ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir Nabadgelyada looga hadlayo oo Garoowe ka dhacay (Sawirro).

    Garoowe (RBC RADIO) shirkan waxaa soo qaban qaabisay Hay’ada Cilmi Baarita ee PDRC iyo Maamulka Gobolka Nugaal waxaana lagu kulmiyay dhamaan Xaafadaha Magaalada iyadoo ay ka qayb galeen maamulka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Booliska dalka Kenya oo soo bandhigay sawirka wiil Soomaali ah oo ay la...

Xuseen Nuur Maxamed Nairobi[RBC Radio]Tan iyo markii uu dhawaan magaalada Nairobi ka dhacay qarax bas ay saarnaayen dad shacab ah ayaa waxaa socday baaritaano xoog leh oo ay wadden ciidamada booliska...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soomaalida ku nool dalka Koonfur Sudan oo ay cabsi soo fodsartay kaddib...

Dagaal ka socda Jubba Jubba[RBC Radio]Boqollaal Soomaali ah oo ku nool dalka Koonfur Sudan gaar ahaana magaalada caasumada uu ah ee Jubba,ayaa soo sheegaya in xilligaan cabsi xooggan ay soo fod sartay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Generaal C/Laahi Siciid Samatar oo Garoowe soo gaaray.

Garoowe (RBC RADIO) Generaal C/laahi Siciid Samatar oo kasoo ambabaxay Magaalada Qardho ee Caasimada Gobolka Karkaar ayaa soo gaaray Magaalada Garoowe isaga iyo Wafdi uu hogaaminayo waxaana loo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Booliska Soomaaliya oo isku diyaarinaya sanadguuradii 70[Sawirro]

Muqdisho[RBC Radio]Booliska Soomaaliya oo xilliyadii danbe lugu dadaallayey in la soo nooleyo ayaa hadda isku diyaarinaya sidii ay u xusi lahaayeen waqtigii la aas aasay. Waxana la arkayey sawiro laga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Midowga Afrika:Waan soo dhaweeynayna magacaabista R/wasaaraha cusub ee...

Danjire Mahamet Saleh Annadif Muqdisho[RBC Radio]Midowga Afrika ayaa markii ugu horreysay ka hadashey magacaabista R/wasaaraha cusub ee Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed oo uu dhawaan magacaabay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Isimada Puntland oo Garoowe ku kulmay [Video+Sawirro].

  Garoowe RBC RADIO) Isimada Puntland ayaa Maanta Shirkoodii ugu horeeyey ku yeeshay Magaalada Garoowe waxaana Isimadu ay isaga kala yimaadaan Gobolada Puntland si ay uga arinsadaan Xaalada Puntland...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taliyaha Cusub Ee AMISOM oo Si Rasmi ah Xilka Ula Wareegay (Sawirro)

Muqdisho (RBC) Waxaa maanta si rasmi ah xilka taliyaha guud ee ciidamada AMISOM ula wareegay taliye cusub oo dhowaan loo soo magacaabay kaasoo u dhashay wadanka Burundi. Taliyahan oo lagu magacaabo Gen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Difaaca Dawlada Federaalka oo Shaaca Ka Qaaday Duulaan Culus oo Ku...

Muqdisho (RBC) Wasiirka Difaaca Dawlada Federaalka Soomaaliya C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa shaaca ka qaaday in dhowaan ciidamada iyo kuwa AMISOM ay qaadi doonaan duulaan ka dhan ah gobollada ay ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SOMALIA: AU envoy welcomes the appointment of the new Prime Minister

Mogadishu (RBC) The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Mahamet Saleh Annadif has welcomed the appointment of His Excellency...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

KENYA: Police release photo of Nairobi blast suspect

Nairobi (RBC) Nairobi police released the photo of a suspect who is being sought in connection to an explosion in a Nairobi minibus (matatu) which claimed the lives of six people and wounded 30...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafti ka socda Qaramada Midoobay oo Kismaayo gaaray[Sawirro]

Kismaayo[RBC Radio]Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose waxaa maanta gaaray wafti ballaaran oo ka socda hay’adda dhoor ah oo ka tirsan Qaramada Midoobay,waxana shirar ay la qaaten...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SOMALIA: Somalia appeal seeks US$928 million for 3.2 million Somalis in need

Mogadishu (RBC) The Global Humanitarian Response for 2014, launched today by Emergency Relief Coordinator Valerie Amos, seeks $13 billion to support millions of people in crisis zones worldwide,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Isku Aadka Koobka Naadiyada Yurub oo Lagu Dhawaaqay iyo Kooxo Adag oo Isku...

Zurich[RBC Radio]Magaalada Zurich ee xarunta xiriirka kubadda cagta ee yurub ayaa waxaa maanta lagu qabtay munaasabad looga dhawaaqay isku aadka 16-ka kooxood ee u soo baxay wareeggii labaad ee koobka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamo Soomaaliyed oo tababar loogu soo xiray dalka Uganda[Sawirro]

Kampala[RBC Radio]Dalka Uganda waxaa tababar loogu soo xiray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda faderaalka Soomaaliya oo muddo dheer dalkaasi lugu tababarayey. Xiritaanka tababarka ciidamada Soomaaliyed...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soomaaliland oo waxba kama jiraan ku sheegtay warbixin uu ka sheegay Nicolas Kay

Mawliid Maxamed Ibraahim Hargeysa[RBC Radio]Maamulka Soomaaliland ayaa si kulul markii ugu horreysay ugu hadashey warbixin uu wakiilka Qaramadda Midoobay ee Soomaaliya Nicolas Kay ka jeediyey xarunta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wareysi lala yeeshey afhayeenka Al Shabaab”Ma ogalaaneyno hubka inaan...

Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) London[RBC Radio]Talefishinka laga leeyahay dalka Ingiriiska ee la yirahdo Channel 4 news,ayaa wareysi gaar ah la yeeshen afhayeenka xarakada Al Shabaab ee ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEGDEG: Bam Gacmeed Caawa lala eegtay Hotel Rooble ee magaaladda Boosaaso Iyo...

  Xeer Ilaaliye Bashiir Hoobaley Boosaaso(RBC Radio) Wararka naga soo gaaraya magaaladda Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in caawa bam-gacmeed lagu weeraray Hotel Rooble oo agyaala...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SOMALIA: New AMISOM commander takes office

Mogadishu (RBC) Lieutenant General Silas Ntigurirwa from Burundi National Defense Forces (BNDF) has today taken command of the military component of the African Union Mission in Somalia (AMISOM),...

View Article
Browsing all 19827 articles
Browse latest View live