Danjire Maxamed Cali Ameeriko oo Xaflad Soo Dhoweyn ah u Sameeyay Xulka...
Nairobi (RBC) Danjiraha dalka Soomaaliya u fadhiya Kenya, Maxamed Cali Nuur Ameeriko ayaa caawa casho-sharaf ugu sameeyay Nairobi ciyaartoyda iyo macallimiinta xulka qaranka Soomaaliya. Danjire Cali...
View ArticleMagaalada Jowhar oo go’doon ku jirta, iyo dadkii ku soo barakacay oo cabsi ka...
Jowhar(RBC Radio) Wararka ka imaanay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in fatahaadaha wabiga Shabeelle uu saamayn xoogan ku yeeshay shacabka ku nool gobolkaas, waxaana...
View ArticleSOMALIA: IGAD reiterates the Somalia’s government appeal for international aid
Addis Ababa (RBC) IGAD’s Executive Secretary has reiterated the Somalia’s government appeal for international aid following heavy Cyclone that hit Puntland regions of Northeastern Somalia and the...
View ArticleMaamulka gobolka Banaadir oo ka hadlay dhismaha ku socda wadooyinka magaalada...
Muqdisho(RBC Radio) Maamulka gobolka Banaadir ayaa ka warbixiyay dhismaha ka socda wadooyinkaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya,Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Maxamed Yuusuf Cismaan...
View ArticleTarsan oo ugu baaqay qurba joogta gobolada Banaadir iyo Shabeelooyinka inay u...
MuqdishoRBC Radio) Gudoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa ugu baaqay qorba joogta Soomaaliyeed ee kasoo jeeda gobolda Banaadir iyo Shabeelooyinka ee ku nool dalalka...
View ArticleAlshabaab oo fursad ku tilmaamtay howlgalka ay ciidamada Jabuuti ka bilaabeen...
Beledweyne(RBC Radio) Afhayeenka dhanka howlgalada u qaabilsan Alshabaab Sheekh Cabdi Casiis Abuu Muscab ayaa ka hadlay ciidamada iskaashanaya ee ka dhowaan kasoo baxay magaalada Beledweyne, kuwaas oo...
View ArticleSOMALIA: Mogadishu Mayor urges more help for the disasters affected people
Mogadishu (RBC) Mohamed Ahmed Nur Tarsan, the Mayor of Mogadishu, the capital of Somalia has urged citizens living in the capital to continue donating the people in the most affected areas of the...
View ArticleTaliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo sheegay in ammaanka dalku uu ku...
Muqdisho(RBC Radio) Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed Jenaraal C/xakiin Daahir Siciid (Saacid) ayaa sheegay in ammaanka Soomaaliya ay ku xiran tahay in ciidamada Booliska qaranka Soomaaliyeed ay...
View ArticleShir qaatay muddo toddobo maalmood ah oo ay soo agaasintay hay’adda Horn...
Gaalkacyo[RBC Radio]Shirkan oo ay isugu yimaadeen nabadoonno gaaraya lixdan nabadoon kana kala socda beelaha Daarood,Meheri iyo Madhibaan ayaa looga gol lahaa turxaan bixin iyo musaalaxo la dhex dhigo...
View ArticleMadaxweyne Xasan SH Maxamuud oo garoonka diyaaradaha kulan kula qaatay wafdi...
Muqdisho(RBC Radio) Saraakiil ka socda dowladaha Midowga Yurub Qaramada Midoobe iyo Maraykanka ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, waxayna kulamo la qaateen madaxweynaha...
View ArticleAjaanib looga shakiyey Al Shabaab oo lugu qabtay dekedda Kismaayo
Kismaayo[RBC Radio]Sida ay xaqiijiyen saraakisha amniga ee maamulka KMG ah ee Jubba,waxaa magaalada Kismaayo lugu qabtay labo nin oo ajaanib ah. Saraakishu waxaa ay caddeyen in raggaan la qabtay ay...
View ArticleJaamacadaha Bariga Afrika iyo Banaadir oo deeq ku wareejiyey Guddiga...
Boosaaso(Sawirro) Guddiga gurmadka dadkii duufaanta iyo dabeyluhu ku dhufteen ee deegaanada qaar ayaa deeq isugu jirta daawo,lacag iyo dhar kala wareegtay Jaamacadaha Bariga Afrika iyo Banaadir....
View ArticleSOMALIA: Deputy PM “We are moving from a period of conflict and anarchy...
PRESS RELEASE Brussels, 26 November 2013. The Somali government is putting human rights and development “centre-stage” of its bold reforming agenda, Her Excellency Fawzia Yusuf H. Adam, Deputy Prime...
View ArticleMusharax Cali Xaaji Warsame oo la Kulmay Dhalinyarada ku dhaqan gobolka Bari...
Boosaaso(RBC Radio) Musharaxa u taagan xilka Madaxtinimada Puntland Dr Cali Xaaji Warsame ayaa xalay kulan la qaatay Gollaha dhalinyarada ee gobolka Bari gaar ahaana magaaladda Boosaaso. Musharax Cali...
View ArticleQosolka Dhurwaaga Ragba Run U Qaatay. W/Q Dr. Said Mohamud
Qosolka Dhurwaaga Ragba Run U Qaatay Dr. Said Mohamud Chair of the Somali People’s Party saciidciise258@aol.com Nofeembar 26 2013 Soomaaliya waxey gashay xaalad halis badan. Isbedelkii la rumeysnaa...
View Article10kun oo neef oo loo aruurinayo dadkii Musiibadu asiibtay ee Puntland (Sawirro).
Garoowe (RBC RADIO) Xarunta Gobolka ee Magaalada Garoowe waxaa lagu qabtay Kulan ay isugu yimaadeen Nabadoonada Samadoonada Isimada iyo Masuuliyiinta Gobolka Nugaal waxaana qorshuhu ahaa Xoolo Goyn...
View ArticleQarjab: Awooda Gobolka Nugaal anay I hoos imaaneysaa Doorasho xalaal ahna...
Garoowe (RBC RADIO) Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa sheegay in Awooda Gobolka Nugaal iyo Amnigeeduba uu hoos imaanayo isaga Garoowena ay ka dhici doonto Doorasho Xor oo xalaal...
View ArticleSOMALIA: President Hassan discusses with EU and UN diplomats over the...
Mogadishu (RBC) Diplomats from European Union and the United Nations today visited Mogadishu and met with the President of the Federal Government of Somalia Hassan Sheikh Mohamud inside the main...
View ArticleGaashaan: DFS Deeqdi ay sheegtay naba soo gaarin hala ogaado.
Garoowe (RBC RADIO) Wasiiru dowlaha Maamul Wanaaga Dowlada Puntland Maxamed faarax Ciise Gaashaan ayaa Saxaafada u sheegay in wali Dowlada Federaalka ee Soomaliya aysan soo gaarsiin lacagtii halka...
View ArticleTaliyaha Hogaanka Socdaalka iyo Jinsiyadaha dowladda Soomaaliya oo soo...
Muqdisho(RBC Radio) Hogaanka Socdaalka iyo Jinsiyadaha dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigay dad uu sheegay inay soo qabqabteen iyagoo isticmaalaya Baasaboorro sharci darro ah,...
View Article