Xildhibaanada Baarlamaanka oo maanta dib ugu celshay wasaaradda Khayraadka...
Muqdisho(RBC Radio) Fadhigii Xildhibaanada Baarlamaanka ee maanta ayaa lagu sii amba qaaday Akhrinta Labaad ee Hindise sharciyeedka ay hore Baarlamaanka ugu soo gudbisay wasaaradda Khayraadka dalka ee...
View ArticleSOMALIA: Somali Volley ball league got under way in capital
Mogadishu (RBC) After its recent reappearance into the world volleyball platform, the Somali volleyball federation has organized its 26th volleyball men’s championship which got under way in Mogadishu...
View ArticleSiyaasi C/daahir Maxamed Yuusuf “Waxaan caddeynaya inan ahay musharax utaagan...
Musharax C/daahir Maxamed Yuusuf Gaalkacyo[RBC Radio]Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa maantay kaga dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan xilka madaxtinimo ee Puntland siyaasi...
View ArticleAfhayeenka madaxtooyada Soomaaliya oo sheegay in shirka Brussels uu muhiimad...
Brussels(RBC Radio) Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Eng. C/raxmaan Cumar Cismaan Yiriisoow oo ku sugan magaalada Brussels ee xarunta dalka Biljim ayaa ka hadlay shirka ka socda magaaladaas ee looga...
View ArticleWasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Baaq Ka Jeedisay Shirka Brussels Ka...
Brussels (RBC) Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda Marwo Fowzia Yusuf Haji Adam iyo wafdi ay hoggaamineyso oo beryahan k sugnaa Brussels ayaa maanta soo gabogabeynaya shirka ay...
View ArticleSOMALIA: Humanitarian funding increases, but appeal still below half funded,...
Mogadishu (RBC) The Somalia Consolidated Appeal (CAP) funding coverage for 2013 improved to 48 percent of the requested $1.15 billion by mid-November, up from 39 per cent a month earlier. The 2013...
View ArticleSOMALIA: Immigration officials stoped more than 20 persons from traveling to...
Mogadishu (RBC) The Immigration police of the Federal Government of Somalia stopped on Tuesday more than 20 Somali citizens from traveling to Hargeysa, the capital of the breakaway region of...
View ArticleCiidamada Sierra Leone ee Ku Sugan Soomaaliya oo Shaaca Ka Qaaday Inaysan...
Free Town (RBC) Dawlada Sierra Leone oo ka mid ah dawladaha ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ciidamadeeda ku sugan Soomaaliya illaa labo bilood aysan helin wax mushahar ah....
View ArticleTarsan oo ciidamada ilaalada wadooyinka Muqdisho ku wareejiyay Mootooyin ay...
Muqdisho(RBC Radio) Gudoomiyaha Maamulka gobolka Banaadir ahna duqa magaalaga Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa maanta taliska ciidamada Taraafikadda ilaalada wadooyinka gobolka Banaadir ku...
View ArticleBaarlamaanka Soomaaliya oo maanta ka doodaya Hindise Sharciyeedka dhismaha...
Muqdisho(RBC Radio) Xildhibaanada Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka doodi doona Hindise sharciyeenka Dhismaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka, Wasiiro dowlaha wasaaradda...
View ArticleMusharax Cali Xaaji Warsame oo ka Hadlay Kulamadii uu la qaatay qeybaha...
Musharax Cali Xaaji Warsame Boosaaso(RBC Radio) Musharaxa u taagan xilika Madaxtinimada dowladda Puntland Dr Cali Xaaji Warsame ayaa ka warbixiyey kulamadii gaar gaarka ahaa ee uu la qaatay qeybaha...
View ArticleGudoomiye ku xigeenka dhanka amniga ee maamulka gobolka Banaadir oo ka hadlay...
Muqdisho(RBC Radio) Gudoomiye ku xigeenka dhanka ammaanka maamulka gobolka Banaadir Warsame Maxamed Xasan (Joodax) ayaa ka hadlay xaaladda ammaan ee magaalada Muqdisho iyo dadka ku qaraabta darayska...
View ArticleFaah faahin: Dagaall dhexmaray garabyo ka wadda tirsan Khaatumo oo ka dhacay...
God-qaboobe[RBC Radio]Sida uu xaqiijiyey Caaqil Cabdisalaan Muuse (Deri) oo ka mid ah waxgaradka gobolka Sool,waxaa maantay deegaano ka tirsan gobolka ka dhacay dagaall muddo qaatay oo dhex maray...
View ArticleGuddoomiye KMG ah oo loo magacaabay Baanka dhexe ee Soomaaliya
Baanka dhexe ee Soomaaliya oo guddoomiye yeeshey Muqdisho[RBC Radio]Warar an helayno ayaa sheegaya in dowladda federaalka Soomaaliya guddoomiye KMG ah ay u magacaawday Baanka dhexe ee dalka...
View ArticleSoomaali lugu xiray dalka Suudaan
Dekedda Port- Sudan Khartoum[RBC Radio]Wararka ka imaanaya dalka Suudaan, ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi maanta lagu xiray Soomaali gaareysa 24-ruux kuwaasi oo doonaye inay qaab tahriib ahaan ku...
View ArticleSoo dhaweyn Gaalkacyo loogu sameeyey Seyga Rushka[Sawirro]
Gaalkacyo[RBC Radio]Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug munaasabad soo dhaweyn ah waxaa loogu sameeyey rug caddagii hore ee Isboortis kana soo mid noqdey xulka qaranka ee dalka Axmed Nuur...
View ArticlePEC welcomes heartily the creation of an International Day to End Impunity...
Geneva (RBC) The Press Emblem Campaign (PEC) welcomes heartily the decision of the UN Third Committee of the United Nations General Assembly in a consensus resolution creating an international Day to...
View ArticleXubno Ka Tirsan Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo Gaaray Kismaayo Lana...
Muqdisho (RBC) Madaxda guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee GOS ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubadda hoose,halkaasi oo ay kulamo balaaran kula yeesheen madaxda sportiga ee gobolka,...
View ArticleCiidamada nabad sugidda gobolka Hiiraan oo maanta soo xirxiray dad ay uga...
Muqdisho(RBC Radio) Ciidamada ammaanka maamulka gobolka Hiiraan ayaa saakay baaritaanno ka sameeyey xaafadaha magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan,ciidamada ayaa howlgalkaas ku soo qabqabtay...
View ArticleCiidamada AMISOM oo la wareegay ammaanka xarun uu ka socda shir maamul lugu...
Ciidamada AMISOM oo la waregay amniga xarun uu shir ka socda Baydhabo Baydhabo[RBC Radio]War ka soo baxay xubno ka tirsan ergooyinka uu shirka ugu socdo magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka...
View Article