SOMALIA: Kismayo conference organizers dismiss IGAD “Meddling” allegations.
Kismayo (RBC Radio) The organizing committee of Kismayo conference for establishment of Jubbaland State has categorically declined that members of Inter-governmental Authority on Development known as...
View Article22-sano kadib Gaalkacyo oo ka qayb galaysa tartanka Kubadda Koleyga ee dhawan...
Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Koleyga Mudane Ibraahim Xuseen Cali Roombe Gaalkacyo[RBC Radio]Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Koleyga Mudane Ibraahim Xuseen Cali Roombe,...
View ArticleSOMALIA: Djibouti to deploy additional troops into Somalia
A Djibouti-an soldier stands at the front gate of AMISOM base in Beledweyne, Hiiraan region, Central Somalia. photo credit by/ Abdalle Ahmed. Djibouti (RBC) Djiboutian peace keepers in Somalia will...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sh. oo markale ku celiyey in jarista dhirtu ay danbi tahay
Muqdisho(RBC Radio) Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markale ku celiyey sida ay dowlada Soomaaliya u diidan tahay jarista dhirta dalka,madaxweynaha oo ka qaybgalyey xus...
View ArticleSh Maxamed Ibraahin “Shakuul” oo bilaabay loolanka dorashadda madaxtinimo ee...
Sh Maxamed Ibraahin “Shakuul” Kismaayo[RBC Radio] Iyadoo dhawr todobbaad oo kaliya ay inaga xigaan doorashadda madaxtinimadda ee maamulka jubba-land ayaa waxaa magaaladda Kismaayo musharixinta xil doon...
View ArticleSOMALIA: Ankara agreement violates union, says former prime minister
By: Malyun Ali MP Prof Ali Khaliif Galeydh. Mogadishu (RBC) Former Somalia transitional prime minister Professor Ali Khalif Galaydh has put in suspicion on the new agreement which was signed by Somalia...
View ArticleBoosaaso: Culuma’udiinka gobolka Bari Oo Aqoon Isweydaarsi Looga Hadlaayey...
Maamulka Jaamacada iyo Ardeyda Wax ka barata Boosaaso[RBC Radio] Culuma’udiinka gobolka Bari qaar kamid ah ayaa maanta Aqoon Isweydaarsi Ku Saabsanaa Qabyaaladda iyo dhibaatooyinka laga dhaxlo u...
View ArticleOdayaasha Dhaqanka gobolka Bari Oo Culimada Diinta ka Codsaday in...
Odayaasha dhaqanka ee Codsiga UJeediyey Culimada gobolka Bari Boosaaso[RBC Radio] Odayaadha dhaqanka ee gobolka Bari ayaa ugu baaqay Culimada Diinta ee ku sugan deegaanada Puntland in ay kala...
View ArticleWasiirka Arimaha Gudaha Dawladda Puntland : Qolo kasta oo sameysata...
Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdullaahi Axmed Jaamac”Ilkajiir” Boosaaso[RBC Radio] Wasiirka Arimaha Gudaha Dawladda Puntland ayaa shaaaca ka qaaday iney diyaar u yihiin cid kasta oo dhisaneysa...
View ArticleIngiriisku ma uur ku baallaa?!!!. W/Q Sh.Fu’aad Max’ud X.Nuur.
Ingiriisku ma uur ku baallaa?!!!. Sh.Fu’aad Max’ud X.Nuur. fuadaflow@gmail.com Abriil 17 2013 Dawladda Ingriisku waa dawlad awood dhaqaale, cilmi, siyaasad iyo mid ciidanba leh, waa dawlad leh sirdoon...
View ArticleSiilaanyo oo la kulmay R/wasaaraha Britain David Cameron kana wada hadlay...
London [RBC Radio]Madaxweynaha maamulka Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu hogaaminaayey ee ku sugnaa maalmahanba Dalka Ingiriiska gaar ahaan Magaalada London ayaa...
View ArticleDaahir Amiin Jeesow:Hadii aysan wada shaqayn shacabka iyo Ciidanka...
Muqdisho(RBC Radio) Gudiga amniga iyo arimaha gudaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in amniga caasimada Muqdisho uusan sugmi doonin hadii aysan wada shaqayn dhab ah wada...
View ArticleAbwaan Hadraawi oo Abaal-marinta Prince Claus la Guddoonsiiyey(Sawirro)
Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) oo la Guddoonsiiyey Abaal-marinta Prince Claus Hargeysa[RBC Radio]Magaaladda Hargeysa ee xarunta maamulka Soomaaliland habeenimadi xalay waxaa ka dhacdey...
View ArticleQaxootiga Soomaaliyeed ee ku jira xeryaha qaxootiga Dhadhaab oo Amni xumo ka...
Dhadhaab(RBC Radio) Soomaalida ku dhaqan xeryaha qaxootiga wadanka Kenya ayaa waxaa soo food saaray cabsi iyo wel wel dhanka amniga ah qaar ka mid ah qaxootiga Soomaaliyeed ee ku jira xeryaha...
View ArticleTaliska Booliska Hiiraan oo sheegay iney bilaabeen hawlgallo ay kula...
Beledweyne(RBC Radio) Taliska ciidamada ammaanka gobolka Hiiraan ayaa sheegay iney bilaabeen hawlgalo ay kula dagaalamayaam Mukhaadaraadka Maanka-dooriya iyo dadka isticmaala taliyaha ciidamada...
View ArticleAlshabaob oo hay’ada u dooda xuquuqda aadanah eed u jeediyey
Muqdisho(RBC Radio) Alshabaab ayaa ka jawaabay eed ay usoo jeediyeen hay’adaha u dooda xuquuqda aadanaha kuwaas oo alshabaab ku eedeeyey iney galeen danbi dagaal dhawaan ayaa war ay soo saartay hay’ada...
View ArticleNin ay ku qaraxday Miino uu doonayey inuu ku duugo degmada Hodan
Muqdisho(RBC Radio) Waaberigii hore ee saaka ayaa waxaa degmada Hodan ku geeriyooday nin ku hawlanaa dhigida Miino uu aasayey taasoo isaga ku qaraxday ,Miinada ayaa ninka aasayey kula qaraxday inta...
View ArticleMaamulka degmada Burtinle oo kormeeray Xarumaha waxbarashada(Sawirro)
Burtinle[RBC Radio]Maamulka degmada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa maanta kormeeray goobaha waxbarashada ee degmada Burtinle. Maamulka oo kormeerkiisan ku daraasaynaya heerka waxbarasho ee degmada...
View ArticleMaamul cusub oo loo magacaabay Isbitaalka magaaldda burtinle(Sawirro)
Burtinle[RBC Radio]Waxaa maanta xilkii si rasmi ah ula wareegay maamulka cusub ee dhawaan loo soo magacaabay isbitaalka guud ee magaalada Burtinle ayaa si rasmi ah manta xilkii ugala wareegay...
View ArticleSaraakiil ka socda Qaramada Midoobe oo gaaray magaalada Baydhabo
Baydhabo(RBC Radio) Wafti ballaaran oo ka socda hay’adaha qaramada midoobe ayaa maanta ka dagay garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waftiga ayaa la sheegay in ujeedka...
View Article