Somaliland oo Cambaaraysay Qaraxyadii ka dhacay Muqdisho iyo Boston
Hargeysa(RBC):- Xukuumadda Somaliland, ayaa si kulul u cambaaray qaraxyadii argagixiso ee Axaddii toddobaadkan lagu weeraray Maxkamadda gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho iyo sidoo kale Saraakiil u...
View ArticleOdayaasha Dhaqanka gobolka Bari Oo Loo Qabtay Aqoon Isweydaarsi Ku Saabsanaa...
Odayaasha dhaqanka ee Aqoon Isweydaarsiga loo qabtay Maanta Boosaaso[RBC Radio] Waxaa maanta loo qabtay Aqoon Isweydaarsi qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka ee gobolka Bari,kuwaas oo kor u dhaafayey...
View ArticleOdayaal Kismaayo Ka Taageeray Musharaxnimada SH Axmad Madoobe (Sawirro)
Kismaayo (RBC Radio) Xifaaltanka iyo loolanka siyaasaded ee u dhexeeya qaar kamid ah murashaxiinta xilka madaxtinimo ee jubaland ayaa cirka isku shareray kadib markii maanta qaar kamid ah odayaasha...
View Article17ka Abriil, waa Maalintii Dhirteenna Looga Dabbaaldegi Jirey Geyiga...
17ka Abriil, waa Maalintii Dhirteenna Looga Dabbaaldegi Jirey Geyiga Soomaaliyeed. Dr Cabdullaahi Axmed Karaani karani38@aol.com Abriil 17 2013 Dr Cabdullaahi Axmed Karaani Maanta oo kale, oo bisha...
View ArticleSOMALIA: President orders Courts security review
Following Sunday’s terrorist attack on the Courts in Mogadishu on Sunday 14th April, H.E. President Hassan has ordered a review of security at the Courts. “We acknowledge the concerns and frustrations...
View ArticleMadaxweynaha Galmudug oo ka warbixiyey ujeedooyinka Safarka uu ku yimi Muqdisho
Muqdisho(RBC Radio) Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid oo soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyey socdaalka uu ku yimi caasimada Muqdisho Cabdi Qaybdiid ayaa sheegay...
View ArticleSOMALIA: Somali government, EU to launch “Cotonou agreement”
Somalia Prime Minister Abdi Farah Shirdon welcomes Francesca Mosca, the EU’s Director of Cooperation for Sub-Saharan Africa. Mogadishu (RBC) Somalia Prime Minister Abdi Farah Shirdon has on Tuesday...
View ArticleSoomaaliya oo 22 sano kadib ka qayb galaysa shirarka hay’adda lacagaha...
Muqdisho(RBC Radio) Dowlada Soomaaliya ayaa 22 sano kadib ka qayb galeysa shirarka hay’ada lacagta aduunka ee IMF wasiiru dowlaha wasaarada Maaliyadda xukuumada Soomaaliya Maxamed Rashiid ayaa daboolka...
View ArticleSOMALIA: Somaliland intelligence officer shot dead after prison raid
By: Abdi Muse Caynaba (RBC) At least three police officers including senior Somaliland intelligence officer were shot dead after heavy gun battle between Somaliland security forces and armed men in...
View ArticleKampala:- Madaxweynaha Jamacada St.lawrence Oo Xilkii La Wareegay + Sawiro
Kampala-(RBC) waxaa Habeenimadii Xalay ahayd Xaflad siweyn loosoo agaasimay ayna kasoo Qayb galeen Culuma Udiin , Ganacsato, Madaxda Ardayda, Safaarada Somalida, iyo dhamaan ardayda Somaliyeed ee Kala...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sh. oo amar ku bixiyey in baaritaan lagu sameeyo weerarkii...
Muqdisho(RBC Radio) Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa amar ku bixiyey in la adkeeyo amniga xarumaha garsoorka dalka,wuxuuna ku amray saraashiika amaanka iyo laamaha wardoonka...
View ArticleCali Khaliif Galaydh:Heshiiskii Ankara wuxuu u muuqday in madaxweyne Xasan...
Muqdisho(RBC Radio) R/wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif Galaydh oo xiligan ka tirsan mudanayaasha baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u dhaliilay heshiiskii ay magaalada Ankara ku...
View ArticleJabuuti oo Sheegtay iney Ciidan hor leh kusoo biirineyso ciidamada ka jooga...
Jabuuti(RBC Radio) Dowlada wadanka Jabuuti ayaa sheegtay iney kordhineyso ciidamada ka jooga Soomaaliya ee qaybta ka ah hawlgalka AMISOM si ay uga qayb qaataan sugida amniga dalka Soomaaliya...
View ArticleMasuuliyiinta horboodaya shirka maamul u samaynta Juba-land oo meesha ka...
Kismaayo(RBC Radio) Masuuliyiinta horboodaya shirka Kismaayo ayaa meesha ka saaray fara galin ay shirkaas ku hayaan xubno ka tirsan urur goboleedka IGAD Macalin Maxamed Ibraahim oo ka jawaabayey...
View ArticleCiidanka ilaalada wadooyinka oo sheegay in amni xumada Muqdisho ay qayb ka...
Muqdisho(RBC Radio) Taliyaha ciidamada ilaalada wadooyinka Soomaaliyeed ee Taraafikada Cali Xirsi Barre Cali-gaab ayaa sheegay in amni darrada xiliyada qaar ka dhacda caasimada Muqdisho ay ka qayb...
View ArticleMudanayaasha baarlamaanka oo warbixino ka dhegeystay qaar ka mid ah gudiyada...
Muqdisho(RBC Radio) Mudanayaasha ayaa maanta xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ku yeeshay kulan ay warbixino kaga dhegeysanayaan qaar ka mid ah gudiyada baarlamaanka Soomaaliya waxaana ka...
View ArticleUS Bank oo dib ugu furay xisaabta socota Xawaaladdaha Soomaalida Marakanka
Muddo kadib bankiga Maraykanka U.S. Bank, ayaa ogolaaday inuu xisaab la cageed u furo Soomaalida ku nool dalka Maraykanka. Waxana uu fursad uu sinayaa dadka Soomaalida ah ee ku dhaqan dalkaasi inay...
View ArticleSOMALIA: President Hassan, “Let me say this: charcoal export is crime.”
The President of the Federal Republic of Somalia today planted a mango tree in Villa Somalia in honour of National Tree Planting Day. The President was accompanied by the UN Resident Coordinator and...
View ArticleSOMALIA: Diplomatic missions arriving in Somalia is on the rise.
Mogadishu (RBC News) The number of new countries sending their diplomatic missions to Somalia has risen dramatically in the first three month of this year. Over twenty countries have scheduled to...
View ArticleWafdi ka socda Midowga Yurub oo Garoowe soo gaaray kulanna la yeeshay Madaxda...
Garoowe (RBC RADIO) Francesca Mosca oo ah agaasimaha Bariga iyo Koonfurta Africa u qaabilsan Midowga Yurub oo uu wehliyo Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Arimaha Soomaliya Michele Cervone ayaa lagu...
View Article