Quantcast
Channel: Raxanreeb Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19583

US Bank oo dib ugu furay xisaabta socota Xawaaladdaha Soomaalida Marakanka

$
0
0

Muddo kadib bankiga Maraykanka U.S. Bank, ayaa ogolaaday inuu xisaab la cageed u furo Soomaalida ku nool dalka Maraykanka.

 

Waxana uu fursad uu sinayaa dadka Soomaalida ah ee ku dhaqan dalkaasi  inay Lacago u xawilaan ama u diraan Eheladooda ku nool guddaha Soomaaliya.

Xawiladda Dahab-shiil ayaa noqotay shirkadda kaliya ee xiligaan buuxisey shuradaha Banka waxana uu Banku  waafaqeey in xisaab lacageed Xawaaladeed laga furo.

Haweeneyda Afhayeenka u ah U.S. Bank, oo lagu magacaabo Teri Charest, ayaa sheegtay inuu Bangigu si dhaw ula shaqeynayo Xawaaladaha Soomaalida ee doonayo inay Lacago u diraan Somalia, iyadoo la raacayo Nidaamka Bankiga.

Soomaalida ku nool dalka Marakenka ayaa tan iyo sankii 2011-kii ayaa laga joojiyya dhaqdhaqaa Bank  kadib marki ay timid shaki ah inay lacago uu marsiyaan Bankiyadda dalkaasi kooxaha Marakanku uu ku tilmaamo argigixisada.

Sidoo kale isla sandka ayaa la xayiray adeegyadii xisaabeed oo ay Xawaaladaha Soomaaliyeed ku lahaayeen Bangiyadaas.

U.S. Bank ayaa dib fursad u siiyay Soomaalida Marakenka ka dib marki uu bilaabay inay dib uga heli karaan adegyadda Bank taasi oo ay Soomaalida unoqonayso mid wax ka bada shaa adeg yaddo da Bank.

 

 

Iimaan Maxamed Jaamac

RBC Radio

Use Facebook to Comment on this Post

Share


Viewing all articles
Browse latest Browse all 19583

Trending Articles