Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Soomaaliland oo xiligan ku kulansan xarunta...
Ankara(RBC Radio) Wararka laga helayo magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa ku waramaya in madaxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha maamulka Soomaaliland Axmed Maxamed...
View ArticleTaliska AMISOM oo Sheegay iney ka baxayaan guryaha dadka rayidka ah ee ay...
Muqdisho(RBC Radio) Taliska Ciidamada Nabad dhaliyaasha midowga Afrika ee AMISOM ayaa shaaca ka qaaday iney ka baxayaan guryaha dadka rayid ka ah ee ku yaalla magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya...
View ArticleSomalia: IMF restores relations with Somalia
The International Monetary Fund (IMF) has restored its relations with Somalia for the first time since the fall of former regime in 1991. The restoration of relation came after talks with the general...
View ArticleDad ka Caraysan Dil ay Ciidanka Ethiopia Caabudwaaq ugu Geysteen Dhaqtar si...
Caabudwaaq(RBC Radio) Shacabka degmada Caabudwaaq si weyn uga careysan dil loo geystay mid ka mid ahaa dhaqaatiirta ugu caansanaa degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud banaanbaxa ayaa waxaa ka...
View ArticleUFUROW: Al Shabaab oo Dib u Qabsatay Kadib Markii Ciidamada Ethiopia Iyo Kuwa...
Ufurow (RBC) Wararka naga soo gaaraya degmada Ufurow ee gobolka Baay ayaa sheegaya in ururka Al Shabaabb ay dib u qabsadeen degmadaasi kadib markii ay isaga bexeen ciidamada Ethiopia iyo kuwa dawlada...
View ArticleSOMALIA: Amisom to vacate privately-owned buildings in Mogadishu
By: Malyun Ali AMISOM spokesman, Colonel Ali Aden Houmud. Mogadishu (RBC) The African Union Forces in Somalia [AMISOM] declared that they will vacate the privately owned buildings based by its troops...
View ArticleSOMALIA: Start of rainy season brings relief, but also challenges
At least six people died in March and 367 others were admitted to cholera treatment centres following an outbreak of acute watery diarrhoea in BeletWeyne in central Somalia’s Hiraan region. MOGADISHU...
View ArticleMunaasabad lagu daah furayey Mashruux shaqo abuuris loogu samaynayo dhalin...
Muqdisho(RBC Radio) Xaflad lagu daah furayey Tababar xirfado kala duwan lagu barayo ku dhawaad 200 oo dhalinyaro ah oo ka kala yimi degmooyinka gobolka Banaadir ayaa maanta lagu qabtay magaalada...
View ArticleXildhibaanada Baarlamaanka Federaalka oo yeeshay kulan ay uga doodeen...
Muqdisho(RBC Radio) Mudanayaasha baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay kalafadhigii 2-aad kulankiisii 15-aad waxaana soo xaadiray 170 xildhibaan shirka...
View ArticleSOMALIA: Al Shabab retakes second town in southern Somalia
By: Abdalle Ahmed On mid March, Al Shabab fighters have taken full control of the southern town of Hudur at southern Somalia’s Bakool region after Ethiopian troops vacated the town. Mogadishu (RBC) At...
View ArticleFaahfaahin: Kulankii Xasan Sheekh Iyo Axmed Siilaanyo Ku Lahaayeen Ankara oo...
Ankara (RBC) Waxaa goordhow xarunta wasaaradda arrimaha dibadda ee dawlada Turkiga ee magaalada Ankara ku soo soo dhammaaday kulan saacad qaatay oo dhexmaray madaxweynaha dawlada federaalka Soomaaliya...
View ArticleSaddex Gabdhoood oo Cudur aan La Garan ugu Geeriyooday Degmada Eyl
Garoowe (RBC RADIO) Magaalada Eyl ee ka tirsan Gobolka Nugaal ee Puntland Waxaa sida ay wararku sheegayaan xalay ku geeriyooday 3 gabdho oo walaalo ah kadib markii uu kusoo booday xanuun aan la garan...
View ArticleDEG DEG: Dawlada Federaalka Soomaaliya Iyo Somaliland oo Heshiis 7-Qodob...
Ankara (RBC) Madaxweynaha dawlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa galabta soo gabagabeeyay kulan ay ku yeesheen magaalada Ankara ee...
View ArticleSOMALIA: Somalia federal government signs agreement of cooperation with...
Ankara (RBC) After one day meeting in Ankara, the capital of Turkey, Somalia federal government has signed official agreement of cooperation with Somaliland, a breakaway administration in northern...
View ArticleSOMALIA: Federal Government of Somalia join Organisation for the Prohibition...
Press Release President Hassan stated “Chemical weapons remain deadly and destructive” Mogadishu, Somalia,13 March 2013 The Federal Republic of Somalia expresses it’s solemn commitment to accede to the...
View Article[VIDEO+SAWIRO+DHAGEYSO] Wasiiradda Maaliyadda iyo Arrimaha Gudaha Puntland oo...
Wasiirka Maaliyadda Puntland Faarax Cali Shire iyo Wasiirka arrimaha gudaha Cabdullaahi Ilkajiir oo Salaamaya Xubnaha Soo dhaweeyey!!! Boosaaso[RBC Radio] Wasiiradda Maaliyadda iyo Arrimaha Gudaha...
View Article[VIDEO+DHAGEYSO] Wasiirka Maaliyadda Puntland Faarax Cali Shire: Maamul u...
Wasiirka Maaliyadda Puntland Faarax Cali Shire Boosaaso[RBC Radio] Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland ayaa sheegay in Shirka ka soconaya magaaladda Kismaayo laguna doonayo Maamul goboleed...
View ArticleDOOD FURAN: Heshiiska DF Soomaaliya Iyo Maamulka Somaliland
Ankara (RBC) Dawlada federaalka Soomaaliya iyo maamulka Somaliland ayaa dalka Turkiga ku wada saxiixday heshiis ka kooban toddoba qodob kuwaasoo ay labada dhinac ku heshiiyeen kadib kulankii [shalay...
View ArticleR/wasaare Saacid oo Burundi ka dalbaday iney gacan ka geystaan xasilinta...
Bujanbuura(RBC Radio) R/wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Shiirdoon Saacid oo ku sugan magaalada Bujanbuura ee caasimada wadanka Burundi ayaa kulan la qaatay madaxweynaha dalka Burundi...
View Article