Qaban Qaabada Shirka dib u eegista Garsoorka oo Muqdisho ka socota
Muqdisho(RBC Radio) Qaban qaabada shir weynaha qaran ee dib u eegista garsoorka dalka oo uu iclaamiyey madaxweynaah Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Sh. Max’uud ayaa saaka si weyn looga dareemayaa gudaha...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo Daboolka ka Qaaday in Ciidamada Soomaaliyeed aan...
Muqdisho(RBC Radio) Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan Sh. Max’uud oo hadal u jeedinayey Jaaliyada Soomaaaliyeed ee wadanka Imaaraadka Carabta ayaa daboolka ka qaaday in ciidan danbe oo...
View ArticleSOMALIA: Hargeysa court sentences detained religious leader
By: Abdi Muse Hargeysa (RBC) A court in Hargeysa town of Somalia’s break away region of Somaliland has sentenced one year jail term and $150 fine to Sheikh Mohamud Abdullahi Gelle who was detained...
View ArticleR/wasaare Saacid:Waan Tixgalineynaa Rabitaanka Shacabka Gobolka Gedo
Garbahaarey(RBC Rdio) R/wasaaraha xukuumada Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in dowlada Soomaaliya ay tixgalineyso rabitaanka shacabka Gedo wuxuuna ku booriyey iney cadeeyaan go’aankooda hadii ay...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sh.oo Jaaliyada Soomaaliyeed ee Imaaraadka ka Dalbaday iney...
Dubai(RBC Radio) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Max’uud oo xalay kulan saacado qaatay la yeeshay ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool wadanka IMaaraadka ayaa ka dalbaday iney garab istaagaan...
View ArticleGudiga arimaha dibada Baarlamaanka oo Xukuumada ku Cadaadinaya sidii loo soo...
Muqdisho(RBC Radio) Gudiga arimaha dibada baarlamaanka Soomaaliya ayaa xukuumada cadaadis ku saaraya sii deynta mawaadiniinta Soomaaliyeed ee ka buuxa xabsiyada wadamada caalamka gudoomiye ku xigeenka...
View ArticleShirkii dib u Habaynta Garsoorka oo Furmay & Madaxweynaha oo Khudbad ka Jeediyey
Muqdisho(RBC Radio) Shirkii dib u eegista garsoorka dalka oo maanta ka fyrmay magaalada Muqdisho ayaa waxaa qudbad dheer ka jeediyey madaxweynaha dalka Xasan Sh. Max’uud qudbada madaxweynaha oo ahayd...
View ArticleKhaliif Ciise Mudan”Galmudug gacan ha ka gaysato soo denta dadka deegaanadoda...
Wasiirka amniga Puntland Khaliif Ciise Mudan Garoowe[RBC Radio]Kadib maarkii shalay ay usuura gashay in Puntland ay siidayso nin kasoo jeedo Galmudug oo lagu haystay dhinaca deegaanadeeda ayaa...
View ArticleDab Khasaare Nafeed Geystay oo ka kacay Duleedka Magaalada Muqdisho
Muqdisho(RBC Radio) Wararka ka imaanaya deegaanka Tabbeelaha Sheekh Aadan ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa ku waramaya in maanta halkaas uu ka kacay dab aad u weyn kaasoo geystay khasaare iskugu...
View ArticleDowlada oo Maamul kumeelgaar ah u Magacowday Gobolka Gedo
Garbahaarey(RBC Rdio) R/wasaaraha xukuumada Soomaaliya ayaa maamul ku meelgaar ah u magacaabay gobolka Gedo ee dalka Soomaaliya R/wasaare Cabdi Faarax Shiirdoon Saacid oo maanta kasoo laabtay safar...
View ArticleXiisado Dagaal oo u dhexeeyey labo beelood oo wada daga Galgaduud oo la Xaliyey
Dhabbad(RBC Radio) Maamulka magaalada Dhabbad ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay in la xaliyey dagaal beelo walaalo ah ku dhexmaray deegaankaas gudoomiye Aadan Cabdi Nuur Bilaal ayaa sheegay in la...
View ArticleSOMALIA: National Dialogue on Justice Reform starts in Mogadishu
By: Abdalle Ahmed Mogadishu (RBC) For more than two decades of anarchy in Somalia, a meeting aimed to reform the country’s corrupt judicial system has started on Monday in the capital, Mogadishu, RBC...
View ArticleSOMALIA: New interim administration for Gedo region
By: Malyun Ali the prime minister of Somalia Abdi Farah Shirdon “Saacid” has appointed Mohamed Abdi Kalil as the new interim governor of Gedo region. Garbaharey (RBC) Before concluding his tour to Gedo...
View ArticleSOMALIA: Ahlusuna militia to merge into National Army
Somalia defense minister reaches agreement with Ahlusuna group in Gedo region. Mogadishu (RBC) In an agreement signed in Garbaharey town, the provincial capital of Gedo region the moderate Sufi group...
View ArticleWasiiro Ka Socda Dawlada Finland oo Yimid Muqdisho Iyo Madaxweyne Xasan...
Wasiirka arrimaha dibadda dawlada Soomaaliya Fawsiya Yuusuf iyo Wasiirka arrimaha dibadda Finland Erkki Tuomioja. Muqdisho (RBC)Wafdi ka socda dawlada Finland oo uu hogaaminayo wasiirka arrimaha...
View ArticleSOMALIA: Olympic committee “not the highest sports body” of the country, says...
Mogadishu (RBC) In a bid to give the Somali people a full understanding of the roles and regulations of Somali National Olympic committee in terms of sports development and rehabilitation of the...
View ArticleFaahfaahin: Heshiiskii Ahlusuna-da Gedo Iyo Dawlada Federaalka Dhexmaray oo...
Muqdisho (RBC) War saxaafadeed ay galabta shaacisay wasaaradda gaashaandhigga dawlada federaalka Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyey heshiis dhexmaray kooxda Ahlusuna ee gobolka Gedo iyo wasaaradda...
View ArticleDeg Deg: Wadahadallo dhexmaraya Soomaaliya iyo Somaliland oo ka furmaya...
Hargeysa(RBC):- Xukuumadda Somaliland, ayaa caawa shaaca ka qaadday in wadahadallada laba-geesoodka ah ee sannadkii hore u bilaabmay Soomaaliya ay dib uga bilaabmi doonaan waddanka Turkiga, kaasoo ay...
View ArticleAfhayeenka Ahlusunnada Konfureed oo beeniyay in uu jiro heshiis dhexmaray...
Afhayeenka Ahlusunnada Konfureed Sh Maxamed Daauud Codweyne Kismaayo (RBC) Maamulka Ahlusunnada Konfureed ayaa manta Shirjaraaid oo ay uga hadlayaan heshiis la sheegay in lagu kala saxiixday Magaalada...
View ArticleBaarlamaanka oo Gudi u Saaray Dabagalka Maxaabiis lagala baxay Xabsiyada...
Muqdisho(RBC Radio) Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gudi u saaray soo baarista arinta la xiriirta maxaabiista lagala baxay xabsi ay maamusho dowlada Soomaaliya kuwaas oo meydadkooda lasoo dhigay...
View Article