Quantcast
Channel: Raxanreeb Online
Browsing all 20143 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamada naafada xoogga ee ku nool Martiini” mar kasta waxaa noo yimaada...

Muqdisho(RBC Radio) Ciidamadii Soomaaliyeed ee lixaadkooda ku waayay dagaalkii qaraaraa ee dhexmaray dowladaha Soomaaliya iyo Ethiopia ee hadda degen Cisbitaalka Martiini ayaa cabasho is daba joog ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jabuuti iyo Itobiya oo gurmad keenay iyo Madaxda Puntland oo Gudoontay...

Garoowe (RBC RADIO) Deeq isugu jira Dawo iyo Cunno Diyaarado wada kana kala yimid Dalalka Jabuuti iyo Itoobiya ayaa soo gaaray garoonka Diyaaradaha ee Garoowe waxaana madasha ku sugayay Masuuliyiin uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo booqday Goobihii Musiibooyinku ka dheceen (Warbixin).

Garoowe (RBC RADIO) Madaxweynaha Puntland Dr C/Raxmaan Maxamed Faroole iyo Qaar kale oo golihiisa Wasiirada ka tirsan waxay Maanta u boqooleen Deegaanadiii Dabayluhu ka dheceen ee Gobolka Nugaal,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkadda Isgaarsiinta Golsi oo Tacsi u dirtay dadkii dhibaatadu kasoo...

Kusimaha Maareeyaha guud ee Shirkadda Golis Telcom Siciid Aadan Axmed Boosaaso(RBC Radio) Madaxda sarsare ee Shirkadda Isgaarsiinta Golis Telecom Soomaaliya ayaa maanta ka tacsiyeeyey dadkii dhibaatadu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Musharax Cali Xaaji Warsame oo Si weyn Loogu Soo Dhaweeyey Boosaaso Kuna...

Musharax Cali Xaaji Warsame oo diyaaradii kasoo dagey maanta Boosaaso(RBC Radio) Musharax xilka Madaxweynenimo ee Puntland Mudane Cali Xaaji Warsame ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey magaaladda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Musharax Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Xassan (Gablax) oo maantay si weyn...

Gaalkacyo[RBC Radio]Magaaladda Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug,waxaa maantay siweyn loogu soo dhaweeyey musharax Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Xassan (Gablax) oo ka mid ah musharixintii ugu horeeysey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Soomaaliya oo maanta lagu wareejiyay deeq gawaari caafimaad ah

Muqdisho(RBC Radio) Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wareejiyay deeq gawaari ah oo loogu talagalay in shacabka Soomaaliyeed loogu adeeggo, deeqda gawaarida ah ayaa ka timid Hay’adda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Imaaraadka Carabta oo maanta dowladda Soomaaliya ku wareejisay agab...

Muqdisho(RBC Radio) Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa dowladda federaalka Soomaaliya ku wareejisay agab militeri, waxaana munaasabadda kasoo qayb galay saraakiil ka kala tirsan Hay’adda nabad sugidda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SOMALIA: East and Central Africa football body announces cup draw

Nairobi (RBC) The council of east and central Africa football Associations (CECAFA) has on Friday announced the draw of this year’s senior challenge cup to be hosted in Kenya. According to the draw, 12...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SOMALIA: Press Freedom Violations Continue

Mogadishu (RBC) On November 13, 2013, the Jubba administration in Kismayo closed down a newly opened radio station, the Radio voice of Somalia, an independent and privately owned radio station on...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne faroole oo Xalay Dan goronyo ku hoyday Saakana ku jarmaaday...

    Garoowe (RBC RADIO) Madaxweynaha Puntland Dr C/Raxmaan Faroole iyo Msuuliyiinta la socota oo Shalay Abaaray Goobihii ay Dhibaatooyinku ka dheceen qayb ka mid ah ayaa xalay ku hoyday Magaalada dan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dagaal ka socdo deegaanno ka tirsa gobolka SH Hoose oo u dhexeeya ciidamada...

Muqdisho(RBC Radio) Wararka ka imaanaya deegaanka Num-50 ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in maanta uu halkaas ka bolowday dagaal xooggan oo u dhexeeya ciidamo ka tirsan dowladda federaalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaarada Haweenka Puntland oo Gurmad dhan Shan kun oo Doollar iyo karaatiin...

  Garoowe (RBC RADIO) Wasaarada haweenka Puntland ayaa $ 5,000 ( Shan Kun oo Doolar) ugu deeqday Dadkii Roobabku ay Xoolo Naf iyo Guryo Tireen waxayna wasaaradu ku wareejiyeen Deeqdaasi Gudiga loo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaamacadda Muqdisho oo magacawday guddi u gurmada shacabka ay waxyeeladu...

Muqdisho(RBC Radio) Kulan ay maanta isugu yimaadeen masuuliyiinta jaamacadda Muqdisho ayaa waxa ay ku magacaabeen guddi u gargaara shacabka Soomaaliyeed ee waxyeeladu kasoo gaartay fatahaadaha wabiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SOMALIA: Mogadishu hosts fundraising event to help Puntland storm survivors

Mogadishu (RBC) Several Mogadishu district commissioners have hosted a wide event to fund raise for the people affected by the recent devastating cyclone that hit the northeastern regions of Somalia,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamo Lagu Tababaray Gudaha Dalka oo Maanta La Dhaariyey Qalab Militarina...

Muqdisho (RBC) Wasiirka Gaashaandhigga C/Xakiim Faqi, oo ay wehliyeen Ku Xigeenkiisa Gen.Axmed Maxamuud Carab,Taliyaha Ciidamada Xooogga dalka S.Guuto Daahir Aaden Cilmi,Abaanduulaha CXDS S.Guuto...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

WARBIXIN: Wakiilka Midowga Afrika oo Berito Imaanaya Muqdisho Si uu u...

Muqdisho (RBC) Waxaa sii xoogeysanaya khilaafka ka dhex taagan madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo raysul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon kaasoo toddobaadkii hore bannaanka yimid ka dib markii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo u ambabaxay dalka Kuwait

Muqdisho(RBC Radio) Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo oo maanta u ambabaxay dalka Kuwait wuxuuna halkaas uga qaybgeli doonaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose oo ka hadlay dagaalka maanta ka dhacay...

Marka(RBC Radio) Gudoomiyaha maamulka gobolka Shabeelaha Hoose C/qaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa ka hadlay dagaalka maanta ka dhacay deegaanka Nam-50 ee gobolka Shabeelaha Hoose, gudoomiyaha oo waraysi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faahfaahin Ka Soo Baxaysa Dagaalkii Deegaanka NO-50 ee Gobolka Shabeelaha...

Muqdisho (RBC) Waxaa saaka xasiloon deegaanka NO-50 oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose halkaasoo shalay dagaal culus oo qaatay illaa gelinkii dambe uu ka dhacay, isla markaana sababay dhimasho iyo...

View Article
Browsing all 20143 articles
Browse latest View live