Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu casuumay Xafladda Boqortooyada UK iyo Shirka...
14 June 2013- London (RBC) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo martiqaad rasmi ah ka helay Ra’iisul Wasaaraha UK David Cameron si uu uga qeybgalo...
View ArticleAKHRISO: Sharciga Golaha Adeegga Garsoorka ee Baarlamaanka loo Gudbiyey
SHARCI L. …………: DHISMAHA GOLAHA ADEEGGA GARSOORKA Qod. 1aad Ujeeddada Sharciga Sharcigan waxaa lagu dhisaysay sharcigan Golaha Adeegga Garsoorka oo u xilsaaran maamulidda howlaha garsoorka iyo isku...
View ArticleMaamulka Soomaaliland oo sii kulul uga horyimi in Xafiiska Q/M ee Soomaaliya...
Hargeysa(RBC Radio) Maamulka Soomaaliland ayaa si kulul uga horyimi qorshe uu waday ergayga cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan xafiiska Kaalmada Soomaaliye ee UNSOM Nicholas Kay oo shalay...
View ArticleSoomaaliland oo sheegtay iney qabatay rag dadka u kala tahriibiya deegaanada...
Wajaale(RBC Radio) Wararka ka imaanaya magaalada Wajaale ee ku taalla xadka kala qaybiya maamulka Soomaaliland iyo wadanka Ethioipia ayaa ku waramaya in halkaa lagu qabtay rag ka tirsan...
View ArticleNin Soomaali ah oo Maraykanka dad ku toogtay kadibne isdilay
St. Louis (RBC Radio) Wararka ka imaanaya magaalada St. Louis ee gobolka Missouri ee dalka Maraykanka ayaa ku waramaya in magaaladaas uu fal toogasho ah ka geystay ruux asal ahaan kasoo jeeda dalka...
View ArticleGolaha ammaanka oo war kasoo saaray Xasaradaha Jubooyinka
New York(RBC Radio) Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ka hadlat arimaha gobolada Jubooyinka gaar ahaan dagaalada kasoo cusboonaaday magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada...
View ArticleMadaxweynaha maamulka Ximan iyo Xeeb oo sheegay inuu Cadaado dhigayo gogol...
Cadaado(RBC Radio) Madaxweynaha cusub ee maamulka Ximan iyo Xeeb C/llaahi Maxamed Cali Kediye oo shalay baarlamaanka maamulkaas ay ku doorteen cod aqlabiyad ah ayaa kadib doorshadiisa hadal uu halkaa...
View ArticleFariinta 5aad: Hawlaha iyo xilalka Guddiga Doorashooyinka
Hawlaha iyo xilalka Guddiga Doorashooyinka Guddiga doorashooyinku waa guddi dastuuri ah oo u xil saran qabashada iyo maamulka doorashooyinka, waana guddi ku meel gaar ah. Guddigu wuxu ka koobanyahay 9...
View ArticleMadaxweyne Xassan oo Kulamo la qaadan doono Madaxda G8 ka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamud uu wehliyo Wasiirka Maaliyadda Mudane Maxamud Xassan Suleyman ayaa maanta kasoo degay London halkaasna kulamo kula qaadan...
View ArticleSOMALIA: Prime Minister welcomes UN support for government efforts to...
14 June 2013 Prime Minister welcomes UN support for government efforts to stabilise Juba regions His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon today welcomed the UN Security Council’s commitment to...
View ArticleSOMALIA: Security Council Press Statement on Somalia
Security Council Press Statement on Somalia The following Security Council press statement was issued today by Council President Mark Lyall Grant ( United Kingdom): On Thursday, 13 June, the Security...
View ArticleDowladda federaalka Soomaaliya oo soo dhaweysay go’aankii Golaha Ammaanku uu...
Muqdisho(RBC Radio) R/wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Shiirdoon Saacid ayaa soo dhaweeyey go’aankii ay golaha ammaanka Qaramada Midoobay ka qaateen arimaha gobolada Jubooyinka, golaha...
View ArticleAKHRISO: Sharciga Dhismaha iyo hab-raaca Guddiga Dib-u- eegidda iyo...
SHARCI L………………: Dhismaha iyo hab-raaca Guddiga Dib-u- eegidda iyo Hirgelinta Dastuurka. Qod. 1aad Fasiraad Ereyada hoos ku qoran, waxaa sharcigan dhexdiisa, loola jeedaa mid walba fasiraada ku hor...
View ArticleMadaxweyne Xasan SH. Shirka G8 ee Sanadkan ahmiyad gaara ayuu inoo leeyahay
London(RBC Radio) Madaxweynaha dowladda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada London ee caasimadda dalka Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday in shirka wadamada G8-ka uu ahmiyad...
View ArticleMaamulka Jubbaland oo soo dhaweeyey warbixntiI QM uga hadashey xaaladda Kismaayo
Afhayeenka maamulka Jubbaland Cabdinaasir Seeraar RBC Kismaayo[RBC Radio]Maamulka Jubbaland ayaa ka hadley warbixin kasoo baxdey Qaramada Midoobay taaso loga hadlayey xaaladda magaaladda Kismaayo iyo...
View ArticleCiidanka dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo saaka hawlgallo ka wada...
Muqdisho(RBC Radio) Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa nabad ilaalinta ururka midowga Afrika ee AMISOM ayaa saaka hawlgallo ballaaran oo dad bada lagu soo qabqabtay ka wada xaafado...
View ArticleDad rayid ah oo saaka lagu dilay duleedka magaalada Jowhar
Jowhar(RBC Radio) Wararka naga soo gaaraya duleedka degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha dhexe ayaa ku waramaya in saaka halkaa lagu toogtay 4 ruux oo rayid ahaa,wararka aynu heleyno ayaa...
View ArticleGudoomiyaha gobolka Sh/hoose oo lagu eedeeyey inuu masuul ka ahaa dagaal ka...
Marka(RBC Radio) Gudoomiyaha maamulka gobolka Shabeelaha hoose C/qaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa lagu eedeeyey inuu masuul ka ahaa dagaalo shalay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolkaas,gudoomiyaha...
View ArticleDhacdo Naxdin leh: wiil Soomaaliyeed oo isku dilay dalka Talyaaniga
Foloronsa(RBC Radio) Wararka ka imaanaya wadanka Talyaaniga ayaa sheegay in wiil Soomaaliyeed uu isku dilay dalkaas,wiilka ayaa la sheegay inuu iska soo tuuray Dabaq dhowr biyaano ahaa oo uu...
View ArticleShirkadda duullimaadka ee Air Uganda oo bilaabeysa duullimaadyo ay ku timaado...
Air Uganda War ay shaaca ka qadey shirkadda duullimaadka ee Air Uganda ayaa waxaa ay ku sheegtey inay bilaabeyso duullimaad toos ah oo ay ku tageyso magaalada Muqdisho. 8-bisha July ayaa sheegtey...
View Article