Xildhibaan Xoosh Jibriil oo ka Hadlay Jubbaland (Dhageyso)
RBC (Nairobi) Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo wareysi siiyey idaacada VOA laanteeda afka Soomaaliga ayaa waxa uu maamulka Jubaland ku sheegay wax kama jiraan. Xildhibaanka oo ka warbixinaya...
View ArticleMaamulka degmada Marka oo beeniyey inuu khilaaf kala dhexeeyo maamulkii hore...
Marka(RBC Radio) Maamulka magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha hoose ayaa beeniyey in degmadaas uu ka taagan yahay khilaaf u dhexeeya maamulka cusub ee dhawaan ay dowladu u magacawday degmada...
View ArticleDowladaha Soomaaliya iyo Suudaan oo kala saxiixday heshiin ku saabsan dhanka...
Khartuum(RBC) Dowladaha Soomaaliya iyo Suudaan ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan dhanka ciidamada,heshiiska ayaan ka danbeeyey wadahadalo maalma qaatay oo magaalada Kahrtuum ay ku yeesheen...
View ArticleMudanayaashii Mooshinka ka keenay Xukuumadda oo sheegay iney mar labaad soo...
Muqdisho(RBC Radio) Xildhibaanadii ku adkeystay Mooshinkii ay xukuumadda ka keeneen ayaa sheegay iney mar kale soo celin doonaan Mooshinka ay ku doonayaan iney ku ridaan xukuumadda R/wasaare Cabdi...
View ArticleGudoomiyaha gobolka Banaadir oo sheegay in la furi doono wadooyinka Muqdisho...
Gudoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa ka hadlay xornaanshaha wadooyinka qaar oo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ay ka mamnuuceen adeegsiga gaadiidka dadweynaha...
View ArticleShacabka magaalada Wajeer oo ka bannaanbaxa amni xumada ka jirta magaaladaas
Wajeer(RBC Radio) Shacabka ku dhaqan magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyiga barri ee dalka Kenya ayaa dhigay Mudaharaad ballaaran kaasoo ay kaga cabanayaan falalka amni xumo ee kusoo batay...
View ArticleXuska sanadguurada 50-aad ee aasaaska Midowga Afrika oo Muqdisho lagu qabtay...
Muqdisho(RBC Radio) Xuska Sanad-guuradii 50-aad ee kasoo wareegtay aasaaska ururka Midowga Afrika ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya gaar ahaan taliska ugu weyn...
View ArticleIsu soo bax lagu soo dhaweynayo go’aankii lagu baajiyey Mooshinkii laga...
Bannaanbax lagu taageerayey baajinta Mooshinkii ka dhanka ahaa xukuumadda R/wasaare Cabdi Faarax Shiirdoon Saacid ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho boqolaal ruux oo ka mid ah dadweynaha...
View ArticleDadkii ka dambeeyey Dilkii Sheekh C/qaadir Nuur oo Toogasho lagu xukumay.
Garoowe (RBC RADIO) Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidanka Qalabka Sida ee Puntland ayaa Maanta 7 dhalinyaro ah oo lagu soo eedeeyey in ay ka dambeeyeen Dilkii (AUN) Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo 15kii...
View ArticleMadaxwayne dalka Kenya Uhuru kenyatta oo soo dhamestiray golahisa wasiirada
Madaxwayne dalka Kenya Uhuru kenyatta Madaxwayne dalka Kenya Uhuru kenyatta ayaa soo dhamestiray golahisa wasiirada ee xukumadisa kadib markii uu maantey ku dhawaqey labadi wasiir ee ka dhined. Labadan...
View ArticleMaalinta Caalamiga ah ee Isku Furanka Haweenka Oo Laga Xusay Magaaladda...
Maalinta Caalamiga ah ee Isku Furanka Haweenka Oo Laga Xusay Magaaladda Boosaaso Boosaaso[RBC Radio] Waxaa maanta magaaladda Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari laga Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Isku...
View ArticleSOMALIA: Somalia celebrates the 50th Anniversary of the OAU in Mogadishu
Mogadishu, 23 May 2013 – The President of the Federal Republic os Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud attended a ceremony in Mogadishu to celebrate the 50th Anniversary of the Organization of the...
View ArticleSOMALIA: Prime Minister welcomes progress in parliament and outlines road...
His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon today praised parliament’s decision to withdraw a planned no-confidence vote in the government and updated ministers on recent progress on Jubaland and...
View ArticleCiidamo ka socda dalka Sierra Leone oo maantey gaaray Dhoobley
Ciidamamadda Sierra Leone Dhoobley[RBC Radio]Sida uu xaqijiyey guddoomiyaha degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose Axmed Xasan Qeex oo maantey la hadley warbaahinta ayaa sheegey in ciidamo ka socda...
View ArticleGolaha wasiirada oo soo dhaweeyey go’aankii ay mudanayaashu uga laabteen...
Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa soo dhaweeyey go’aankii ay mudanayaasha baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uga laabteen Mooshinkii ka dhanka ahaa xukuumadda,kulanka Todobaadlaha ee...
View ArticleAmnesty international oo dowladda Kenya ugu baaqdey in ay dib u bilaawdo...
Hay’adda caalamiga ah ee u dooda xuquuqda aadnaha Amnesty international ayaa si weyn uga hadashey baahida loo qabo in Kenya ay dib u bilowdo diiwaan galinta qaxootiga soomaalida ah ee xuduudaha ka...
View ArticleHogaanka Socdaalka & Jinsiyadaha dowladda oo sheegay in la diiwaan galiyey...
Muqdisho(RBC Radio) Taliyaha hogaanka Socdaalka iyo Jinsiyadaha dowladda Soomaaliya ayaa sheegay inuu diiwan galiyey ajaanibta dalka ku sugan taliyaha hogaanka iyo Socdaalka dowladda Soomaaliye Gen....
View ArticleKhudbadaha Laga Jeediyey Maalinta Caalamiga ah ee Iskufuranka Haweenka Oo...
_________________________ Cismaan Turaabi Use Facebook to Comment on this Post
View ArticleMurugada ka Muuqata Marwooyinka Soomaaliyeed. W/Q Abukar Awale (Qaad Diid)
MURUGADA KA MUUQATA MARWOOYINKA SOOMAALIYEED ( QAADKA ) Abukar Awale (qad diid) abukar_aw@yahoo.co.uk Maajo 23 2013 Hooyo waan wada garankarnaa qiimaha ay u leedahay qof walba iyo qiimaha ay uleeyihiin...
View ArticleSoomaalida Australia oo Isu Diyaarinaysa Booqashada R/Wasaarihii Hore...
Use Facebook to Comment on this Post
View Article