Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20242

Xildhibaan Xoosh Jibriil oo ka Hadlay Jubbaland (Dhageyso)

Image may be NSFW.
Clik here to view.
RBC (Nairobi)
Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo wareysi siiyey idaacada VOA laanteeda afka Soomaaliga ayaa waxa uu maamulka Jubaland ku sheegay wax kama jiraan.

Xildhibaanka oo ka warbixinaya xaalada sida uu u arko ayaa waxa uu yiri.

“Anaga hada magaaladaanu joognaa anaga oo Federaalka mataleyno oo Kismaayo joogno goobweyn oo 10 Kiiloomitir noo jirto ma tagi karno, Axmad Madoobe, Barre Hiiraale, Maxamed Iftiin iyo Buraalle nimanka Madaxweynenimada Isku Magacaabayna ma Tagi karaan markaasaan sheeganeynaa Jilib iyo Jamaame waxey lamid tahay qurbojoogta iyaga joogta London Hiiraan Madaxweyne ka ahay”.

“Anaga dowlada Fedraalka ah hadaan ogolaano in dastuurka la garab maro hadana Bay, Bakool, Sh Dhexe iyo Gobolada Dhexe maxaan ka sameyneynaa marka”

Xildhibaan Xoosh waxa uu duray taageerida qeybaha bulshada iyo Maamulada kale ay taageereen Jubbaland.

“Xalaal maahan waa waxba kama jiraan, in ay Puntland na ictiraaftana ceeb weyn waaye”

Wareysiga oo dhameystiran halkaan hoose ka dhageyso

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

AMA HALKAAN KA DHAGEYSO

Use Facebook to Comment on this Post

Image may be NSFW.
Clik here to view.
Share


Viewing all articles
Browse latest Browse all 20242

Trending Articles