Faahfaahin: Ciidamada Daraawiishta ee Gadoodka Sameeyey Oo Lagu Qanciyey in...
Ciidamada Puntland Boosaaso[RBC Radio] Ciidamada Daraawiishta Puntland ee difaaca kaga jiray deegaanka Sugure ee Duleedka Boosaaso ee maanta qabsaday Kantaroolka,Bangiga iyo Dekeda weyn ee magaalada...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sh: Caalamku wuu ina taageeri karaa balse dowlad inooma...
London(RBC Radio) Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka UK ayaa shaaca ka qaaday in caalamku ay Soomaaliya taageri...
View ArticleGudoomiyaha gobolka Banaadir oo sheegay in Muqdisho ay ka kacday halkii ay ku...
Muqdisho(RBC Radio(RBC Radio)Gudoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo ka hadlayey munaasabada soo dhaweynta ee Jaaliyada Soomaaliyeed ay...
View ArticleDowlada oo sheegtay ineysan hub soo iibsan tan iyo markii la qaaday...
London(RBC Radio) Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidanka dowlada Soomaaliya ay soo foodsaartay Rasaas la’aan baahsan wasiirka gaashaandhiga xukuumada Soomaaliya C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi oo...
View ArticleIsmaaciil Hurre Buubaa:wuu dhammaaday xiligii looma dhama,dalkane waxaa...
Muqdisho(RBC Radio) Siyaasiga Caanka ah ee Ismaaciil Hurre Buubaa oo xilal kala duwan kasoo qabtay dowladihii dalka soo maray ayaa sheegay inuu dhamaaday waqtigii “Looma-dhama” wuxuuna tilmaamay in...
View ArticlePuntland oo sheegtay in Faragelin lagu sameeyey Dastuurka Soomaaliya.
Garoowe (RBC RADIO) Gudoomiyaha Gobolka Nugaal ee Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) oo Xafiiskiisa kula Hadlayay Saxaafada ayaa sheegay in Gacan dhaaf lagu sameeyey Dastuurka Dalka oo waliba si sir...
View ArticleMaamulka degmada Baydhabo oo ku hawlan kasaarida ciidamada Milateriga gudaha...
Baydhabo(RBC Radio) Maamulka magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa wada qorshayaal ay ciidamada dowlada Soomaaliya kaga rarayaan gudaha magaalada Baydhabo,masuuliyiinta degmada Baydhabo iyo...
View ArticleCiidamada dowlada iyo kuwa AMISOM oo hawlgalo kawada guud ahaan xaafadaha...
Beledweyne(RBC Radio) Ciidamada dowlada Soomaaliya oo kaashanaya kuwa nabad ilaalinta midowga Afrika gaar ahaan ciidanka Jabuuti ayaa maanta barqadii hawlgalo ballaaran ka bilaabay magaalada...
View ArticleGolaha wasiirada Soomaaliya oo Muqdisho ku shiray
Muqdisho(RBC Radio) Golaha wasiirada xukuumada Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ku yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ,kulanka oo ka dhacay xafiiska R/wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa shir gudoominayey...
View ArticleDhismayaasha Fasallo ay Shirkadda Dahabshiil ka hirgelisay Jaamacadda...
Hargeysa(RBC):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Samsam Cabdi Aadan, ayaa xadhigga ka jartay dhisme fasallo waxbarasho ah oo Jaamacadda Hargeysa ay u dhistay shirkadda Dahabshiil...
View ArticleShirkadda Telesom ee Somaliland oo sharraxaad ka bixisay Furayaal cusub oo ay...
Hargeysa(RBC):- Shirkadda Isgaadhsiinta ee TELESOM, ayaa ka hadashay lambarro furayaal ah oo cusub oo ay ku soo kordhisay Teleefannada gacanta (Mobile-ka), ka dib markii dadweynihi adeegsanayey dareen...
View ArticleTaliska AMISOM oo Faaffaahin ka bixiyey hawlgalka ay ka wadaan Soomaaliya
Muqdisho(RBC Radio) Taliska AMISOM ayaa ka warbixiyey hawlgaladii ugu danbeeyey ee ay dalka ka fuliyeen iyo amniga magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya afhayeenka ciidamada nabad ilaalinta...
View ArticleMadaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay geerida Xildhibaan ka tirsanaa Golaha...
Hargeysa(RBC):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ka hadlay geeri ku timi Xildhibaan ka tirsanaa golaha Wakiillada Somaliland Allaah ha u naxariistee oo la odhan jiray...
View ArticleGudoomiyaha Gobolka Nugaal: Tarsan Shacabka Puntland Gaf ayuu ka galay.
Garoowe (RBC RADIO) Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Mudane Cabdi Xirsi cali (Qarjab) ayaa sheegay in Gudoomiyaha Gobolka banaadir Ahna Duqa Muqdisho Maxamed Axmed Nuur Tarsan uu Dambi weyn ka galay...
View ArticleGen.Cadde Muuse Xirsi: Xisbiyo Kama Jiraan Puntland ,Waxay Rabaan iney si...
Gen Maxamuud Muuse Xirsi Qardho[RBC Radio] Madaxweynihii hore ee Dawladda Puntland Gen.Maxamuud Muuse Xirsi(Cadde) ayaa maanta Shir Jaraa’id oo u ku qabtay magaalada Qardho markii ugu horeysay kaga...
View ArticleDirkii Jeneraallada. W/Q Mahad Kooshin
Dirkii Jeneraallada Mahad Kooshin mahadkooshin@hotmail.com Maajo 09 2013 Sooyaalka Soomaaliyeed ayaa xusi doona hawlihii ay qabteen labadii jeneraal ee hawlkarka ahaa; taliyihii hore ee XDS, jeneraal...
View ArticleUrurada Siyaasada Puntland iyo Tpec oo Heshiis kala Saxiixday.
Garoowe (RBC RADIO) Ururada Siyaasada Puntland oo ay kasoo xaadireen 4 urur Siyaasadeed oo kala ah Horseed,Hor-Cad,Wadajir,iyo Udad, ayaa ku kulmay Xarunta Cilmi Baarista ee (PDRC) Magaalada garoowe...
View ArticleShirka London Waa Shirqoolka Somalida. W/Q Farhan Yasin Mire (Isqootax)
Shirka London Waa Shirqoolka Somalida (Dad aan Tashan Waa loo Talin). Farhan Yasin Mire (Isqootax). isqootax@hotmail.com Maajo 10 2013 Farhan Yasin Mire isqootax Waxaan Rabaa inaan Bayaaniyo Dhibaatada...
View ArticleMaxaa aamusiyay xisbiyada Puntland?. W/Q Farah Warsame
Maxaa aamusiyay xisbiyada Puntland? Farah Warsame Bile1971@hotmail.com Maajo 10 2013 Faarax Warsame Muddo dhowr sano hadda laga joogo waxaa dowladda Puntland ee Soomaaliyeed iyo shacabkeeduba...
View ArticleC/xakiin Xaaji Fiqi”Ciidanka dowladu waxay u dhabar adeygeen duruufo...
London(RBC Radio) Wasiirka gaashaandhiga xukuumada Soomaaliya C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa sheegay iney duruufo adag haystaan ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya isla markaane ay saamaysay...
View Article